Page 1 of 1

Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sat Oct 10, 2009 9:42 am
by The_Patriot
Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab oo dagaalkii xalay ee Buula xaaji lagu dhaawacay
Wararka dheeraadka ah ee laga helayo dagaalkii xalay ka dhacay Buula xaaji ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalkii xalay uu si xun ugu dhaawacmay taliyihii watay ciidamadii xalay duulaanka ku qaaday Buula xaaji kaasoo magaciisa naloogu sheegay Farxaan Daahir Warsame oo Al-shabaab u qaabilsanaa arimaha Bulshada.

Wararku waxay intaas ku darayaan in dagaalkii Xalay Al-shabaab lagu jabiyey dibna loogu celiyey halkii ay ka soo duuleen.

Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in Al-shabaab ay isku dayeyaan kaarto cusub oo ah in furin cusub ay ka furaan dhanka Buula xaaji si ay u khafiifiyaan culayska ka saaran dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo.

Xaalada Jubooyinka ayaa weli ah mid KEEB LA YUURUR AH oo xili kasta la fili karo in dagaalo ay qarxaan.

Dhanaan.com

Re: Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sat Oct 10, 2009 12:18 pm
by Murax
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @Cabaas militia.

Caghdeers losing it, lool

Re: Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sat Oct 10, 2009 12:41 pm
by The_Patriot
Murax wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @Cabaas militia.

Caghdeers losing it, lool
Murax :lol: :lol: :lol:
anyway how is besha Sade in regards to capturing Afmadow? 8-)

Re: Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sat Oct 10, 2009 11:28 pm
by Murax
The_Patriot wrote:
Murax wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @Cabaas militia.

Caghdeers losing it, lool
Murax :lol: :lol: :lol:
anyway how is besha Sade in regards to capturing Afmadow? 8-)

Anyone who attacks it I wish death upon them for wanting to kill/injure another Muslim :up:

Re: Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sun Oct 11, 2009 12:42 am
by paidmonk
In regards to Afmadow is it Marehan clan militia or Marehan al-shabaab trying to capture it?

Re: Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sun Oct 11, 2009 1:35 am
by zingii
:lol: :lol:

Wararka qaarkood waan layaabaa markaan arko.

Re: Cabaas militia karbashed by Canoole

Posted: Sun Oct 11, 2009 10:36 am
by Murax
paidmonk wrote:In regards to Afmadow is it Marehan clan militia or Marehan al-shabaab trying to capture it?

Marexaan militias are in Dolow and Kenya.