Page 1 of 2
Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:14 pm
by The_Emperior5
Sh. Xasan D. Aweys oo la kulmay madaxda Al-shabaab
4 Oct 4, 2009 - 10:54:12 AM
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islam Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa xalay [Oct 03] kulan qarsoodi ah la qaatay saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab, isagoo kala hadlay dagaalkii dhawaan labadooda dhinac ku dhexmaray Magaalada Kismaayo.
Dhanka Al-shabaab ayaa waxaa ka socday Sh. Mukhtar Roobow Cali [Abu-Mansor] iyo Sh. Axmed Cabdi Godane, kuwaasoo ka dalbaday Sh. Aweys inuu tanaasulo maamulka Kismaayo, isla markaana uu aqbalo maamul ay iyagu u magacaabeen.
Inkastoo saxaafada laga qariyay shirkaas hadana warar hoose laga soo xigtay saraakiil labada dhinac ka tirsan ayaa sheegaya in Sh. Aweys uu diiday inuu aqbalo soo jeedinta Al-shabaab, isla markaana uu ugu baaqay inay ka baxaan Kismaayo.
"Sh. Aweys wuxuu ku adkeystay in maamulka Kismaayo loo daayo Xisbul Islam, raaligelinta laga bixiyo dagaalkii halkaas ka dhacay oo lagu qaaday mas'uul ka tirsan ururkiisa" ayuu yiri sarkaal ka tirsan Xisbul Islam oo isqariyay.
Sh. Aweys ayaa la sheegay inuu ku wargaliyay madaxda Al Shabaab inay weerar ku qaadeen qabiilo si weyn uga qeybqaatay jihaadka iyadoo qabiiladaasi ay ay ka soo gurmadeen ilaa gudaha dalka Ethiopia.
Dhawaan ayaa ciidamada Al Shabaab waxaa lagu eedeeyey inay hubeeyeen kana barbar dagaalameen maleeshiyo beleedyo si ay ciidamada Xizbul Islam uga saaraan magaalada Kismayo.
Kulanka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Sh. Abu-Mansor iyadoo mas'uuliyiinta ay ku kala boodeen kulankaas, waxaana la sheegay in saraakiishii Al-shabaab ay codsadeen in mar kale kulan la isugu yimaado.
"Shirka waxaa soo qabanqaabiyay Gudoomiyaha Al-shabaab Sh. Axmed Godane iyo ku xigeeniisa Sh. Abu-Mansor, balse waa lagu guuldareystay ujeedadii laga lahaa oo ahayd in lagu dhameeyo khilaafka labada urur" ayuu yiri mas'uul Al-shabaab ah.
Ururadan oo isku bahaystay dagaal lagula jiro DF si xukunka looga tuuro ayaa ku dagaalamay gacan ku haynta magaalada dekeda leh ee Kismaayo, dagaalkaas oo dhaliyay khasaare u badnaa maleeshiyooyinkooda dagaalku dhexmaray.
Xisbul Islam ayaa ku habjabay in mowqif ka duwan midka nabadeed ee ay horay ugu baaqeen ay qaadan doonaan, hadii aan laga digtoonaan weerarada lagu hayo maleeshiyooyinkooda iyo saraakiishooda, isla markaana aan la joojin dacaayadaha.
GAROWE ONLINE
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:32 pm
by SahanGalbeed
Horta Ilaahey runtu jecelyahay .
Tuug xunoo hantidi ummada dhacay oo dhulkiisi ka soo baxsaday wixii sheikh ku sheega , diinta ayuu meel kaga dhacaya.
Midda labaad na waxa weeye , munaafaqaadka waxan Isaaq ah e halkan soo gala ay ka wadaan , arrin aad iyo aad u foolxun weeye , Ilaahey na aynu ka baryay na haddaan anigu nin Isaaq ah ahay , inaanu inagu qabsan .
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:37 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Horta Ilaahey runtu jecelyahay .
Tuug xunoo hantidi ummada dhacay oo dhulkiisi ka soo baxsaday wixii sheikh ku sheega , diinta ayuu meel kaga dhacaya.
Midda labaad na waxa weeye , munaafaqaadka waxan Isaaq ah e halkan soo gala ay ka wadaan , arrin aad iyo aad u foolxun weeye , Ilaahey na aynu ka baryay na haddaan anigu nin Isaaq ah ahay , inaanu inagu qabsan .
Sahangableed waxa weyaan horta inad fahantiid Xassan daahir aweys ma mattalo Beesha hawiye. Axmed cabdi godane na ma mattalo Beesha reer sh isxaaq. Meesha wa ragg diin iyo kitaab siita oo doonaya inay dadka xasuuqaan Alshabaab wa killing machine xisbal xasuuq siido kalle. marka labbada nin wa niman xukun doon ah Sahan galbeed kalmada sheikh na somalida kufsatay mahaba Wadaad ama nin Culumada ka miid ah wa afcarabi hadaad uu badashiid waxa weyaaan Nin wayeel ah Sida kuwa Abu dhabi xukuma Sheikh zayid ibn makhtuum deee maha nin wadaad ah wa Title uun. Marka somalida qallad ka fahmay iyo magacyada abu abu xata abu suber buu ku leeyahay aabihi suber Balayo ku subereysso

