Boosaaso port on fire.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Boosaaso port on fire.
Dab xoogan oo qasaare hantiyadeed geystay oo Maanta ka kacay dekadda Magaalada Boosaaso gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
Posted: 10/10/2009 4:36:00 PM
Shabelle: BOOSAASO
Dab xoogan oo qasaare hantiyadeed geystay ayaa 2-dii duhurnimo ee Maanta ka kacay dekadda Magaalada Boosaaso gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
Abaaro 2-dii duhurnimo ee Maanta ayaa dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland waxaa ka kacay dab xoogan kadib markii ay holacday doon Ganacsi oo la sheegay inay siday Badeeco kala duwan iyo Waliba Shidaal taasoo la sheegay in xilikaasi laga dajinayay badeecada saarneyd.
Dabka doonida qabsaday ayaa la sheegayaa in uu ahaa mid aad u xooganaa waxaana xiligaasi kadib gurmad u soo fidiyay dab damisyaal kuwaasi oo durbaba bilaabay in ay ka hortagaan dabka xoogan ee ka kacaya doontaasi kaasoo la sheegay in uu saameeyay keydka dekadda weyn ee Magaalada Boosaaso.
Dadweyne aad u fara badan ayaa waxaa la sheegay inay soo buux dhaafiayeen gudaha dekadda kadib markii ay maqleen in ay gubanayso dekadda waxaana la sheegayaa in uurada doonidaasi iyo dabka ka kacaya dekadda ay qariyeen guud ahaa agagaagrka dekadda weyn ee Magaalada Boosaaso.
Ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha ka dhashay dabka ka kacay dekadda magaalada Boosaaso waxaana la sheegayaa in ilaa iyo hadda la la’yahay Shaqaale saarnaa doonta markii hore oo uu dabku ka bilowday kuwaasi oo la shaagay in Markii hore ay shaqo ka dhex hayeen doonida.
Dabka ka kacay dekadda Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu saameeyay doomihii kale ee ku xirnaa dekadda Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale qaar ka mid ah milkiilayaasha doomaha lagu amray in ay ka kaxeystaan doomahooda dekadda si aanay saameyn ugu yeelan dabka xoogan ee ka kacay gudaha dekadda Magaalada Boosaaso.
Ilaa iyo hadda lama oga Waxyaabaha dabka dhaliyay iyadoo sidoo kale aanay jirin ilaa iyo iminka cid ka tirsan Maamulka Puntland oo ka hadashay dabka Xoogan ee maanta ka kacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

Re: Boosaaso port on fire.
War deg deg ah Dooni siday Shidaal oo ku gubaneysa Dekeda Boosaaso
Doon wen oo ah nooca qaada Shidaalka ayaa iminka ku gubaneysa Gudaha Dekeda Weyn ee Magalada Boosaaso, waxaana doontaasi sida la sheegayo saarnaa Shidaal.
abaare 2dii duhur nimo ilaa iyo iminka waxaa soconaya dabka ka kacay doonta mana la oga waxa keenay in dabkaasi uu koco iyo cid ilaa iyo iminka wax ku noqotay wararkeyaga dambe ayaad kula socon doontaan waxyaabaha ku soo kordha.

Doon wen oo ah nooca qaada Shidaalka ayaa iminka ku gubaneysa Gudaha Dekeda Weyn ee Magalada Boosaaso, waxaana doontaasi sida la sheegayo saarnaa Shidaal.
abaare 2dii duhur nimo ilaa iyo iminka waxaa soconaya dabka ka kacay doonta mana la oga waxa keenay in dabkaasi uu koco iyo cid ilaa iyo iminka wax ku noqotay wararkeyaga dambe ayaad kula socon doontaan waxyaabaha ku soo kordha.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso port on fire.
shitguy wrote:Shit
Ma dekkada boosaaso ayaad xaar ku sheegaysa ceeb waryaa
- peace-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: Boosaaso port on fire.
just look at from the postive side: they dont have to travel too far for waterThe_Emperior5 wrote:Dab xoogan oo qasaare hantiyadeed geystay oo Maanta ka kacay dekadda Magaalada Boosaaso gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
Posted: 10/10/2009 4:36:00 PM
Shabelle: BOOSAASO
Dab xoogan oo qasaare hantiyadeed geystay ayaa 2-dii duhurnimo ee Maanta ka kacay dekadda Magaalada Boosaaso gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
Abaaro 2-dii duhurnimo ee Maanta ayaa dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland waxaa ka kacay dab xoogan kadib markii ay holacday doon Ganacsi oo la sheegay inay siday Badeeco kala duwan iyo Waliba Shidaal taasoo la sheegay in xilikaasi laga dajinayay badeecada saarneyd.
