Page 1 of 3

Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:26 am
by CoolPoisons
most websites are saying this

DEG DEG: Xisbul Islaam oo laga saaray qeyb ka magaalada Kismaayo iyo dagaalka oo saf ballaaran ku socda
http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1431

Gurmad came for Shabab from Gedo ila Bakol

Hisbul Islam still has no gurmad

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:30 am
by Rightwing
Walaweyn never seize to amaze me, maalinba magac cusub jeebka kala soo baxa. e.g caanoole :lol: . berina waxaan maqli doonaa:

CoolPoisonee oo la wareegtay kismayo
Abdiwahalislam oo la wageegay Buurkaroole


and cetra and cetra :lol: :lol:

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:40 am
by XKeyse_
anigu waxan aad ugu qoslaa markay walaweyntu tidhaahdo " dagaal faraa lagaga gubtay baa ka dhacay Xamar ama Kismaayo" waan yaabaa waar dad ayaaba dhintaye maxaa keenay faro laga gubto oo iska sheeko ciyaal ah.looool

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:41 am
by CoolPoisons
XKeyse_ wrote:anigu waxan aad ugu qoslaa markay walaweyntu tidhaahdo " dagaal faraa lagaga gubtay baa ka dhacay Xamar ama Kismaayo" waan yaabaa waar dad ayaaba dhintaye maxaa keenay faro laga gubto oo iska sheeko ciyaal ah.looool
^^ dagaal faraha lagaga gubtay meaning heated battle

Afsomali so baro cajuusyaho

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:45 am
by XKeyse_
kkkkkkkkkkkkkkkkk dagaal faraa lagaga gubtay waa sheeko ciyaal ma kubad baa? kubad la ciyaaro baa la odhan jiray . ciyaar faraa lagaga gubtay baa dhex martay kooxda Liverpool iyo M.United.

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:47 am
by ToughGong
Afsomali so baro cajuusyaho
:lol: :lol: :lol: VERY MATURE

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:58 am
by Rightwing
XKeyse_ wrote:anigu waxan aad ugu qoslaa markay walaweyntu tidhaahdo " dagaal faraa lagaga gubtay baa ka dhacay Xamar ama Kismaayo" waan yaabaa waar dad ayaaba dhintaye maxaa keenay faro laga gubto oo iska sheeko ciyaal ah.looool


faro laga gubto = Sheeko caruureed dheh :lol:

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:58 am
by The_Patriot
cool posion were you not the same guy that was cheering for the war between Shabaab and Huraale?
So whats changed?

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:00 am
by hanqadh
Shabab is using guerilla tactics ,mar xabada meel bay ka ridayaan :lol:

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:01 am
by CoolPoisons
The_Patriot wrote:cool posion were you not the same guy that was cheering for the war between Shabaab and Huraale?
So whats changed?
Ninyaho patriot. it took 2 hours for Shabab to destroy Ras Kamboniya

it took 4 days for Shabab + Ras Kamboniyo + Hisbul of Indacade to fight against Bare Hirale and 150 men in Kismayo

maxee ku shageeysa ?

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:02 am
by The_Patriot
hanqadh wrote:Shabab is using guerilla tactics ,mar xabada meel bay ka ridayaan :lol:
Shabaab in the 1st instance were never trainned to engage in a face to face combat its always suicides and hit and run.

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:04 am
by CoolPoisons
The_Patriot wrote:
hanqadh wrote:Shabab is using guerilla tactics ,mar xabada meel bay ka ridayaan :lol:
Shabaab in the 1st instance were never trainned to engage in a face to face combat its always suicides and hit and run.
^^ here comes the excuses

dagaalkan waa dagaal fool ka fool its not hit and run

it took 2 hours magaalad idilna waa la idin ka saaray :lol: :lol:

i told U, awood kuma lihdin magaalada

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:05 am
by ToughGong
idin kala garan maynee guulaysta

:lol: :lol:

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:06 am
by IZNOGOOD
do not mess with al qaeda's branch in somalia :up:

Re: Hisbul Islam destroyed

Posted: Thu Oct 01, 2009 4:07 am
by The_Patriot
CoolPoisons wrote:
The_Patriot wrote:cool posion were you not the same guy that was cheering for the war between Shabaab and Huraale?
So whats changed?
Ninyaho patriot. it took 2 hours for Shabab to destroy Ras Kamboniya

it took 4 days for Shabab + Ras Kamboniyo + Hisbul of Indacade to fight against Bare Hirale and 150 men in Kismayo

maxee ku shageeysa ?
wa koow Coolpoison were you not the same guy that was claimming victory when Huraale was already defeated?