Warar goor dhow naga soo gaaray Magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxo Hubeysan aay ku dileen Xaafada Howl-wadaag Sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam.
Kooxo Hubeysan ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen Madaxii wacyigelinta Bulshada ee Xisbul Islaam u qaabilsanaa Beledweyn oo lagu magacaabo Shiikh Aadan C/salaan.
Mas'uulkan ayaa la sheegay xilli uu ku sii jeeday gurigiisa ay wadada u galeen ilaa saddex dhalinyaro oo hubeysnaa, oo rasaas huwiyay, dabadeedna goobta ka cararay.
Dilkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee Magaalada Beledweyn loogu geystay Sarkaal ka tirsan Xizbul Islaam maalin kadib markii ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada.
Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
The hunting season oo ka bilawday beledweyne,,,
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
The hunting season oo ka bilawday beledweyne,,,
round 2 dagaalkii alshabaab iyo xisbul islam oo u wareegtay beledweyne,,,
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: The hunting season oo ka bilawday beledweyne,,,
Typical Somali right here.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 563 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by abucubeed
-
- 12 Replies
- 754 Views
-
Last post by new-york23
-
- 3 Replies
- 392 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 5 Replies
- 751 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 0 Replies
- 187 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 20 Replies
- 1166 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 21 Replies
- 4219 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 11 Replies
- 578 Views
-
Last post by The_Patriot