Page 1 of 2

for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 9:15 am
by Diyeeshaha_Tolka
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: halkii tiknikada aheed iyo 25 milishiyaadka saarnaa alshabaab saakay liqday,,,


Dagaaladii Kismaayo oo sii qaboobaya
Published: 30 September 2009

KN: wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada waxay sheegayaan in xabadu ay sii yaraaneyso iyadoo labbada dhinac ay wali ku wada suganyihiin gudaha magaalada

Dagaalka oo aanan waxbo la'isu reeban ayaa xogtii ugu dambeeysey waxay sheegeysaa in ciidamada Xisbul Islaam qeyb ka mid ah (Caanoole) la riixey, hase yeeshee qeybtii Raaskaanbooni aanan la baacsa, waxaana la sheegey in ay ciidamo gurmad ah u direen dhanka Caanoole.

Ciidamada Xarakatul Shabaab ayaa la sheegey in ay dagaalka guulo ka sheegteen.

Lama oga sababta dagaalka uu u qaboobey, hase yeeshee tani waxay waxoogaa fursad u tahay dadka magaalada oo si baahsan u qaxaya.

Xaafadaha qaarkood ayay wali ka dhaceysaa xabada.

Qasaaraha waa uu sii kordhayaa, isbitaalka ayaa qaabilaya dadkii ugu badnaa oo dhaawacyo iyo meydad ah, dariiqyada qaarkood ayay meydadku daadsanyihiin. tirada dhimashadu 15 waa ay ka badantahay dhaawucuna 70 ayuu cagocageynayaa.

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 9:17 am
by The_Emperior5
Waliga ma aragtay dhabayac dagaal ku guuleystey xata hadu argagaixiso yahay dagaal kuma guuleysto 8-) :lol:

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 9:20 am
by Diyeeshaha_Tolka
The_Emperior5 wrote:Waliga ma aragtay dhabayac dagaal ku guuleystey xata hadu argagaixiso yahay dagaal kuma guuleysto 8-) :lol:

lol shalayto ayey halkan sawiro so galiyeen oo ay leeyihin mujahidiinta caanoole oo dhoolatus military sameynaya hal tikniko iyo 25 milishiyaad ayey ahaayeen,,,

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 9:26 am
by AhlulbaytSoldier
:lol: :lol: :lol:
Where are the hardcore canoole supporters(i better say ''Yeeyists).

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 9:31 am
by DR-YALAXOOW
25 maleeshiyo=caaanoolee :lol: :lol: :lol: tiro badanaa qumayo idin cuntey :down: :lol: :lol:

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 9:39 am
by Murax
25 Men :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 10:03 am
by Twisted_Logic
The_Emperior5 wrote:Waliga ma aragtay dhabayac dagaal ku guuleystey xata hadu argagaixiso yahay dagaal kuma guuleysto 8-) :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 10:39 am
by BaasAbuur
The_Emperior5 wrote:Waliga ma aragtay dhabayac dagaal ku guuleystey xata hadu argagaixiso yahay dagaal kuma guuleysto 8-) :lol:
Never heard of sacad muse ever winning a war either.

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 10:47 am
by Murax
MOGADISHU (Mareeg)—Al-Shabaab militants have reportedly took over the port town of Kismayo from its rival insurgent group Hizbul Islam after fierce fighting killed nine people, mostly combatants in the town, witnesses said on Thursday.




The seizure of Kismayo by al Shabaab comes after Anole rebel group allied to Hizbul Islam surrendered to al Shabaab and also a commander named Mo’alin Abbas killed from Hizbul Islam.




The defeated Hizbul Islam fighters have pulled out from the town and went to Afmadow town, where the have a base.




Nurses in Kismayo hospital confirmed that more than 50 people were inured in the fighting between the two groups.




Residents say calm has returned to town and the fighting has subsided. Fighters from al Shabaab militants are patrolling the town and captured all contested areas of the town.


:lol: :lol: :lol:

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 10:57 am
by AhlulbaytSoldier
Canoole is a joke
Some people on here were exacerbating their power,while infact they were 25 with 1 tikniko and 2 soldiers sharing one ak47.

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:07 am
by guhad122
And how about the Focking Xisbul Islaam not sending any reinforcent to their fighters? What a hypcrites...It is time every single Kaanbooni disassociate himself from Awees and thier fake Xisbi...Alshabaab faught like a group and Axmed Madoobe was left alone in the jungle....But I am proud of the Absame boys for fighting to the death against al-khawaariij....

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:11 am
by S-D-M
Canoole sounds like Milk delivery company.........KCC :lol: :lol:

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:14 am
by new-york24
canooloe fought hard walee runtaa fiican ee,but as with fighting men when the leader goes down retreat is the best option.their leader siciid was killed in the fight.

shabaab lost gudoomiyaha ciidanka labada jubbo adan dhagweyne.

kaambooni were bushed back but still remain in the city..but i doubt any one can defeat shabaab.

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:16 am
by AhlulbaytSoldier
guhad122 wrote:And how about the Focking Xisbul Islaam not sending any reinforcent to their fighters? What a hypcrites...It is time every single Kaanbooni disassociate himself from Awees and thier fake Xisbi...Alshabaab faught like a group and Axmed Madoobe was left alone in the jungle....But I am proud of the Absame boys for fighting to the death against al-khawaariij....

sillyboy,xisbul doofaar is now officially divided into two camps.
One camp consisted of ogaden,ceyr wants to sent reinforcement to kismaayo. The other group of gaaljecel,marexan,xawaadle rejected that and said that axmed madoobe started war without consulting the leaders.

Re: for the Caanoole supporters,,,paidmonk iyo kuwa kale,,

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:16 am
by MrPrestige
seriously is canoole 25 man waxas ma islami group ba lagu sheegii kara :lol:

how much do Xisbul islam number horta?


i know al shabab is near the 10k's or more