Page 1 of 1

Alshabaab oo magaalada Kismayo gacanta ku haysto

Posted: Fri Oct 02, 2009 10:07 am
by Umal Zamzam
Allahu Akbar, Allahu Akbar

Warar haatan naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Xaaladda Magaalada Kismaayo ay haatan Deggan tahay Gebi'ahaanna Magaalada ay Gacanta ku hayaan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab kadib markii Maleeshiyaadkii Axmed-Madoobe laga dhigay wax ladilay kuwo Maxaabiis ahaan loo qabtay iyo kuwo dhanka Dhoobleey loo sii eryanayo, Dhanka kale Afhayeenka Alshabaab oo maanta Saxaafadda uga warramay Dagaalka Kismaayo ayaa sheegay in Xarakadu uusan Dagaal kala dhexeyn Walaalahood Xisbu-Islaam Balse Axmed-Madoobe oo Itoobiya laga soo diray ay la dagaalamayaan

Walaalayal ku so biira Alshabaab, maalaa'igta ilaahey aya taageeraya walaalahan Mujaahidiita

Allahu Akbar, Allahu Akbar
:up: :up: :up: :up:

Re: Alshabaab oo magaalada Kismayo gacanta ku haysto

Posted: Fri Oct 02, 2009 10:10 am
by ModerateMuslim
you shouldn't support your brothers in fitnah - only support them in good :up: