Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by Faranacab »

Warkii Idaacada Simba ee Duhurnimo ee Kismaayo Ka Dhagayso Link

Nuxurka Wararkii oogu Danbeeyay.

1- Alshabaab oo laga Furtay laba baabur Dhaawac Badan keentay Kismaayo.
2- Hospitalka Kismaayo oo loo diiday in Dadku Yimaadaan.
3- Shaqaalaha Hospitalka oo loo diiday inay ka baxaan.
4- Xasan Daahir ku baaqay in Kismaayo Shabab ka baxaan
5- Alshabab oo Qabaailada Kismaayo iyo Gedo la shiraysa.
6- Maxaabiis laga Qabsaday Alshabaab

Waxay ahayd Xalay Makhribkii markuu Dagaal ka qarxay Magaalada Kismaayo Dusheeda Halkaas oo la sheegay Kooxda Weerarka ah ee Mintidka Alshabaab ah ay weerar ku qaadeen Fariimo ay joogeen Urur Diimeedka Xisbul Islaam halkaas oo dad Goob Joogayaa ahil sheegeen in Lagaga Furtay laba Baabuur Khasaaro Xoogana loo gaystay Kooxda Alshabaa

Saaka Subaxnimadii ayay ahayd mar kale markuu ka qarxay Dagaal Xoogaan aaga Guba Kabir sidoo kale Xabado laga Maqlayay Magaalada Kismaayo Dhexdeeda taas oo an faah faahin Badan laga hayn oo aan ka ahayn in Ciidamada Xisbul Islaam soo Fariisteen Irirada Magaalada Kismaayo.

Dagaaladan ayaa Dhamaan La Xaqiijiyay in ay Ku baaba,een Kooxda Alshabaab halkaas oo Maxaabis lagag qabsaday oo Gacan Xun loo gaystay Meesha dad ku nool Magaalada Kismaayo ee aan ahayn Kooxa Hubaysan aad u yaaban yihiin qaabka ay Alshabab u Dhaqmayso.

Dhanka kale Hogaamiyaha Xisbul Islaam Xasan Daahir ayaa isagu ku baaqay in Alshabaab ay ka baxaan Magaalada Kismaayo taas oo lagu fasiray in Balantii shalay ay galeen ay ka baxeen Alshabaab oo ahayd in aan la is weerarin inta Arrinta la dhamayanyo.

Balse Hogaamiyaha Alshabab Ina Godane uu weerar hoose qaaday Isla Xalay Makhribkii kadib soo rogaan celiyay , Waxaana laga Hayaa Godane hadal ah, ka yeeli mahayo Axmed Madoobe Fikirkii Riyada ahaa ee Aadan Gabyoo 1988 uu hargaysa la yimid ee ahaa Absamanimo.

Arrintan ayaa dad badan galisay Shaki wayn oo ah in Godane uu wato qorsho qabiil oo aar goosi ku salaysan kadib markii ay afkiisa ka soo baxday Hadalo aan dadka Cajibin kana Fog Shareecada Islaamka.

Ogadentoday

Kismaayo
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by Faranacab »

Faranacab wrote: Arrintan ayaa dad badan galisay Shaki wayn oo ah in Godane uu wato qorsho qabiil oo aar goosi ku salaysan kadib markii ay afkiisa ka soo baxday Hadalo aan dadka Cajibin kana Fog Shareecada Islaamka.
It seems Ina Godane is not willing to follow the steps of young Ceyrow , how ever, if this remains to be true then Ina Godane is in problem.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by new-york24 »

inaader bal ukaadi wali la isma gaarin,janaay cabdalle faraha lagaga gubay:hada waxaey ka qarxi doontaa banaadir/hiraan iyo luuq-ganane.

whos interagating the kenyan shabaab prisoner in afmadow?am sure its a cabdalle ama cabudwaq officer :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by Advo »

Xisbul vs. shabaab (First round)

Winner vs. (TFG, Kenya, Hiraale, West)

Winner Takes it all.

the cycle continues....
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by Faranacab »

new-york24 wrote: whos interagating the kenyan shabaab prisoner in afmadow?am sure its a cabdalle ama cabudwaq officer :lol:
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by Murax »

new-york24 wrote:inaader bal ukaadi wali la isma gaarin,janaay cabdalle faraha lagaga gubay:hada waxaey ka qarxi doontaa banaadir/hiraan iyo luuq-ganane.

whos interagating the kenyan shabaab prisoner in afmadow?am sure its a cabdalle ama cabudwaq officer :lol:

Indr waxaadin war u hayn haa isaga hadlin. The very few Marexaan that were in Xizbul Islaam were against and adviced against the actions of mooryaan axmed 'diin ku gabo" madoobe
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by ciyaal_warta »

Advo wrote:Xisbul vs. shabaab (First round)

Winner vs. (TFG, Kenya, Hiraale, West)

Winner Takes it all.

the cycle continues....

never ending cycle indeed its sad situation :down:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by CoolPoisons »

Ogadenka ka yaabay

they think their 100 ciidan do anything
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by hanqadh »

CoolPoisons wrote:Ogadenka ka yaabay

they think their 100 ciidan do anything
:lol: ninka ciil baa dilay, he was waiting for Axmed madoobe to do a cabdi bille like a famous individual we know.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by CoolPoisons »

hanqadh wrote:
CoolPoisons wrote:Ogadenka ka yaabay

they think their 100 ciidan do anything
:lol: ninka ciil baa dilay, he was waiting for Axmed madoobe to do a cabdi bille like a famous individual we know.
^^ hanqadh, bal firi. Dhowr maxaabis baa la idinka qabtay and the war's now in Afmadow

who's losing who?

Waryaa, si xun ayaa la idinku jabiyey

and we will clean it up
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by hanqadh »

Even shabab admit their loosing and your chattin xaar sxb your a biased individual.
shabab couldn get Axmed to leave the outskirts of Kista, he still has it under siege.
Shabab's little afmadow stunt was defeated before it materialised.
Shabab pushed Xisbi out but their loosing the second phase.
Afmadow baa dhawaacooda shabab la keenay including ajanabi an they admitted
Kismayo hospitalna way xidheen, to cover up their losse's.

peace...finish what off, sxb watch bench warmer. :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by CoolPoisons »

hanqaadh riyo ayaa ku jirta ninyaho

When the Kismayo dagaal began. i was the 1 who said waa la idin jabiyey and U were talking about victory

who was right in the end? aniga

now i say Afmadow ayaa dagaal ka socdo. who's right again? aniga

war ninyaho iska seexo ileen cagdheer caano bore ka dharkay baa tahay.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by hanqadh »

sxb we knew the ciidan from xagar long before u sxb
we admitted defeat in Kismayo
yes Xisbi was winning until that shababi trick offset canoole
they withdrew for tactical reason's.
the story is clear.
axmed madoobe is camped outside Kismayo for almost a weak and has turned back countless attacks.
we sa the afmadow stunt decimated aswell.


*all u hav been doing is attemptin to turn this into a MR vs absame.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by CoolPoisons »

Kan hangadh la yiraahdo waa nin hurdo

waryaa, iga leexo. im gonna talk to the only Cagdhers who know politics like Patriot
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Wararkii oogu Danbeeyay ee Dagaalada Kismaayo

Post by hanqadh »

marka runta laguu sheegaa ee af celin wayso baad calaacaltaa sxb.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”