Page 1 of 2
Poem To LaLa-Land.
Posted: Wed Oct 07, 2009 11:27 pm
by zingii
Durriyada (Gedo Section) anoo ah
Dameerada (never-land)
Ducaysane_87 aabo u yahay
So ima daandaansan.
Anigoo damaashad ku jira
Duq FArax-Zero shah lacabaya
Doqonkii ducaysane ahaa
Soo iima feer duuban.
Duq Zingii anigoo ah
Dabacsanaan laigu aqoon
Aarka(lion), la dabeecad ah
So doolshankii ducaysane_87 ahaa
Iyo kuwii daba ordayay
Dariiq aad u daran,kuma duwin.
Doqoni waxaa lagu yaqaan
Dagalka waxay soo galaan
Diyaar iyagoo aheen oo
Diidiinka ka liita.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Wed Oct 07, 2009 11:27 pm
by zingii
Why delete my post after i karbashed yo?

Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:51 am
by zingii
Iskuma xishoonayaan xataa, why not just simply ask me to stop the KARBASH on the little guy instead of trying to hide as if it never happened.
Now i know what Farax-Zero was saying about yo.
bunch of dhocils, why start something you can not finish
to begin with?
Once you get slapppppped you run away like a HEN being chased
by a Rooster.
If you cant take the heat DABKA KA FOGOW.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:56 am
by Goljano Lion

zingii
who made you angry and sxb who you talking to?
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 3:24 am
by XKeyse_
Daarood baan ahay iyo gob maynu kala dayne
Dameer iyo senge waa dunji, duud se kala roone
Digdig iyo faan horaa tolka loogu daw gallaye
Adna ducuf iyo Mareexaan baad ka tahay gabiga Daaroode
Duqii dalqada weynaa wuxu doobta kariyaaba
Dabadii Muraayuu galay markii lays daliishadaye
Docda waranka nimankii futada laga docaynaayay
Daarood ba waa ogaa dumarkii laga dalaaqaayay
Dir cadii waa ogaa tubnayd daarihii Xamare
Waataad Hawiye uga durugteen dalawadiiniiye
Waatay darsin la koriyo noqdeen baytari dacalkiise
Nimankii is damaloolin jirayna doonta ku hayaanye
Dabataag baa kuugu wacnaa dirirta idoore
Bal dakharada kugu yaal eeg daymo xumadaada
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 4:22 am
by zingii
Goljano Lion wrote:

zingii
who made you angry and sxb who you talking to?
I made some karbash and they deleted my my post from the section after i karbashed them.
Its not like am gonna go away that easily MAAYNNN.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 4:24 am
by zingii
XKeyse_ wrote:Daarood baan ahay iyo gob maynu kala dayne
Dameer iyo senge waa dunji, duud se kala roone
Digdig iyo faan horaa tolka loogu daw gallaye
Adna ducuf iyo Mareexaan baad ka tahay gabiga Daaroode
Duqii dalqada weynaa wuxu doobta kariyaaba
Dabadii Muraayuu galay markii lays daliishadaye
Docda waranka nimankii futada laga docaynaayay
Daarood ba waa ogaa dumarkii laga dalaaqaayay
Dir cadii waa ogaa tubnayd daarihii Xamare
Waataad Hawiye uga durugteen dalawadiiniiye
Waatay darsin la koriyo noqdeen baytari dacalkiise
Nimankii is damaloolin jirayna doonta ku hayaanye
Dabataag baa kuugu wacnaa dirirta idoore
Bal dakharada kugu yaal eeg daymo xumadaada
Caaqan fiirsha dadka kale waxood la ordaya.
all they know nowadays is COPY PASTE.
I'll respond to your garbage once i get home fool and i dont copy and paste.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 4:47 am
by XKeyse_
miskiin ,
caruur baad tahay is tidhi gabay baad taqaan, 100 baan uurka ka tirin karaa kuumbayow xumi, kaana midho culus, baraanburka jooji yaan meesha kugu ceebayne. waan kuu digay weliba Xaraf kaste waan ka tirinayaa 20 tuduc, layskuma daaliyee.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 9:18 am
by The_Emperior5
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:06 pm
by zingii
Keeysoow kontomeeyadii kor u dhaftayee
Kolkaan ku arkaba daarood ba ku haysaaye
kii idin dhalay haddaan ku yara tuffo
Ku dhufo ka dhaqaaji ku yara suubsho
Koofi castii kacaanka camal
Korka idiin ka wada kaadsho
Kulliyada karbaashida
Kalinta kowaad ayan kaga
jiraayee
Kutiri kuteenka kala dhaqaaqa meesha
ilmo LALA-LAND.

Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:09 pm
by zingii
Niggaaaaaaaa, come with your own shitt and stop (copy paste ) shiiiiit.
I know loosers when i see em, and .99% indicates you're one of em.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:26 pm
by XKeyse_
loooooooool waxaasi ma baraanbur baa ma gabay baa ma jiiftaa ?
Kuntu Zinjiyow hadaan kaftan iyo Koombe kala tuuro
Oo kurtii ayeydaa Donbiro kuubbabka kala qaado
Kaalaxad bay ahayd love ah loo kutubo sheegane
Awowgaa Kablalax iyo makhnuud ba weys kilinkileeyaane
Muufada Kidaar ka ah marku kedin aduun laasto
Eee kii kudi jiray sida koranka guudka uga meero
Dhuusada kowda ah waa ridaa kuruski weynaaye.

Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:33 pm
by XKeyse_
waar kuumbo yar maad ka joogtid inaan lagu bahdilin, baraanburakan aad 2 cisho u soo ducanaysid ku anfici maaye.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:36 pm
by The_Emperior5
Keeysoow kontomeeyadii kor u dhaftayee
Kolkaan ku arkaba daarood ba ku haysaaye
kii idin dhalay haddaan ku yara tuffo
Ku dhufo ka dhaqaaji ku yara suubsho
Koofi castii kacaanka camal
Korka idiin ka wada kaadsho
Kulliyada karbaashida
Kalinta kowaad ayan kaga
jiraayee
Kutiri kuteenka kala dhaqaaqa meesha
ilmo LALA-LAND.
Koll hadaad Kalahday oo aad kriishboy noqotay
Kiish weyn na korka ka saranyahay
kabahana aad balasheysiid coop shaha kama karsatiide
Kacaanki barakaysna muxu karamadii kaga qaaday
Kaadiidii markayu kugu dhagtay aad Kurtunwaarey.ku kashifantay
Kuwa hablihinana markay kuus lacaga hellaan ayay kintiradooda ka sheekeyane
Kala dhaqan inaynu nahay kab iyo laxdooda , kaariinayaan uu ahaye.
Re: Poem To LaLa-Land.
Posted: Thu Oct 08, 2009 2:38 pm
by The_Emperior5
XKeyse_ wrote:loooooooool waxaasi ma baraanbur baa ma gabay baa ma jiiftaa ?