Page 1 of 1
Burco Khadar Hargeysa Khadar Ilkacase
Posted: Wed Oct 14, 2009 4:03 pm
by Ducaysane_87
Re: Burco Khadar Hargeysa Khadar Ilkacase
Posted: Wed Oct 14, 2009 9:33 pm
by Dhaga Bacayl
Waah waah yaa waxaasaa hees la yidhaa.
Waar ilka case waxaa la moodaa inuu imika xaajiyad kaaga degay suuqal baring Hargeisa. You can take the man out of Burco but you can't take Burco out of the man.

Re: Burco Khadar Hargeysa Khadar Ilkacase
Posted: Thu Oct 15, 2009 4:48 am
by MrPrestige
Dhaga Bacayl wrote:Waah waah yaa waxaasaa hees la yidhaa.
Waar ilka case waxaa la moodaa inuu imika xaajiyad kaaga degay suuqal baring Hargeisa. You can take the man out of Burco but you can't take Burco out of the man.

dee waa siida you can take him to hargiesa laakiinse you can't take the burconimo out of him i even know some reer burco's who were born in hargiesa and lived there and yet still kept their reer burconimo

Re: Burco Khadar Hargeysa Khadar Ilkacase
Posted: Thu Oct 15, 2009 11:53 am
by Dhaga Bacayl
Ducaysane209 wrote:Dhaga Bacayl wrote:Waah waah yaa waxaasaa hees la yidhaa.
Waar ilka case waxaa la moodaa inuu imika xaajiyad kaaga degay suuqal baring Hargeisa. You can take the man out of Burco but you can't take Burco out of the man.

dee waa siida you can take him to hargiesa laakiinse you can't take the burconimo out of him i even know some reer burco's who were born in hargiesa and lived there and yet still kept their reer burconimo

Trust me I've seen them countless times in Hargeisa acting they never left Burco. I'm talking about those who are born and bread in Hargeisa.
2006 maalin baa ainigoo Sheikhal baladka Hargeisa Sh. Maxamed Sh. Ibrahim Sh. Yusuf Sh. Madar wada socona oo Land cruiserki iILAAHAY ha naxariistee Sh. IBRAHAIM ka dhintay wadana ( which is very popular vehicle, every body knows gaadhigii Marxuun Sh. Ibrahaim) ayuu ku yaro gaadhiyoo cad wataa nagu horgooyay markii aanu nidhi waar maxaa dhacayna caybuu nagu billabay. Waliba Sheikhaa gaadhiga waday...inatayadii kalaa xanaaqnay oo nidhi waar miyaanad xishoonayn ninkaad caayayso miyaad garanaysaa. waxaanu marka hortaaganahay Tima Cade stedium which is known reer Burco Gathering in Hargeisa. Obiviously, the dude was reer Burco who had no idea what he was getting himself into. Walaahi wuxuu meesha marayoo dhanbaa ku xoomay including those from Burco who knew the Shiekh. I really felt bad for him after words.
Markaa nimankiina reer Burco Budlayaal xayraasan iga dheh...

Re: Burco Khadar Hargeysa Khadar Ilkacase
Posted: Thu Oct 15, 2009 12:36 pm
by XKeyse_
oo heedhe sheekhaad sheegaysid sow qabiil uun maaha , wiilkuna sow qabiil maah? haday 10 nin nin dilaan oo mid reerkooda ah u dilaan kuwa kalana saw dili maayaane sheekhaad sheegaysid.
Re: Burco Khadar Hargeysa Khadar Ilkacase
Posted: Thu Oct 15, 2009 12:42 pm
by Dhaga Bacayl
XKeyse_ wrote:oo heedhe sheekhaad sheegaysid sow qabiil uun maaha , wiilkuna sow qabiil maah? haday 10 nin nin dilaan oo mid reerkooda ah u dilaan kuwa kalana saw dili maayaane sheekhaad sheegaysid.
Mayee sidaa maaha xaalku inaadeer. Arinata qabiilna way ka dwan tahay bal uggunoqo qoraalkayga . We're talking about historical ICON in Sheikh Madar in the middle of Hrgeisa.
I know if this dude knew him he wouldn't do it. Xayraannimada reer burco iyo bud la orodka uunbaa ka hadlaayay sikale arintu maaha.