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:40 pm
by Voltage
Emperior what ina Baxar means is since when did you post Koonfur news hadana you post more about Al Shabaab with Sh Godane twist to it than Hutuking.

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:42 pm
by The_Emperior5
Voltage wrote:Emperior what ina Baxar means is since when did you post Koonfur news hadana you post more about Al Shabaab with Sh Godane twist to it than Hutuking.

Dee voltage marba meeshay wax ka socdaan ba la soo gudbiyaa

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:43 pm
by Murax
Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:45 pm
by The_Emperior5
Murax wrote:Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"
Yeah i could cara less and if we see them back home lugaha iyo gacmahanu ka xiidhayna Ileen wa argagixiso wa argagax

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:46 pm
by The_Patriot
Murax wrote:Emperior Has a buufis, but the funny thing is the Godani or Seelaci Guys are nothing but maqaarsaars they mean nothing. There just convenient because as figureheads as Issaqs have nothing in the South and everybody sees them as "neutral"
No to be precise these guys run the Show they just tell those dumb Darood to Jump and they will eagerly replly how high.

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:47 pm
by Rightwing
Waxaan u malaynayaa inuu Emperior5 ku siigaysto hadal haynta alshabaab iyo ina godane

Ina godane waa ninkii hargeisa soo qarxiyey, kana danbeeyey dilalkii shisheeyaha ee hore uga dhacay SL. Hooyadii wase hadaan heli karo dhalfaan ku dhirbaaxi lahaa.
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:47 pm
by SahanGalbeed
War niyow horta sii fiican u akhriso waxan soo qorayo.
1/ Ta ugu horreysa horta waxa weeye , Isaaqa aan halkan ku haysto ADIGA iyo dhwor ka naanaab e meeshan duufka is marmarsha baa ka mid ah .
2/ Ta labaad na waxa weeye , aduun kuu gaar ah baad halkan ka samaystay .
Wax waliba sidey aynu caruur shalay dhalatay ahayn baad rabta inaad inoo kala macnayso .
Af carabi iyo af somali LABADA ba sheikh ninkii dinta ku dhaqma baa lagu sheega.
Inadeerow anigu talo aan ku siiyo , meeshan waad ku wareertay e ka yara fasax qaado .
Godane na dhuxule weeye , oo waxa alle iyo wuxu dhaxlay haddey xukun noqoto aynaan jirin , diinta islanka na maalinta lacagtii uu baangiga wajaale ku yaal u ka xaday , soo cesho ,baynu ku tirin .
Ka kala fadhiista meesha waad inagu ceebaysayn e , wax walba la iskaga ma hadlo , wax kasta na in la iskaga kaftamo ku daw ma'aha
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:50 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:War niyow horta sii fiican u akhriso waxan soo qorayo.
1/ Ta ugu horreysa horta waxa weeye , Isaaqa aan halkan ku haysto ADIGA iyo dhwor ka naanaab e meeshan duufka is marmarsha baa ka mid ah .
