London(Oodweynenews)- Shir ay isugu yimaadeen Beesha H/Y oo ka dhacay Magaaladda London Maalaintii shalay oo ay taariikhdu ahayd 10/10/09, Shirkaas waxa ka soo qayb galey dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimi Guud ahaanba wadanka Ingiriiska , shirkaas oo arimo badan looga wada hadlay Sida Horumarinlahaa Arrimaha Bulsha, Caafimaadka, Waxbarasha iyo Arimo kale oo gaar u ah Beesha. Shirkaasna waxa marti sharaf u ahaa Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ka mid ah Salaadiinta Beesha H/Y.
http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=11243
Daawo Sawiradda Shirkii Beesha H/Y ee ka dhacay Magaaladda L
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Daawo Sawiradda Shirkii Beesha H/Y ee ka dhacay Magaaladda L
beeshu maxay ka shirayeen? ma UDUB aan taageerno
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Daawo Sawiradda Shirkii Beesha H/Y ee ka dhacay Magaaladda L
Goljano Lion wrote:beeshu maxay ka shirayeen? ma UDUB aan taageerno
"shirkaas oo arimo badan looga wada hadlay Sida Horumarinlahaa Arrimaha Bulsha, Caafimaadka, Waxbarasha iyo Arimo kale oo gaar u ah Beesha".
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 834 Views
-
Last post by Real_1
-
- 3 Replies
- 83 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 3 Replies
- 1108 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 2 Replies
- 613 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 27 Replies
- 2879 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 5 Replies
- 1258 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 7 Replies
- 425 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 957 Views
-
Last post by greenday
-
- 0 Replies
- 432 Views
-
Last post by Adan_1