Taageryaasha ucid oo u daadihiniyo gudomiiyaha ucid ee finland oo kulan ku yeeshay Finland
Finland(Oodweynenews)-Iyagoo kulankooda ku yeeshay kulankaasoo ku soo qaadeen arimo dhowr ah oo kamid yihiin hor socodka iyo dumudraaqiyadda iyo dhacdoyiinki dhacay sida wanaagsan looga gaadhey xalka ujeedodoodkaa oo macnihiisu yahay in la hirgaliyo iyagoo taageereya sidii wanaagsan khilaafaadka dhaca mar walba logu dhemeeyo wada hadal salaan gaarana waxaan u dirinaa golayaasha qaranka golaha guurtida iyo golaha baarlamaanka iyo dhamaan ciddii hawshaa nabadayta ka qayqaataday intaa ka bacdi waxaa ina sugaysa qodobadii lugu hishiiyay sida loo melmarilahaa hadii aan laga wada shaqayninah waxaan u sheegiyaa inay imaniso dhibkii aynu soo marnay markaa Ilaahay waxaan ka bariyaa cidwaliba inay ogaato sidii in laga wada sheqeeyo arimaha inahor yaala sidii ay inoogu qabsoomilahayd dooroshada madaxwaynidu.
By. Gudoomiyaha ucid ee laanta finland
Ahmed maxamed faarax shiine
http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=11100
Taageryaasha ucid oo u daadihiniyo gudomiiyaha ucid ee finla
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 862 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 13 Replies
- 700 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 20 Replies
- 1848 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 0 Replies
- 342 Views
-
Last post by kaliil
-
- 3 Replies
- 378 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 569 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 398 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 465 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 223 Replies
- 11265 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 8 Replies
- 770 Views
-
Last post by Khalid Ali