Page 1 of 1
Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 4:36 am
by Ducaysane_87
Zingi
Sacsac xoolo baad tahay
sumal laba aflaad tahay
sirqo dhoongan baad tahay
markay rag is haystaan
afka dhareerka lee dheer
lalama soo dhex maaxii
duliyahaw dugaagaa
doofaar xun baad tahay
dameer dhoohan baad tahay
dugaagaa ku dhaamaba
duliyow uraayaa!!!
Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 9:10 am
by Garbo_Gedo
Ducaysane_87 wrote:Zingi
Sacsac xoolo baad tahay
sumal laba aflaad tahay
sirqo dhoongan baad tahay
markay rag is haystaan
afka dhareerka lee dheer
lalama soo dhex maaxii
duliyahaw dugaagaa
doofaar xun baad tahay
dameer dhoohan baad tahay
dugaagaa ku dhaamaba
duliyow uraayaa!!!
Daafaha aduunyada
Dacaladayda kala duwan
Daliil gabay waxaan meeriyaba
Dumar lamood ma maantuu
Dariiqa istaagoo
Darafta na qabsaday
Dacarna matagay
Dunida illaahay
Dadka joogaba
Darajuu kala siiyo
Dugaag adoo kaliyo
Darood nasab ah
Daaha uga kala qaad
Dumar lamoodyow
Duufaan inta aan kugu kicin
Daacada qurunka kala tag boqorada Soomali
Where are my people? can I get

Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 11:35 am
by Ducaysane_87
Daaraha la jeexdiyo waxaa dunida maal yaala
Dukaanada camiran iyo waxaa daafaha la buuxshay
Daarood waa ka gaajo waa ka danyar ooman
Deelayda maansada hadaan daanka ka higaadsho
Dig markaan ka siiyaa durbaanadi bilawdaane
Dan yartaa daarood waa ragaa dawarsiga dulaysan
Damiinimada darood waa dugaag dulmi ku nafwaayaye
Dibjirkaa dulman baad tahee dawarsiga la daalan
Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 6:52 pm
by Babygirl-
Garbo_Gedo wrote:
Daafaha aduunyada
Dacaladayda kala duwan
Daliil gabay waxaan meeriyaba
Dumar lamood ma maantuu
Dariiqa istaagoo
Darafta na qabsaday
Dacarna matagay
Dunida illaahay
Dadka joogaba
Darajuu kala siiyo
Dugaag adoo kaliyo
Darood nasab ah
Daaha uga kala qaad
Dumar lamoodyow
Duufaan inta aan kugu kicin
Daacada qurunka kala tag boqorada Soomali
Where are my people? can I get

ULULULULULULULULULULULULULUL

Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 6:56 pm
by BaasAbuur
Garbo killed you Duceysane.

Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 7:15 pm
by Nabeela
Garbo, ku dhac.

Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 9:23 pm
by zingii
Ducaysane:
Doqon inaad tahay laba isma weydiine
Damerada inad la daaqdo igama daahsano ee
Maa deelqaafka dooda ku wadid?
Durriyada (private sade) hadaan ahay
Dagaal markaan soo qaadayo
Dabacsanaan laigama dareemoo
Duqeynta horaan ka bilawaa.
Dayuus inaad tahay, bool dabacsanyahay
Daliil waxaa u ah cayga kaa da'aya iyo
Darxumada dushaada ka muuqata.
Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Fri Oct 02, 2009 9:27 pm
by zingii
Maxaad inta ugu soo oroday waa anigii S-LAND section kugu jiidjiidayayee?
viewtopic.php?f=245&t=226006
Fulaynimada daa oo ku laabo meesha dagaalka inooga socday, jawaabna waan kaa sugayaa.
Cunugu fuleysanaa.

Re: Zingi - Gabay gan aduu kugu socdaa
Posted: Wed Oct 07, 2009 9:24 pm
by zingii
Waryaada ilma s-land section DELETED the thread i KARBASHED ducaysane_87 with.
