Page 1 of 2

Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:01 am
by The_Emperior5
Maamulka Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyey masuuliyiin ka soo jeeda degaanada ssc.
Written by Jidbaale
Monday, 05 October 2009 00:05
Garoowe(Jidbaale):-Waxaa mudadii uu xilka hayay Madaxweynenimo maamulka Goboleedka Puntland C/raxmaan faroole xilka laga qaaday madax badan oo reer ssc ah oo masuuliyiin ka ahaa hay'addo madax banaan oo sare.


Ilo xogxogaal ahi ayaa waxay sheegeen in uu u sheegay madaxweyne xigeenka puntland C/samad Cali Shire in aan lagala tashan markii xilka laga xayuubiyey masuuliyiintan.


Madaxdan xilka laga qaaday ayaa waxay kala yihiin, Madaxa sare ee hay'adda Aids Commission .Pag Mudane Maxamed Qoryoolay, waxaana lagu badalay xubin ka soo jeeda Gobolka bari Degmada Ufayn Dr.Dhagaweyne.



Mudane Mataan Dhidar oo ahaa Gudoomiyaha hanti dhawrka puntland ayaa waxaa lagu badalay Xubin ka soo jeeda Gobolka Mudug oo lagu magacaabo Jaamac Goobe.



Dhinaca kale waxaa la hadal hayaa in la badalo xubno badan oo agaasimayaal wasaaradeed ah & Agaasimayaal madaxbanaan, waxaana mudooyinkan danbe ka socday xukuumada C/raxmaan faroole qorshe lagu xakamaynayo dhamaan xubnaha ka soo jeeda degaanka SSC hay'addaha madaxa banaan ee ka hawl gala maamul goboleedka puntland,Iyadoo lagu koobayo xilallakan xubno ka soo jeeda Mudug, bari & Nugaal.

Jidbaale.com@gmail.com

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:18 am
by Murax
War ninyaho ma dhaashid miyaa :lol:

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:23 am
by The_Emperior5
Murax madaxweynaha puntland . madaxweyna kuxigeenka siidi caruurtu ula dhaqmaya wax lo dul qadaan karra maha , abdisamad waxan kula tallin laha inu is cassilo siidanii si maha :lol:

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:34 am
by ina aadan
The_Emperior5 niyo maxaa kaa si´ah

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:38 am
by The_Emperior5
maxa si ahaan laha sxb warkii uun baan soo yare gudbiye ugu danbeyee puntland and this is the puntland section

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:40 am
by ina aadan
mayee sow insaan xalaal`ah ma tihid
maxaa wax cay uun farahaaga ay la qorayaan

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:42 am
by The_Emperior5
ha waan ahay laakin madaxweynaha Buqland wa Asshole somaha afsomali uun baan inogu baddalay sxb wa ninka ogadenka tolkiis xabashiida uu dhiiba maxaad uu diifaaci :down: ma nin xalaal ah ayaanu ku tilmaamii karna

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:43 am
by gemini07
Ina Aaden ;

Emperior makes sure this section stays busy ,he's a hard worker. :up:
I will have to ration this weeks Uunsi supply though ,because he used the word F**To yet AGAIN.

You'll have to excuse his qajac behaviour,it's in his Genetic makeup .He can't help it.

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:44 am
by The_Emperior5
gemini07 wrote:Ina Aaden ;

Emperior makes sure this section stays busy ,he's a hard worker. :up:
I will have to ration this weeks Uunsi supply though ,because he used the word F**To yet AGAIN.
:clap: :clap: :clap: i love you Gemini

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:44 am
by gemini07
I'll throw in ONE Qaad leaf 8-) :up:

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:45 am
by The_Emperior5
I'll throw in ONE Qaad leaf
Soo tuur aan afka ku qabte eh :P

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:48 am
by gemini07
The_Emperior5 wrote:
I'll throw in ONE Qaad leaf
Soo tuur aan afka ku qabte eh :P

Image

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:56 am
by The_Emperior5
[youtube]JdlGRH0-zXE&feature=related[/youtube]

:clap: :clap: :clap:

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 8:57 am
by The_Emperior5
Gemini qaaadkiii waan hayaa :lol: :up:

Re: Futtoole humiliates abdisamad cali shire

Posted: Mon Oct 05, 2009 9:46 am
by gemini07
Ii raabso ,Ina Habar Agnes .



According to Shariah Law i have to be nice to the IDP's .
The Qaad-Bursi have the Somaliland section on lock-down.