Nin waraar uu kaga oodmiyo
Nin sidayda warkiisiyo
waayihiisa yaqaane
duriyadaay gobol kayga
weedh yaroon ku amaanay
wuxuun baan ka bilaabay
gabay waa kala maane
weedhiyoo qurux deeduna
waa bilicdii wadankoo
Burco waa gobol kayga
waana hooyadii wadankeena
waa xuduntii arligeena
waar yaa gabya bal deelaydan kasoo qayb qaata