2/ Ta labaad na waxa weeye , aduun kuu gaar ah baad halkan ka samaystay .
Wax waliba sidey aynu caruur shalay dhalatay ahayn baad rabta inaad inoo kala macnayso .
Af carabi iyo af somali LABADA ba sheikh ninkii dinta ku dhaqma baa lagu sheega.
Inadeerow anigu talo aan ku siiyo , meeshan waad ku wareertay e ka yara fasax qaado .
Godane na dhuxule weeye , oo waxa alle iyo waxay dhaxlay haddey xukun noqoto aynaan jirin , diinta islanka na maalinta lacagtii uu baangiga wajaale ku yaal u ka xaday , soo cesho ,baynu ku tirin .
Ka kala fadhiista meesha waad inagu ceebaysayn e .
waryaahe aniga ha igu xad gudbin anigu warkii uun baan ku siiyee siidad rabtiid uu qaado anigu Alshabaab na ma tageerro lamana jiiro lamana shaqeyo lamana xiidhiidho marka waxaad igu hayssatiid wamaxay ?
Hadaad leedahay sh ha ugu yeedhin dee webiste warka soo qortay aya ugu yeedhay ana title uun baan ku qorray waba inta fadlan hubso marka danbe ee aad wax eedeyneysiid
Righwting waliba dhiigisu wa xalaal

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:54 pm
by SahanGalbeed
Dad gamta iska siinaya , oo somali iyo islaan ku la ah baad adiga iyo jaanjaanki kale ciyaar ka dhigaynaysaan ,ood "cheers iyo let's drink to this " iyo hadal cantayn noocaas ah ku haysaan xaaran weeye waxaasi niyow , miyaanad Ilaah ka baqin ??!
Waxaan kugu haysta anigu , sow tolka ma ihi ?
Ceebtaadu sow ceeb isoo hoyatey aniga uun ma'aha ?
Inaga kala daaya nimanyow .
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 1:56 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Dad gamta iska siinaya , oo somali iyo islaan ku la ah baad adiga iyo jaanjaanki kale ciyaar ka dhigaynaysaan ,ood "cheers iyo let's drink to this " iyo hadal cantayn noocaas ah ku haysaan xaaran weeye waxaasi niyow , miyaanad Ilaah ka baqin ??!
Waxaan kugu haysta anigu , sow tolka ma ihi ?
Ceebtaadu sow ceeb isoo hoyatey aniga uun ma'aha ?
Inaga kala daaya nimanyow .
Oke lets see
Cadawga Somaliland waayoo
Wa alshabaab
cadawga labaad eeh somaliland wayoo
wa xisbal xasuuq
haday is madhiyaan
dee weyno fiicantahay
wax ma fahmaysa haday is xasuuqaan xabbadii ka hadhiin aniga xaflad ku dhigaya madaxtooyada hargeisa

Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 2:00 pm
by SahanGalbeed

, waalahi waynu is ka dhex baxayna oo inagu ayaa la inagu qosli haddad waalida inaga kala dayn waydaan .
Kaan hadli karayn ee laakin hadaladaadu dhamqayaan haddad ixtiraami waydo , si' uun bu baadilkaasi kaaga go'i !
watch out !
Re: Sh godane tells Sh aweys kismayo is alshabaabland
Posted: Sun Oct 04, 2009 2:01 pm
by The_Emperior5
sahan galbeed walahi maraykan baan imanaya maalin dhow walahi labban ku kala jabbinaya halkaan baad nacnac iyo sheeko xummo noola timada walahi wana ku soo dhoofaya