Mujaheed fagadhe under surgery today
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Mujaheed fagadhe under surgery today
He is in france uu soo duceyaa 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
Safiirka Somailand u Fadhiya Faransiiska oo Maanta Lagu Qalayo Cisbitaal ku Yaal Paris
Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe oo mushaharadiisii ka ma maqan tahay muddo Shan bilood gaadhaysa iyo warar sheegaya in xukuumaddu dhayalsatay arrimihiisa
Hargeysa (Jam)- Safiirka Somaliland u Fadhiya dalka Faransiiska Md. Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo xaalad caafimaad u jiifa cusbitaal ku yaal magaalada Paris, ayey dhakhatiirta la tacaalaysa caafimaadkiisu maanta ku samaynayaan qalliin dhinaca dhabarka ah oo uu xanuun ba’an ka dareemayey.
Sidaana waxa xalay Jamhuuriya u xaqiijiyey muwaadiniin reer Somaliland oo ku nool magaalada Paris ee dalka Faransiiska oo aanu khadka telefoonka kula xidhidhnay, inkasta oo ay noo suurto geliweyday inaanu helno safiirka oo aanu telefoonkiisa gacanka kula xidhiidhnay, dhakhaatiirtiisa oo diiday in lala hadlo awgeed, hasayeeshee sida ay noo xaqiijiyeen muwaadiniin reer Somaliland oo aanu xalay telefoonka magaalada Paris ee dalka Faransiiska kula xidhidhnay, waxa Md. Maxamuud Salaax Nuur (Fagadhe) uu galinka hore ee maanta gelayaa qaliin caafimaad oo lagu samayn doono, iyada oo sida dad u dhawdhaw safiirku noo xaqiijiyeen in haba yaraatee aanay jirin wax gacan ah oo xukuumadda Somaliland u fidisay Fagadhe oo xaaladiisa caafimaad liidato.
Wasiirka Arrimaha didebada Somalialnd Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo ka hadlayey xaalada caamifaad ee safiirka, ayaa sheegay in wixii safiirka loo qaban karayey loo qabtay, isaga oo xusay markii uu Fagadhe Hargeysa ka tegay ay sii raaciyeen woxogaa kharash ah oo loogu tallo galay inuu dawooyinka isaga bixiyo, basle waxa wasiirku caddeeyey in Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) aan wax mushahar ah la siin muddo shan bilood ah oo ka bilaabmaysa June ilaa bishan aynu ku jirno ee October 2009.
“Waxa aan jecelahay inaan ka hadlo war maalmahan ay saxaafadu ka hadlaysay oo ku saabsan wakiilkayaga Somaliland u fadhiya Faransiiska, horta Illaahay ayaanu safiirka caafimaad degdeg ah inuu siiyo uga baryaynaa, dhowaan ayuu dalka yimi, waxaannu dib nooga noqday bishii May, xannuun baana halkaa ku qabsaday, intii uu xunuunsanayeyna aad baannu uga war-haynay wixii qaranku u qaban karayayna wuu u qabtay, socodkii uu halkaa ku tagayna reerkiisiina wuu sii raacay si uu daryeelkiisa u ogaado, markii uu tegayayna waxoogaa kharash ah ayaa sii raacay si uu dawooyinka iskaga bixiyo, kharashkaas oo ka baxsan wasaaradda arrimaha dibadda. Waxa iyadana aannu iminka gacanta ugu haynaa oo nidaamka ugu jira oo dhakhso ugu dhammaanaya mushaharkiisii June ilaa September.
Waxaan jecelahay in hadalkaasi sidaasi innagaga dhammaado, Safiir Fagadhe waa nin Somaliland qaali ku ah, waxaanuna ku rajo weynahay in isagoo caafimaad qaba uu hawshiisa halkaa ka sii wato,” ayuu yidhi Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale.
Inkasta oo wasiirka arrimaha dibedu sidaa yidhi, hadan sida ay ilo madaxbannan oo ku sugan Paris xalay Jamhuuriya u xaqiijyeen, ma jiraan wax taakulayn ah oo wasaarada arrimaha dibadu soo gaadhsiisay safiirka, waxayna ilahaasi oo aad loogu kalsoonyahay caddeeyen in kharashka ku baxaya xaalada caafimaad ee Safiirka ay bixeyeen eheladiisa iyo dad kale oo muwaadiniin reer Somaliland ahi.
Wasiirul-dawlaha arrimaha dibeda Somaliland, ayaa toddobaadkan sheegay in safiirku soo codsaday in kharashka ku baxaya xaaladiisa caafimaad iyo wixii kale ee uu u baahadaba loogu soo hagaajiyo wasiirul-dawlaha caafimaadka Md. Axmed Cali Shire, balse waxa arrintaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wasiirul-dawlaha caafimaadka oo sheegay inaanu arag lacag safiirku leeyahay.
Jamhuuriya Online

