Shanta soomaalida and their accents
Posted: Wed Sep 30, 2009 3:08 pm
Waqooyi: Caliyow Nabad saw maaha or Waar Cali maxaad haysaa?
-waar waa khayre, maxaad haysaa,?
- Alhamdullilah inaader waa ilaahay mahadii
Koonfur: waa ni salaamaay, akhyaarta
- addow waa lagaa qaade xagee ka timee?
- gurigii ina feero aa joognay nooh
- aiga fiiri shalay dhan waa ku sugaaye, xagee aaday nooh
Djibouti: awale kan waxba ma maqlaayo!
- abdibaasto, laakiin wuu hadlaa maahin?
-cumar baa ii sheegay laakiin is daa baan ka iri!
NFD: Ariirow may fagaasee?
Ogaden: sorry kuwani sida ugaadha ayay u hadlaan