Dabka doonida qabsaday ayaa la sheegayaa in uu ahaa mid aad u xooganaa waxaana xiligaasi kadib gurmad u soo fidiyay dab damisyaal kuwaasi oo durbaba bilaabay in ay ka hortagaan dabka xoogan ee ka kacaya doontaasi kaasoo la sheegay in uu saameeyay keydka dekadda weyn ee Magaalada Boosaaso.
Dadweyne aad u fara badan ayaa waxaa la sheegay inay soo buux dhaafiayeen gudaha dekadda kadib markii ay maqleen in ay gubanayso dekadda waxaana la sheegayaa in uurada doonidaasi iyo dabka ka kacaya dekadda ay qariyeen guud ahaa agagaagrka dekadda weyn ee Magaalada Boosaaso.
Ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha ka dhashay dabka ka kacay dekadda magaalada Boosaaso waxaana la sheegayaa in ilaa iyo hadda la la’yahay Shaqaale saarnaa doonta markii hore oo uu dabku ka bilowday kuwaasi oo la shaagay in Markii hore ay shaqo ka dhex hayeen doonida.
Dabka ka kacay dekadda Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu saameeyay doomihii kale ee ku xirnaa dekadda Magaalada Muqdisho waxaana sidoo kale qaar ka mid ah milkiilayaasha doomaha lagu amray in ay ka kaxeystaan doomahooda dekadda si aanay saameyn ugu yeelan dabka xoogan ee ka kacay gudaha dekadda Magaalada Boosaaso.
Ilaa iyo hadda lama oga Waxyaabaha dabka dhaliyay iyadoo sidoo kale aanay jirin ilaa iyo iminka cid ka tirsan Maamulka Puntland oo ka hadashay dabka Xoogan ee maanta ka kacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
Re: Boosaaso port on fire.
Mayee wan kanaxeyThe_Emperior5 wrote:shitguy wrote:Shit
Ma dekkada boosaaso ayaad xaar ku sheegaysa ceeb waryaa
shit is my good name
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso port on fire.
Koox Kasocota Waaxda Dab Damiska Boosaaso
Inkastoo Muuqaalka Dekeddu weli kamuuqdo Debka oo aan lademin dooniduna ay bas beeshay qasaarekalena aanu jirin ayaa hadana waxaa weli la arkayaa qiica oo magaalada hawadeeda kusii baxaya waxaana inta aan joogay gudaha Dekedda ii muuqday wasiiro katirsan Dowlada Puntland iyo gudoomiyaha gobolka oo qudhooda kaqaybqaadanayey deminta dabka iyo gaadiid farabadan oo kuwa biyaha qaada ah haba ubadnaadeenee kuwa dab damiska iyo gaadiid ay lahaayeen shirkadaha isgaarsiinta qaarkood ee magaalada Boosaaso.
Muuqaalka Doonida oo Dabku uu wada qabsanayo
Dabka xiligii uu kakacay gudaha Dekeda ayaa mar qura isbedel laga dareemay gudaha magaalada Boosaaso waxaana la arkayey xiligaasi ciidamada Amaanka qaybahooda kala duwan oo wadooyinka qaar ee magaalada Xiray waxaana dhegaha dadka si aad ah ugu soo dhacayey qaraxyo kadhalanayey shidaalka gubanayey ayadoo hawada magaaladuna uu isbedel kuyimid oo la arkayey qiiq faro badan oo mar cirka qabsaday.
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland oo HR uwaramaya
Shaqaalihii saarnaa Doonta iyo xamaaligii rarka karogayey ayaa dhamaantood bad qaba waxaana Wakiilka doonta islamarkaana ah milkiilaha Hantidan gubatay oo lagu magacaabo Xareed Maxamuud Yuusuf oo isna aan kula kulmay gudaha doonta uu ka cudur daartay in uu wax war ah isiiyo ayadoo dhanka kalena uu dhaawac soogaaray ilaa iyo 2 qofood oo midkood uu kamid ahaa dadkii dekedda gudaheeda kaxamaalanayey kaasi oo uu jiiray mid kamid ah gawaarida dab demiska magaalada Boosaaso halka sidoo kalena midkamid ah shaqaalaha dab damiska isna uu dhaawacmay kaasi oo isna ay qaadeen xoogii ay kusocdeen tubooyinka biyaha dab damiska islamarkaana ku dhex dhacay saliid gubanaysa sida ay Horseed Media usheegeen saraakiisha Dekedda.
Wasiirka Dekedaha oo HR Media Wareysi Siinaya
“Doonidan waxaa layiraahdaa Faa,iz Mustafa waxaana laga leeyahay dalka India majiro wax qasaare nafeed ah oo kadhashay laakiinse waxaa baaba,ay Shidaalkii saarnaa oo idil oo gaaraya 1500 Fuusto iyo xoogaa Saliid ah waxa sababay Dabkan waan baaraynaa baaritaankuna wuu socdaa”ayuu hadalkiisa sii raaciyey wasiirka Dekedaha Puntland.
