Page 1 of 5

Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 7:43 am
by The_Emperior5
Kismaayo:War deg deg ah Exculisive AllPuntland: Kooxo hubeysan oo goor dhaw magaalada Kismaayo ku toogtay ganacsade Da'ud Dirir
19. oktober 2009

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan



Kismaayo(AllPuntland)Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor halkaas lagu dilay ganacsade weyn oo lagu magacaabi jiray da'ud Dirir kaas oo si weyn looga yaqiinay magaalada Kismaayo.

Da'ud Dirir waxaa ay xigto ahaayeen xildhibaan Barre Hiiraale oo mar ahaa gudoomiyihi isbaheysigii dooxada Jubba ee mar ka taliyey Jubooyinka .

Dilka Ganacsade Da'ud Dirir waxaa geystay wiilal wajiyada soo xirtay , waxaana ay ku toogteen meel aan ka fogeyn gurigiisa xili uu ka soo baxayey una so socday magaalada .

Xaalada Kismaayo ayaa aad u kacsan waxaana la maqlayaa rasaas ay ridayaan maleeshiyaadka Shabaab ee heysta inakstoo ay baxsadeen ragi dilka fuliyey.

Kismaayo waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ay ka taliyaan Shabaabka hadana ay ka dhacaan dilalka qorsheysan oo aan la ogeyn cida geysaneysa.

Wixi ku soo kordhaa kala soco xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 7:55 am
by AhlulbaytSoldier
Emp,when are you going to post news about somaliland. forget zoomalia.

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 7:58 am
by The_Emperior5
HutuKing01 wrote:Emp,when are you going to post news about somaliland. forget zoomalia.


topics about Somaliland they are moved in like 20 seconds topics about Koonfuria last long
:lol:

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:19 am
by The_Patriot
So ninki Idoorka oo inagodhane Darodki buu ugarsanaya.
Marexan buu Kablalax kukabashey
hadhadan neh madaxdhi marexan bey ugarsanayan.

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:20 am
by The_Emperior5
The_Patriot wrote:So ninki Idoorka oo inagodhane Darodki buu ugarsanaya.
Marexan buu Kablalax kukabashey
hadhadan neh madaxdhi marexan bey ugarsanayan.

Dilka ogaden ba ka danbeye ina godane shaqo kuma laha iyo seylici
this is a revenge from the ogaden

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:20 am
by Xamud.
Ilaahey ha u naxaristo Jannada fardowsan ha ka warabsho.

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:21 am
by The_Emperior5
Xamud. wrote:Ilaahey ha u naxaristo Jannada fardowsan ha ka warabsho.

Did u know him xamud?

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:26 am
by CoolPoisons
Daud Dirir was ganacsade caan ka aha Jubaland. Magaalada way qasantahay waana meel kacsan hada. dont know what will happen.

Waryaa Emperior, Daud Dirir wuxuu ahaa seediga

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:29 am
by The_Emperior5
CoolPoisons wrote:Daud Dirir was ganacsade caan ka aha Jubaland. Magaalada way qasantahay waana meel kacsan hada. dont know what will happen.

Waryaa Emperior, Daud Dirir wuxuu ahaa seediga

gaw oo halkeenu ku xiididnay bal warka ii sii.

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:30 am
by kambuli
Emperior!

Maxaa ku dhexgeliyey Kismaayo? Mese aqoonsigiiba sow dhow :up: :lol: :lol: :lol:

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:30 am
by CoolPoisons
The_Emperior5 wrote:
CoolPoisons wrote:Daud Dirir was ganacsade caan ka aha Jubaland. Magaalada way qasantahay waana meel kacsan hada. dont know what will happen.

Waryaa Emperior, Daud Dirir wuxuu ahaa seediga

gaw oo halkeenu ku xiididnay bal warka ii sii.
xaaskiisa qoloda ah

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:31 am
by The_Emperior5
Qolade?

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:32 am
by CoolPoisons
The_Emperior5 wrote:Qolade?
War anagaa balaayo aragnay. do ive to spell it out for U. dee jiffada ka so jeedo sacad muse

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:33 am
by The_Emperior5
ooh ma xaaskisa sacadmuse ah , seylicii bay seeddiiyal yihin lol.


Ilahay ha uu naxariisto marxuuma.

Re: Dauud dirir killed in kismayo

Posted: Mon Oct 19, 2009 8:36 am
by sheekh-Farax-zero
illaah ha u naxriisto.