Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by sheekh-Farax-zero »

justice is not served :down:
Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu Xukumay | read this item Related News
Kenya oo Xirtay Nin Mareykan Muslim ah oo Ku Soo Jeeday Soomaaliya
Burcad Badeedii Weerartay Markabkii Dagaal ee France oo La Keenay Boosaaso
Maxkamada derejada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta lix bilood oo xarig ah ku xukuntay gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug C/nuur Geeseey.

Xukunka maxkamadan ay riday waxa uu maanta ka dhacay xarunta maxkamada Boosaaso oo ay ka soo qeybgaleen saraakiisha amaanka iyo xeer ilaalinta Puntland iyadoo amaankana aad loo adkeeyey gudaha maxkamada.

Maxkamada waxaa ay dhegeysatay kiisas dacwadeed loo heysto gudoomiyihii hore C/nuur Geeseey oo joogay iyo 5 nin oo kale laakiin maqnaa markii xukunku dhacayey.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug C/nuur Maxamed Diiriye Geeseey waxa uu in mudo ahba ku jiray xabsi, waxaana loo heystey inuu lug ku lahaa dilkii wasiirkii warfaafinta Warsame Cabdi Shirwac oo horaantii bishii August lagu dilay magaalada Galkacyo.

Xeer ilaalinta ayaa ku soo oogtay maanta C/nuur Geeseey dembiyo isugu jiray inuu wax ka maleegay dilkii wasiirka, iyo inuu muujiyey xil gudasho la’aan isagoo aanan soo qaban dadkii dilay wasiirka xilligaasi oo uu ahaa gudoomiyaha gobolka oo amaanka waajib uu isagu ka saarnaa.

C/nuur Geeseey waxaa loo ogolaaday inuu ka jawaabo kiisaska lagu soo oogay waxaana uu beeniyey inuu wax lug ku lahaa haba yaraatee dilkii wasiirii warfaafinta Warsame Cabdi Shirwac.

C/nuur Geeseey waxa kaloo uu sheegay inuusan wadashaqeyn ka helin saraakiisha amaanka ee gobolka si loo soo qabto dadkii dilay wasiirka waxaana uu sidoo kale sheegtey xannuun keenay inuu xilkiisa gudan waayo.

Gudoomiyaha maxkamada Sheekh Maxamed Cabdi Awaare ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu riday gudoomiyihii hore ee Mudug oo maxkamadu ay ku xukuntay lix bilood oo xarig ah, inkastoo loo ogolaaday inuu rafcaan ka qaadan karo.

Waxay maxkamadu sidoo kale xukun dil ah ku xukuntay 2 ruux oo kale oo uu ku jiro wiil uu dhaley C/nuur Geeseey oo geystey dilkii wasiirka.

Saddex nin oo kale oo ka mid ahaa 5 dhalinyaro oo dilka wasiirka lagu xiriirinayey ayaa iyaguna maxkamadu ku riday min 15-sano oo xarig ah.

dadka ay maanta maxkamadu xukuntay, marka laga tago C/nuur Geeseey waxay maxkamadu xukuntay iyagoo aan joogin maadaama sharcigu uu ogol yahay in la xukumi karo qof maqan.

C/nuur Geeseey oo xilka gudoomiyaha Mudug laga qaaday bishii August sababo la xiriira dilkii wasiirka warfaafinta waxa uu noqonayaa qofkii ugu horeeyey oo xil ka soo qabta maamulka Puntland oo maxkamad ay xukunto.

Dhegeysigii maxkamada maanta oo ay joogeen saraakiisha booliska waxaa soo buux dhaafiyey gudaha hoolka maxkamada dadweyne fara badan.
jamaame83
Posts: 3
Joined: Sun Oct 04, 2009 8:17 pm

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by jamaame83 »

Waxaad hilmaamtay in aad Newska ku dartid geela lagu dilay caasimada Muqdisho kkkkk. :oops:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by Xamud. »

Sheikh
I hate too say this but justice is only served when you take matters in your own hands.....reer mudugs are basterds and they will try to run you over if you don`t stand up for yourself.
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by Southie4life »

What involvement could the former governor have had in the killing that would give him only 6 months in jail? What is 6 months.
jamaame83
Posts: 3
Joined: Sun Oct 04, 2009 8:17 pm

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by jamaame83 »

They don't have any evidance, that is the reason they give hime six month. Once the got solid evedance they will give him death penalty. Support Puntland don't be hatter. :som: kkkk
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by paidmonk »

^ sheegato alert!! :som:
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by Southie4life »

Aint a hater, I love Puntland and it's always on my mind, that's why I won't remain silent when lies are spread.
jamaame83
Posts: 3
Joined: Sun Oct 04, 2009 8:17 pm

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by jamaame83 »

Do you think the killing of C/rashiid Cali Sharmaarke was behind C/risaaq Xaaji Hussien? If your answer is yes, please explain. :som:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Mudug oo Xarig 6 Bilood ah Lagu

Post by gemini07 »

jamaame83 wrote:Do you think the killing of C/rashiid Cali Sharmaarke was behind C/risaaq Xaaji Hussien? If your answer is yes, please explain. :som:

Random.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”