Sawirka hoose riix si aad u ragato sawiro kale oo badan:
sawiradiigubashadadoonidadekada
Sidoo kale gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Dowlada Puntland Maxamuud Xayr Yuusuf oo isna gudaha Dekedda Horseed Media ugu waramayey ayaa sheegay in dabku uu kacay abaare 1:45 PM xiliga magaalada Boosaaso markaasna intii badnayd rarkii doonta saarnaana ladejiyey balse shidaalka haatan baaba,ay uun uu harsanaa.
Sawirka Koowaad Doonida oo Dabku uu wada Qabsaday
Dabka kakacay Dekedda magaalada Boosaaso gaar ahaan qaybta ay kusoo xirtaan Doonyaha marka rarka laga dejinayo waxaana Dabku uu yimid markii shidaal saarnaa Dooni xiligaasi kujirtay safka dejinta uu dab kakacay kaasi oo sababay in halkaasi qasaaro hantiyadeed oo lixaad lihi in uu kadhasho.
Sida uu Horseed Media u sheegay wasiirka dekedaha Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed Md C/risaaq Xuseen Gacayte oo aan wareysi kula yeeshay gudaha Dekedda magaalada Boosaaso doonta dabku kakacay ee uu shidaalku saarnaa ayaa gebi ahaanba bas beeshay oo dabkeedii lademin kari waayey waxaana halkaasi kubaaba,ay gebi ahaanba shidaal gaaraya Kun iyo Shan boqol oo fuustooyin Shidaal ah.
Faah Faahin Dooni Shidaal Siday oo dekeda Boosaaso kugubatay.(Sawiro)
October 10, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0)
Faah Faahin Dooni Shidaal Siday oo dekeda Boosaaso kugubatay.(Sawiro) | read this item Horseed Media
Boosaaso
Ayadoo duhur nimadii Maanta uu dab kakacay dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxa faah faahin rasmi ah aynu kahelnay Qasaaraha kadhashay qaabka uu dabkaasi u kacay.
-
surrender
- SomaliNet Super

- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Boosaaso port on fire.
you missed a section emperior------------------------------->UK!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso port on fire.
surrender wrote:you missed a section emperior------------------------------->UK!
No uk section maxa geeynaya
maybe the bari section and the puntland section huuno
-
surrender
- SomaliNet Super

- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Boosaaso port on fire.
i thought you got all those sections covered! no way!! you havent done it miyaad igu leedahay!?
get going mate. no time to waste!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso port on fire.
No labba section baa ugu muhiimsan General section dadka oo dhan arkaansurrender wrote:i thought you got all those sections covered! no way!! you havent done it miyaad igu leedahay!?get going mate. no time to waste!
iyo Sectionka puntland oo gaar ahaan uu khuseysso
kuwa kalle muhiim maha
- Mzbeautifull
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2547
- Joined: Wed Mar 19, 2008 5:01 am
- Location: I SMELL FISH !
Re: Boosaaso port on fire.
surrender wrote:i thought you got all those sections covered! no way!! you havent done it miyaad igu leedahay!?get going mate. no time to waste!
Surrender
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso port on fire.
Mz beautifull abti Somalis attack always the messenger and not the issue , isn’t that strange 
- Mzbeautifull
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2547
- Joined: Wed Mar 19, 2008 5:01 am
- Location: I SMELL FISH !
Re: Boosaaso port on fire.
Emperior .. Ur nt ma abti
and to answer ur Question .. U hav posted this news almost everywhere
Is't some sort of victory .. do you get some sort of happiness out
of this tragedy?
and to answer ur Question .. U hav posted this news almost everywhere
Is't some sort of victory .. do you get some sort of happiness out
of this tragedy?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso port on fire.
How am i not your abti do you prefer inabti lolMzbeautifull wrote:Emperior .. Ur nt ma abti![]()
and to answer ur Question .. U hav posted this news almost everywhere
Is't some sort of victory .. do you get some sort of happiness out
of this tragedy?
i have posted this news here
and puntland section wa 2 section how is that every where
Dont u like to be informed?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1274 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 11 Replies
- 1569 Views
-
Last post by Ganjaweed
-
- 9 Replies
- 1074 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 19 Replies
- 2377 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 13 Replies
- 1938 Views
-
Last post by Nubis
-
- 16 Replies
- 2233 Views
-
Last post by Baad
-
- 9 Replies
- 3014 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 2 Replies
- 2031 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 26 Replies
- 3721 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 20 Replies
- 3477 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer