Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by ina aadan »

Masuuliyiin u badan wasiiro oo ka tirsan maamulka Kaalinka 6aad, ayaa maanta waxaa ay soo gaadheen magala madaxda Kaalinka 5aad ee Jijiga, masuuliyiintan oo isugu jira wasiiro, wasiiro xigeeno iyo Saraakiil Ciidan oo ka socda dhanka Kaalinka 6aad [Somalidland], ayaa waxaa magalada Jijiga ku soo dhaweeyey Duqa Magaalada Jijiga.

Waftigan oo ayaa waxay tababro ku qaadan doonaan mgaalooyinka Jijiga iyo Harar, waxayna siminaarka ku qaadan doonan arimo door ah oo ku saabsan sida looga hortago kacdoonka dadweynaha, Maaraynata siyaasadaha awooda badan ee gilgili kara maamulada, waxbarashada iyo xoogjinta xarumaha ganacsiga ee labada Kaalimood ee 5 iyo 6 [Somalidland and Somali State] oo labadooduba ka wada tirsan dhulweynaha Itobiya.

Baryahan dambe ayaa waxaa isa soo tarayey mashaariicda horumarita ee ay dawlada Itobiya ka wado Kaalinka 6aad [Somaliland], ee dhinacyada wax barashada iyada oo ay haatan ka jirto Jaamacad weyn oo hoostagta Jaamacad Addis Ababa, mahalka ay kuliyadu bixiso ayaa waxaa ka mid ah maadooyinka cilmiga, ganacsiga iyo luuqada Afka Xabshiga. Jaamacada ayaa inta ayna siinin ardayda tacliinta Jaamacda lagu barto ayaa waxay khasab kaga dhigtaa ardayda in ay qaataan casharo deg deg ah [intensive course] oo ay ku baranayaan luuqada Xabashiga. Ardayda luuqada ku wanaagsan ayaa waxaa deeq waxbarasho laga siiyaa magaalada Addis Ababa, halkaas oo kolka ay ardaydu dhamaystaan tacliinta ay si muwaadinimo ah shaqooyin uga helaan Kaalinka 5aad [Somali satate].

Dhinaca Ganacsiga waxaa jooga Kaalinka 6aad [Somaliland] gabdho shaqaale ah oo ka yimaada Kalimaha kale ee Itobiya, waxaa kale oo ku yaal Hargeysa caasimada Kaalinka 6aad Hoteelada ugu casrisan oo ay leedahay dawlada Itobiya. Horumarka iyo is dhexgalka xaga dhaqanka ah ee uu Kaalinka 6aad [Somaliland] samaynayo ayaa ah mid xawli ku socda, waxaana suurto gal ah in waa dhaw oo Kaalinka 6aad [Somaliland] uu noqon doona Kaalinka ugu horumarka weyn Kaalimada uu ka kooban yahay dalweynaha Itobiya.

Arimahaas iyo kuwo kale oo badan ayaa ka mid ah arimaha ay waftiga shalay timid Jijiga la doonayo in ay sii xoojiyaan, ka dib kolka uu u dhamaado tababarada ay ku qaadan doonaan magaalooyinka Jijiga iyo Harar. Waftiga ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha Gudaha ee Kaalinka 6aad Mudane Farxaan Jaamac Ismaaciil, waxaa kale oo waftiga ka mid ah masuuliyiin ay ka mid yihiin;

1. Wasiirka Arrimaha Gudaha Farxaan Jaamac Ismaaciil
2. Kalkaaliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Cabdi Xirsi
3. Taliyaha Ciidanka Sirdoonka maxamed Nuur
4. Taliyaha ciidanka Booliska Jen Maxamed Sogdhi Dubad
5. Abaanduulaha Ciidamada Korneel Ibraahim caydiid
6. Korneel Axmed Yuusuf Cawaale
7. Korneel Cabdiraxmaan Xaaji Axmed.

