War-bixin Dhegaysi oo Ku Saabsan Dhul dumay: Mucjiso Layaab

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

War-bixin Dhegaysi oo Ku Saabsan Dhul dumay: Mucjiso Layaab

Post by MrPrestige »

War-bixin Dhegaysi oo Ku Saabsan Dhul dumay: Mucjiso Layaab leh Oo Ka Dhacday Balliyada Dhalaame-cune Oo Ka Tirsan Degamada Kalabaydh Ee Gobolka Sool

Hargaysa (Oodweynenews)- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa war-bixin dhegaysi ah oo ku saabsan dhul si mucjiso ah u dumay oo ku yaala Balliyada Dhallaame-cune oo dhawr iyo toban KM u jirta Degamada kalabaydh oo ka tirsan Gobolka Sool.

Dhulkan hoos u dumay, ayaa markii uu dumayey waxa uu sameeyey qarax iyo gariir xoogan oo argagax iyo saamayn ku yeeshay dadkii deegaanka ku noolaa. Waana laba goobood oo isu dhaw,

Waxaana dhulkaas hoos u dumay uu deegaan ahaan ku yaalaa afar buurood dhex-dood, waxaana ay hore u ahaan jirtay meel biyo-qabatin ah oo marka uu roobku da’o ay dadku muddo biyaha ka cabi jireen, hasayeeshee imika dhamaan ay biyihii ku shubmeen labadaas god. Waxaana laba god dumeen qiyaas dhan 2 Km oo isku weer ah.

Waana tan warbixintii ee dhegaysi wanaagsan:-

HALKAN KA DHEGAYSO

Oodweynenews.com



http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=11388
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”