Page 1 of 2

Af Somali Lessons

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:48 pm
by Goljano Lion
Afar waa afar:
Noloshu waa Niyad;
Naftu waa qaali;
Nacaybku waa olol;
Nafsigu waa qaraar

Re: Af Somali Lessons

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:49 pm
by nomadicwarlord
Saax waayey.

Re: Af Somali Lessons

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:49 pm
by Goljano Lion
Saddex lama arag:
Marti nin ka yar,
muddo maalin ka yar,
salaad ragcad ka yar


sadexna la lama saaxiibo,
nin aan rabi aqoon,
nin aan rag aqoon iyo
nin aan run aqoon

sadex col baa jira,
col cad , col cas,
col madaw,
colka cad waa biyaha,
colka casna waa dabka
colka madawna waa dadka :lol: colka madawna waa mj ama H-gidir just kidding

Re: Af Somali Lessons

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:51 pm
by Goljano Lion
Laba layskuma daro:
bidaar iyo timo,
baryo iyo ad-adayg

Re: Af Somali Lessons

Posted: Thu Oct 01, 2009 11:59 pm
by TrophY-WifeY-
Jug Jug Meeshaada Joog

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:01 am
by Goljano Lion
TrophY-WifeY- wrote:Jug Jug Meeshaada Joog

this sounds like Nikiis ah.. Jug Jug Meeshaada Joog, so bod so bod xalimooy

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:05 am
by TrophY-WifeY-
its maahmaah 8-)

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:06 am
by Goljano Lion
TrophY-WifeY- wrote:its maahmaah 8-)
my bad

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:19 am
by TrophY-WifeY-
its all good 8-)

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:21 am
by TrophY-WifeY-
ma tacbade bur weeyne.... :lol:

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:29 am
by Goljano Lion
TrophY-WifeY- wrote:ma tacbade bur weeyne.... :lol:
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka baxaa ............ :lol:

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:50 am
by new-york24
Goljano Lion wrote:Afar waa afar:
Noloshu waa Niyad;
Naftu waa qaali;
Nacaybku waa olol;
Nafsigu waa qaraar

cabasoow xaa tiri? unuka ha na waalin nooh.

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:56 am
by TrophY-WifeY-
Goljano Lion wrote:
TrophY-WifeY- wrote:ma tacbade bur weeyne.... :lol:
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka baxaa ............ :lol:

:lol: :lol: :lol: good one

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 12:59 am
by TrophY-WifeY-
ninkii Jimcaha waalan lahaay... qamiis aas faraha taagtaagaay :mrgreen:

Re: Af Somali Lessons

Posted: Fri Oct 02, 2009 1:38 am
by fisabililah
sadexna la lama saaxiibo,
nin aan rabi aqoon,
nin aan rag aqoon iyo
nin aan run aqoon
thats wisdom.