Masuuliyiintan Kaalinka 6aad [Somaliland], ayaa waxaa la dajiyey guriga martida ee Kaalinka 5aad [Somali State], waxaana inta ay Jijiga joogaan masuul ka ah Duqa magaalada Jijiga.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by The_Emperior5 »

ina aadan wrote:Masuuliyiin u badan wasiiro oo ka tirsan maamulka Kaalinka 6aad, ayaa maanta waxaa ay soo gaadheen magala madaxda Kaalinka 5aad ee Jijiga, masuuliyiintan oo isugu jira wasiiro, wasiiro xigeeno iyo Saraakiil Ciidan oo ka socda dhanka Kaalinka 6aad [Somalidland], ayaa waxaa magalada Jijiga ku soo dhaweeyey Duqa Magaalada Jijiga.

Waftigan oo ayaa waxay tababro ku qaadan doonaan mgaalooyinka Jijiga iyo Harar, waxayna siminaarka ku qaadan doonan arimo door ah oo ku saabsan sida looga hortago kacdoonka dadweynaha, Maaraynata siyaasadaha awooda badan ee gilgili kara maamulada, waxbarashada iyo xoogjinta xarumaha ganacsiga ee labada Kaalimood ee 5 iyo 6 [Somalidland and Somali State] oo labadooduba ka wada tirsan dhulweynaha Itobiya.

Baryahan dambe ayaa waxaa isa soo tarayey mashaariicda horumarita ee ay dawlada Itobiya ka wado Kaalinka 6aad [Somaliland], ee dhinacyada wax barashada iyada oo ay haatan ka jirto Jaamacad weyn oo hoostagta Jaamacad Addis Ababa, mahalka ay kuliyadu bixiso ayaa waxaa ka mid ah maadooyinka cilmiga, ganacsiga iyo luuqada Afka Xabshiga. Jaamacada ayaa inta ayna siinin ardayda tacliinta Jaamacda lagu barto ayaa waxay khasab kaga dhigtaa ardayda in ay qaataan casharo deg deg ah [intensive course] oo ay ku baranayaan luuqada Xabashiga. Ardayda luuqada ku wanaagsan ayaa waxaa deeq waxbarasho laga siiyaa magaalada Addis Ababa, halkaas oo kolka ay ardaydu dhamaystaan tacliinta ay si muwaadinimo ah shaqooyin uga helaan Kaalinka 5aad [Somali satate].

Dhinaca Ganacsiga waxaa jooga Kaalinka 6aad [Somaliland] gabdho shaqaale ah oo ka yimaada Kalimaha kale ee Itobiya, waxaa kale oo ku yaal Hargeysa caasimada Kaalinka 6aad Hoteelada ugu casrisan oo ay leedahay dawlada Itobiya. Horumarka iyo is dhexgalka xaga dhaqanka ah ee uu Kaalinka 6aad [Somaliland] samaynayo ayaa ah mid xawli ku socda, waxaana suurto gal ah in waa dhaw oo Kaalinka 6aad [Somaliland] uu noqon doona Kaalinka ugu horumarka weyn Kaalimada uu ka kooban yahay dalweynaha Itobiya.

Arimahaas iyo kuwo kale oo badan ayaa ka mid ah arimaha ay waftiga shalay timid Jijiga la doonayo in ay sii xoojiyaan, ka dib kolka uu u dhamaado tababarada ay ku qaadan doonaan magaalooyinka Jijiga iyo Harar. Waftiga ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha Gudaha ee Kaalinka 6aad Mudane Farxaan Jaamac Ismaaciil, waxaa kale oo waftiga ka mid ah masuuliyiin ay ka mid yihiin;

1. Wasiirka Arrimaha Gudaha Farxaan Jaamac Ismaaciil
2. Kalkaaliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Cabdi Xirsi
3. Taliyaha Ciidanka Sirdoonka maxamed Nuur
4. Taliyaha ciidanka Booliska Jen Maxamed Sogdhi Dubad
5. Abaanduulaha Ciidamada Korneel Ibraahim caydiid
6. Korneel Axmed Yuusuf Cawaale
7. Korneel Cabdiraxmaan Xaaji Axmed.

