Maleeshiyaadka Hargeysa oo laascaanood ku dhaawacday laba dhalinyaro oo lagu kala magacaabo Cabdirashiid Maxamuud Axmed Hadhiye Iyo Ina Cali Roodhile
Written by Jidbaale
Sunday, 04 October 2009 23:13
Laascaanood(Jidbaale):-Bartamaha Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Waxaa Lagu dhaawacay laba dhalinyaro ah kuwaas oo fadhiyay goob lagu qaxweeyo ka dib markii maleeshiyaadka maamulka hargeysa muran uu dhexmaray labadana dhalinyaro oo dhinac ah & maleeshiyada hargaysa inay rasaas tira badan furaan maleeshiyaadka hargesysa iyaga oo aan u aaba yeelin cidna waxayna rasaastii ay fureen ku dhacday 2 dhalinyaro ah kuwaas oo lagu kala magacaabo Cabdirashiid Maxamuud Axmed Hadhiye Iyo Ina Cali Roodhile.
Dhalinyaradan dhaawacantay ayaa islamarkiiba loola cararay dhinaca magaalada garowe maadama aysan jirin dhakhaatiir wax ka qabata dhaawacooda, dhaawaca soo gaadhay labadan dhalinyarada ah ayaa ah mid culus.
Dadka deegaankan ayaa maalmihii ugu dambeeyay loo geysanayay falal ka baxsan bani,aadanimada iyadoo xitaa loo diiday bakooradihii loo qaadan jiray xaragada subax walbana waxaa lagu soo daabulaa daafaha iyo gudaha magaaladda laascaanood maleeshiyaad tira badan oo wal wal ku abuuray dadka ku nool magaaladda laascaanood.
Ninka ugu magacaaban Taliyaha booliiska gobolka sool Gooni oo shalay meel fagaaro ah oo lagu gubayay budhadhkii ayaa ku faanay xili cajalad laga duubayay oo loo dirayay magaalada hargeysa inuu nadiifiyay magaalada oo ciidamada isaaqa ee hareeraha jira aysan ka baqi karin wax la sheega maadama qori iska daayee xitaa aan u diidnay Ulal inay qaataan wuxuuna sheegay inay wadayaan ilaa ay marka dambe ka gaadhaan inay guryaha dadka ka baaraan wax hub ah inay yaalaan.
Jidbaale.com
laascaanood-Somalia
JIDBAALE IS FUNNY
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: JIDBAALE IS FUNNY
Jidbaale is a joke
Re: JIDBAALE IS FUNNY


I think that website belong to babygirl

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: JIDBAALE IS FUNNY
senoritaa wrote:![]()
![]()
I think that website belong to babygirl




Re: JIDBAALE IS FUNNY
is jidbaale owned by falaqdoor
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: JIDBAALE IS FUNNY
Yunis jidbaale is owned by babygirl and co to promote their calaacal
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 734 Views
-
Last post by udun
-
- 7 Replies
- 1018 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 11 Replies
- 2011 Views
-
Last post by nine
-
- 6 Replies
- 685 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 12 Replies
- 1041 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 815 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 2963 Views
-
Last post by weydamal
-
- 16 Replies
- 2427 Views
-
Last post by Grant
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 4 Replies
- 944 Views
-
Last post by Keyse_0208