Page 1 of 1

Gabay 4 Duceysane-87

Posted: Thu Oct 01, 2009 8:55 pm
by zingii
Duceysanoow digtonow waan kuu digayaaye
Duqaad cayneyso dhashiisa baan ahayo
Difaaciisa 24/7 diyaar baan u ahaye.

Duq faraxzero deeleyduu kuu tiriyay
Mid ka daran baan la duulayaayow
Daruuraha dushood la marayaayee
Dib isku dhugo intaan ku duqen.