Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by XKeyse_ »

" Waxaa nasiib daraa in shaqsiyaadkii aan Islaamnimada ku soo dhaweeynay ee gabaadka siinay sida Ahmed Godane,Ibrahim Afakhani iyo Fuaad Shongole inay maanta anagii nagu dhahaan ma imaan kartaan degaanadaan ku dhalanay ee magaca iyo miisaanka ku lahayn,waxaan oran karaa ragaan xusay magacyadooda waa abaal laabayaal,mudan in gumaca rasaasta lagula hadlo"ayuu yiri Sheekh Ahmed Islam oo khadka telefoonka ugu waramayay Warbaahinta madaxa banaan.

Sheekh Ahmed Madoobe wuxuu ugu baaqay shacabka iyo waxgaradka Jubooyinka iyo Gedo inay gacmaha isu qabsadaan difaaca diintooda,dalkooda iyo dadkooda.

" Ninka la leeyahay Ahmed Godane ee geedaha hoostooda ka hanjabaa,adeeryaaloow haloo sheego Kismayo maaha Bele gubadle,waxaan leeyahay anigu waxaan joogaa halkaan ku dhashay,adigana Somaliland iska daaye,degmada Raaskaaga Arab ee Belegubudle cag ma dhigi kartid,anagiina waxaad nagu noqotay ,NINKII BARBAARSHAY BAHAL NOOL,KU BAXSAY AMA BOQNA GOO"ayuu yiri Ahmed Madoobe.
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by XKeyse_ »

goofki waa goofay miyaa meeshu Caqli Ogaadeen??? al-shabaab waxay aaminsanyiin Khaalafa islam oo dhan wadagaan ..duqa Ogaadeen u sheega in Kismaayo maanta muslin oo dhan leeyay loooool. Afhgaani iyo Ina Godane baa Isaaq ah iyo anaa Daarood ah shaqayn mayso , and now u run away.

Both Ogaadeens and Harti run away , their entire fight was some clanist shit based on Kablalaxnimo and I perdicted they will be curshed.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by LiQaaye_TDH »

Xkeyse waa Itixaan sowdiga ii Jawaabay :lol:

Has the war started in Kismaayo?
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by XKeyse_ »

not only started but the stupid qabiilist cagdheer were chased and routed like rats in 9 hrs. The Caanoole (harti) chapter run with the milk lool.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by hanqadh »

Oh really :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by Rightwing »

NINKII BARBAARSHAY BAHAL NOOL,KU BAXSAY AMA BOQNA GOO"ayuu yiri Ahmed Madoobe
:lol: :lol:
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by XKeyse_ »

kan miyuu waashay??

Xkeyse waa Itixaan sowdiga ii Jawaabay

Has the war started in Kismaayo?


adeer halkeen kugu jawaabay een kugu arkay? cajiib, ciyaalkan habar jeclo ee UK markay qaadka cunaan waaba wareer, ma waxad ka qadaa adigii baa isu jawaabay miyaa?? adeer isuma jawaabin... ee war aan soo dhigay oo waagacusub ah baan comment ku sameeyay malaa waxbaa kaa si ahe.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by GENERAL_SNM »

XKeyse_ wrote:kan miyuu waashay??

Xkeyse waa Itixaan sowdiga ii Jawaabay

Has the war started in Kismaayo?


adeer halkeen kugu jawaabay een kugu arkay? cajiib, ciyaalkan habar jeclo ee UK markay qaadka cunaan waaba wareer, ma waxad ka qadaa adigii baa isu jawaabay miyaa?? adeer isuma jawaabin... ee war aan soo dhigay oo waagacusub ah baan comment ku sameeyay malaa waxbaa kaa si ahe.
I think he ment adiga isu jawaabay... :up:

Ps, Habar Jeclo stopped chewing along time ago, those in UK are all in the mosques. :mrgreen:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Axmed Madoobe's qabiil rant tawards Ina Godane backfired

Post by AbdiWahab252 »

It ain't over yet. May it be a long & bloody, inshallah :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”