Page 1 of 2
Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Thu Oct 08, 2009 7:21 pm
by Ducaysane_87
Ceerigaabo(Oodweynenews) Suldaankan guud ee beelaha Yoonis Ismaaciil (H/Yoonis) ayaa maalmo yar kaddib markii uu kasoo kicitimay carriga Ingiriiska oo uu deggan yahay isagoo kazoo degey haroonka diyaaradaha Egal International Airport ee magaalada Hargeysa wuxu maalintii khamiista(maanta) gaadhey magaala-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.halkaas oo suldaanka si weyn oo aan kala hadh lahayn loogu soo dhoweeyey, iyadoo dadweye iyo gaadiid tiro badani kaga hor tageen qiyaastii dhawr iyo toban kilometer meel dhinaca galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo kaddibna sidaas lagu soo geliyey gudaha magaalada Ceerigaabo.
Haddaba soo dhowaynta Suldaan-Cali Cumar Saalax oo bulshada ka qayb qaadatay aan lasoo koobi karin ayaa dhinaca madaxda dawladda ee soo dhowayntan ka qayb qaadatay waxa ka mid ahaa Wasiir-xigeenka Caddaaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo). Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre. Taliyaha ciidanka qaranka gobolka Sanaag Suld-Muuse Jaamac Delef.
Dhinaca madax-dhaqameedyada beelaha reer Sanaag ee iyaguna soo dhowayntan ka qayb qaatay ayaa waxa ka mid ahaa Wakiilka Suldaanka Guud ee beelaha H/Yoonis-bari Siciid Suldaan Cali Ducaale, Boqor-Maxamed Nuux Aadan, Wakiil-Maxamed Boqor Axmed,
Chief-caaqil-Jaamac Ismaaciil Muuse Chief-Caaqil-Xuseen Xasan Cali Chief-Caaqil-Saalax Maxamed Xirsi Chief-Caaqil-Maxamed Cabdi Soofe Chief-Caaqil-Axmed Xasan (Axmed-khayr) Caaqil-Axmed Iddiris, Guddoomiyaha beelaha H/yoonis-bari C/naasir Cali Jaamac Guddoomiyaha beelaha Harti Siciid Maxamuud Ismaaciil iyo madax-dhaqameedyo kale oo fara badan.
“Waxaynu maanta halkan kusoo dhowaynaynaa Suldaan-Cali Cumar Saalax oo aniga saaxiibkay ah, iskuulkana aannu isku xilli ahayn, Hargeysana labadayada guri isku dheggan yihiin maantana suldaankeennii ah”. Sidaas waxa yidhi Wasiir-Tallaabo oo munaasibadda soo dhowaynta suldaankan ka hadlay. Isagoo intaas kusii daray “Waxan kaloo u magad naqayaa hawlwadeennadii soo abaabuley soo dhowayntan, idinkoo magaceenniina kor u qaaday”.
Suldaan-Cali Cumar Saalax oo isaguna fagaarahan hadal kooban oo mahadnaq ah ka jeediyey ayaa yidhi “Dhammaan madax-dhaqameedyada beelaha ito madaxda dawladda guud ahaan reer Sanaag waxan idinku salaamayaa salaanta islaamka, salaam kaddibnawaxan si weyn idiinkaga mahad celinayaa sida lama illaawaanka ee aniga iyo weftigayga aad halkan (Ceerigaab) noogu soo dhowayswwn ee aad meel fog noogaga hor timaaddeen, waana mid aanan marnaba illaawi doonin oo aadna aad ugu mahadsan tihiin”.
Waxana Suldaanka lagu soo wareejiyey dhammaan suuqyada magaalada Ceerigaabo iyadoo markii danbena lagu dejiyey suldaanka iyo weftigiisa guri weyn oo halkaas (Ceerigaabo) looga sii diyaariyey.
Oodweynenews.com
Ceerigaabo
http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=11188
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Thu Oct 08, 2009 7:46 pm
by MrPrestige
this guy is the real deal not that fake ass Riwaaye
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Thu Oct 08, 2009 10:19 pm
by Goljano Lion
Ducaysane209 wrote:this guy is the real deal not that fake ass Riwaaye
\
Ducaysane
How many Suldano do H-yonis have?
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 2:37 am
by MrPrestige
Goljano i believe more then 7 - laakiinse this suldan is part of Suldanada Sacad Yooniis
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 12:45 pm
by MrPrestige
Goljano how many suldans does HA have?
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 12:52 pm
by The_Emperior5
Ducaysane209 wrote:Goljano how many suldans does HA have?
Habarawal have one sultan suldan cabdirisaaq , waxa kalle wa iska suldaan ku sheeg waxba lama weydiyo
we the habarawal have one sultan sultan cabdirisaaq and he lives in Uae
Nuux ismacil have a sultan
siciid ismacil have a sultan
Maxammad ismacil have a sultan
jibriel abokor have a sultan
makahil have a sultan
cismanada have a sultan
Ciise muse have a sultan
Cali awal have a sultan he lives in diradahwe
But they all come under suldaanka guud Suldan Abdirisaaq
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 12:55 pm
by MrPrestige
so who are the suldan's of all HA is it reer samatar ?
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 12:56 pm
by The_Emperior5
Ducaysane209 wrote:so who are the suldan's of all HA is it reer samatar ?
Noo reer axmed cabdalle
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 12:57 pm
by MrPrestige
The_Emperior5 wrote:Ducaysane209 wrote:so who are the suldan's of all HA is it reer samatar ?
Noo reer axmed cabdalle
i just remembered now since i have seen a group called calling all Reer Ahmed the sultans of HA in facebook
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 12:59 pm
by The_Emperior5
Could be but maybe they are reffering to Nuux ismacil of the reer axmed could be
There are to reer axmeds Reer axmed cabdalle sicid ismacil
and Axmed nuux ismacil.
Who is the garxajis sultan suldaanka guud garxajis ma jira and Dont tell me its Ina dhabeyee Suldan cabdiqaadir that guy is ceeb socotta.
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 1:01 pm
by MrPrestige
- Hy have their separate Sultan - Sultan Cismaan Sultan Ali Madar - Reer Caynaashe - Reer Sugalle
that's the only 1 HY listen to
HY bari have their own King Boqor Maxamed Cismaan
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 1:02 pm
by The_Emperior5
Then ina dhabeyee is The ciidagalle sultan
Cali awal And suber awal . both come under Suldan cabdirisaaq ciidi kama dabba hadasho

Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 1:05 pm
by MrPrestige
The_Emperior5 wrote:Then ina dhabeyee is The ciidagalle sultan
Cali awal And suber awal . both come under Suldan cabdirisaaq ciidi kama dabba hadasho

Man like Faisal Spoiled the Reer Guleed royal lineage
thus no longer having any power to control Garxajis but a separate sultanate does the job
miida labad do you think a HY guy living as far as Las Qorey district will take orders a man based in hargiesa or Aware it doesn't work like that
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 1:11 pm
by The_Emperior5
Ducaysane209 wrote:The_Emperior5 wrote:Then ina dhabeyee is The ciidagalle sultan
Cali awal And suber awal . both come under Suldan cabdirisaaq ciidi kama dabba hadasho

Man like Faisal Spoiled the Reer Guleed royal lineage
thus no longer having any power to control Garxajis but a separate sultanate does the job
miida labad do you think a HY guy living as far as Las Qorey will take orders a man based in hargiesa or Aware it doesn't work like that
Hows faisal responsible for that
Any way daahir riyaale ruined the isaaq sultanate he names every day a subclan sultanate lacag na wuu ku biixiyaa dadkana wuu iskugu diira lol.
The time isaaq and their sultans had dignity is over sxb.
Re: Suldaan-Cali Cumar Saalax- Sacad Yoonis arrives at ceerigabo
Posted: Fri Oct 09, 2009 1:16 pm
by MrPrestige
i guess it was better back in the days when each clan only had 1 sultan