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
Good luck to Mujahiid Fagadhe 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
yeah i hope he will be fine inshallah 

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
Is he a member of Alshabaab?The_Emperior5 wrote:He is in france uu soo duceyaa
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
sheekh-Farax-zero wrote:Is he a member of Alshabaab?The_Emperior5 wrote:He is in france uu soo duceyaa
No he was part of the snm back in the days wa veteran

Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
This guy is Dhullos right? why are you praying for a Jaberti
Ilaahey ha u sahlo

Ilaahey ha u sahlo

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
That's the million dollar question. I guess this guy is giving up the struggle which leaves Duceysane to be a solo artist.Xamud. wrote:This guy is Dhullos right? why are you praying for a Jaberti![]()
Ilaahey ha u sahlo
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
why are you abusing the holy word "mujaahid"The_Emperior5 wrote:No he was part of the snm back in the days wa veteran
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
Xamud. wrote:This guy is Dhullos right? why are you praying for a Jaberti![]()
Ilaahey ha u sahlo
No fagadhe wa nin xalaal ah uu halgankii ka qeyb gallay

maalintay nogu xummayd wa kii na garab taagna

Marka wa halyey lama ilaawii karro

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
sheekh-Farax-zero wrote:why are you abusing the holy word "mujaahid"The_Emperior5 wrote:No he was part of the snm back in the days wa veteran
Mujaheed wa qofka Xaqiisa uu dagaalama dadkiisa uu dagaalama Diintiisa difaaca
and the snm did that

Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
Xaqee? Ninku waa nin Dhulbahante ah dadkisu halkee bay ku dhibatesnayen? SNM= Jabhad Issaq maad iska tiraahdid waa nin aanka aan isku fikrad nahay.The_Emperior5 wrote: Mujaheed wa qofka Xaqiisa uu dagaalama dadkiisa uu dagaalama Diintiisa difaaca
and the snm did that
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mujaheed fagadhe under surgery today
Xamud. wrote:Xaqee? Ninku waa nin Dhulbahante ah dadkisu halkee bay ku dhibatesnayen? SNM= Jabhad Issaq maad iska tiraahdid waa nin aanka aan isku fikrad nahay.The_Emperior5 wrote: Mujaheed wa qofka Xaqiisa uu dagaalama dadkiisa uu dagaalama Diintiisa difaaca
and the snm did that
snm waxay uu dagaalameysey xaqa ummada somaliland oo dhan and they did in 1991 ma ciid bay wax yeeshay markay dalka gacanta ku dhiigeen
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 655 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 25 Replies
- 1817 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 48 Replies
- 2368 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 615 Views
-
Last post by Navy9
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 496 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 5 Replies
- 592 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 4 Replies
- 706 Views
-
Last post by yunis09
-
- 19 Replies
- 2324 Views
-
Last post by Ina-Geel_Wase
-
- 0 Replies
- 621 Views
-
Last post by Khalid Ali