Indha cadde was initiated into Freemasonry in a military lod

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Indha cadde was initiated into Freemasonry in a military lod

Post by Amirsade »

IIndha cadde ma lagu fara-xumeeyey kampala? I garuntee you will never hear what really happen in kampala.

Heres the latest news on him.

{Kampala}8-10-09Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa la dhigay Cisbitaal ku yaala Magaalada Kampala, kaasoo la sheegay inuu ku jiri doono muddo maalmo ah. Wargeysyada ka soo baxay dalka Uganda, gaar ahaan kuwooda Afka dheer ee ka soo baxa Caasimada Uganda ee Kampala ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Isbitaalka la dhigay Wasiiru Dowlaha, ...........................

Mr Indha Cadde oo shalay dib u helay Xoriyadiisa, kadib markii uu habeen ku hoyday Xabsi ay leeyihiin Ciidamada Sirdoonka Uganda ayaa la sheegay in baadhitaan caafimaad lagu bilaabay.

Wararka ayaa sheegaya in Mr Indha Cadde ay Cisbitaal u kaxeeyeen Saraakiil ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Uganda, si loo baadho, waxaana jirin tuhun ah in intii uu ku jiray gacanta Ciidamada Sirdoonka in la jidh dilay.

Safaarada Soomaaliya ee Kampala oo shalay lagu wareejiyay Indha Cadde ayaa sheegtay inay ka fikireyso sidii Indha Cadde loola tacaali lahaa caafimaad buuxa, iyadoo ay jiraan xanuuno u gaar ah oo la sheegay in Indha Cadde uu qabo.

Wargeysyada ka soo baxay dalka Uganda, gaar ahaan kuwooda Afka dheer ee ka soo baxa Caasimada Uganda ee Kampala ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Isbitaalka la dhigay Wasiiru Dowlaha, iyadoo la sheegay in xanuuno horay hayay Wasiirka ku soo kaceen.

Mid ka mid ah Saraakiisha Caafimaadka Kampala ayaa Wargeysyada u sheegay in Indha Cadde oo u muuqanayay mid la taahayay xanuuno horay u hayay oo ay dib ugu soo kaceen, waxaana ka mid ah dhaawacyo ka soo gaadhay dagaaladii uu galay.

Widhwidh Online News Des..Media Center


Now he can be recognized by the Grand Lodge of England and joing his fellow masons, sheikh sharif with full trust................
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”