Where are thou, Basra
Posted: Thu Oct 01, 2009 11:20 am
Burcaan uga baxay dhankaa bari
bidhaansaday beelo geeddi ah
ka baaqay bannaanadii Hawd
boggaygu ku dhuubay baal dacar
Booraan dawacaan BASRAAY idhi
Where are thou, Basra, My Soror Mystica

bidhaansaday beelo geeddi ah
ka baaqay bannaanadii Hawd
boggaygu ku dhuubay baal dacar
Booraan dawacaan BASRAAY idhi
Where are thou, Basra, My Soror Mystica
