Who are the men in the shura of alshabab
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Who are the men in the shura of alshabab
Does any one know their name all we here is a few names afayeenka alshabaab but we never here about the shura of shabaab why is this a secret. Mise shura of alshabaab afganistan bay joogaan oo arliga ba ma joogaan see when icu was in Somalia shura jirtay now we here sheikh yacquub Kan la yidha abu mansuur oo afayeenkii hore aha iyo Godane . Laakin Nimanka sharciyada dhigay shabaabka eeh shurada meyeen. Iyo magacyadoodii.
- moshakis_nl
- SomaliNetizen
- Posts: 280
- Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am
Re: Who are the men in the shura of alshabab
why do u ask ?
do u want to send their names to CIA
U SHOULD KNOW by now bro that AL SHABAB is top secret Movement

- Paddington Bear
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2908
- Joined: Wed Jun 24, 2009 8:20 am
- Location: Over there..
Re: Who are the men in the shura of alshabab
the masters are all ajanibi.
1- Fazul Maxamed Abadallah Amiirka Guud ee Muhaajiriinta ahan madaxa qaraxyada, wuxuuna laga soo bilaabo horaantii 2000 soo gaaray dalka Soomaaliya isagoo ka yimid dalka Kenya, wuxuuna degenaa magaalooyinka Lamu & Mombasa, waxaana lagu eedeynayaa inuu ka dambeeyay qaraxyadii dhismayaasha Safaaradaha Mareykanka ee Neyroobi & Darasalam.
2-Madaxa qeybta tababarka maleeshiyaadka Muhaajiriinta & Shababka oo magaciisa lagu sheegay Gen, Dalad Khan kaasoo ka soo jeeda gobolada kulaala xuduuda Afganistan & Pakistan, wuxuuna ka tirsanaa qeybta Alqaa'ida ee Pakistan isagoo ka soo qeyb qaatay dagaaladii ka dhacaya sanooyinkii ugu dambeeyay dalalkaasi, wuxuuna ku muteystay in la dalacsiiyo oo loo magacaabo inuu madax ka noqdo qeybta tababrka Ururka Cusub ee Mujaadintiina Muhaajiriinta ee Soomaaliya.
3- Madaxa Sidoonka & xog uruurinta Mujaahidiinta Muhaajiriinta & kuwa Shababka waa Feysal Al-Fadli wuxuuna ka soo jeeda dalka Comoros

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 896 Views
-
Last post by CaliQaseV2
-
- 72 Replies
- 3881 Views
-
Last post by Insomniac
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by Jax
-
- 2 Replies
- 366 Views
-
Last post by Xashi
-
- 18 Replies
- 1184 Views
-
Last post by Aiman
-
- 3 Replies
- 2109 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 23 Replies
- 3609 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 2 Replies
- 332 Views
-
Last post by fisabililah
-
- 5 Replies
- 462 Views
-
Last post by AbuShabab