Masuuliyiintan Kaalinka 6aad [Somaliland], ayaa waxaa la dajiyey guriga martida ee Kaalinka 5aad [Somali State], waxaana inta ay Jijiga joogaan masuul ka ah Duqa magaalada Jijiga.
I dont understand what the hell is somalidland?
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by XKeyse_ »

waxan ma af somali cagdheer baa? kilika 5ad //6aad iyo waxani?
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by ina aadan »

waa seminaar u furmay somalilan iyo somalistate
ragan maadan garan
1. Wasiirka Arrimaha Gudaha Farxaan Jaamac Ismaaciil
2. Kalkaaliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Cabdi Xirsi
3. Taliyaha Ciidanka Sirdoonka maxamed Nuur
4. Taliyaha ciidanka Booliska Jen Maxamed Sogdhi Dubad
5. Abaanduulaha Ciidamada Korneel Ibraahim caydiid
6. Korneel Axmed Yuusuf Cawaale
7. Korneel Cabdiraxmaan Xaaji Axmed.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by kambuli »

Ceebey Tacaal :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by Keyse_0208 »

Where is the source to this article.. :?:

lol, ina aadan adoo cagdheer ah oo Guska itoobiyaanku afka maalin iyo habayn kuugu jiro ayaad waxan la imaneysaa :lol: ...
Last edited by Keyse_0208 on Tue Oct 06, 2009 12:33 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by The_Emperior5 »

Keyse_0208 wrote:Where is the source to this article.. :?:

lol, ina aadan adoo cagdheer ah oo Guska itoobiyaanku afka maalin iyo habayn kuugu jiro ayaad waxan la mianeysaa :lol: ...

Sourse.onlf org :lol: :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by Cumar-Labasuul »

Ina aadan calankiisa :lol: :up:
Image
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by ina aadan »

waraa kayse maxaa cay keenay anigu waxaan soo gudiyay
war e
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by ina aadan »

Cumar-Labasuul wrote:Ina aadan calankiisa :lol: :up:
Image
wuu inaga dhexeeyaa e hays wareerin
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by ina aadan »

Jigjiga (kilil5)--Wafdi uu horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Soomaaliland Farxaan Jaamac Ismaaciil ayaa booqasho dhowr cisho ah ku soogaadhay caasimada ismaamulka Soomalida Itoobiya ee Jigjiga.Wafdigan ayaa waxaa soo dhaweeyay duqa magaalada Jigjiga. Inkasta oon lashaacinin qorshaha wafdigan Jamhuuriyada Soomliland hadana waxaa sida sargaal sare oo katirsan dawlada DDS uu noosheegay in arimo laxiriira siixoojinta xiriirka labada wadan lagaga wadahadli doono.Sargaalkan ayaa intaas ku daray in qodobo dhowr ah oo ay ka midyihiin nabadgalyada,ganacsiga,shaqaaqooyinka xuduuda labada wadan, iskakaashiga shaqaaqooyinka ka dhaca xuduudaha iyo arimo laxiriira ladagaalaanka budhcada xuduudaha labada wadan lagu shaandhayn doono.

Madaxda kale ee Jamhuuriyada Soomaliland kasocotay ayaa waxaa ka mid ah;

1- Wasiirka Arrimaha Gudaha Farxaan Jaamac Ismaaciil
2-Kalkaaliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Cabdi Xirsi
3-Taliyaha Ciidanka Sirdoonka maxamed Nuur
4-Taliyaha ciidanka Booliska Jen Maxamed Sogdhi Dubad
5-Abaanduulaha Ciidamada Korneel Ibraahim caydiid
6-Korneel Axmed Yuusuf Cawaale
7-Korneel Cabdiraxmaan Xaaji Axmed.

Jigjiga,
Kilil5 Online.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by sheekh-Farax-zero »

kilinka 6aad :lol: :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by Cumar-Labasuul »

Maya sxb taas idinka leh :lol:
Image
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by abdikarim86 »

Cumar-Labasuul wrote:Maya sxb taas idinka leh :lol:
Image
calanyahow ha dhicin :sland:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Masuuliyiin ka Mid ah Maamulka Kaalinka 6aad [Somaliland] oo

Post by ina aadan »

Cumar-Labasuul wrote:Maya sxb taas idinka leh :lol:
Image
war anigu ma kuu diidany e waad ila dagtaa itobia
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”