GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
Moderator: Moderators
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
Garxajiis great suldan has spoken and pointed out that the attrocity of 1994 civil war is at the corner.
The suldan has pointed out that they have not forgotten that those behind that 1994 civil war where thousands of graxajiis and opposing faction died are still high ranking official in kulmiyeh.
And whether kulmiyeh comes legitimatly or not that we will wage war according to the suldan of hargeisa.
The full press realease as follow:
Suldaan Galaal Oo KULMIYE Ku Tilmaamay Xisbigii Naasiga Ee Hitler Kana Digay Haddii uu Ku Guulaysto Doorashada Inuu Dalka Dagaal Sokeeye Ka Dhici dooono
“Rayaale Beesha Reer Karbala (Isaaqa) Dhabtooda Kuma Jiifo ee Iyagaa dhabtiisa ku Jiifa oo is Baday Waana Buste ay Dhaxanta Ka Galeen”
Hargeysa(Ramaas) Oct. 20, 2009 - Suldaan Maxamed Cabdilaahi Xuseen (Gallaal), oo ka mid ah salaadiinta Gobolka Hargeysa ayaa caawa xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ku sifeeyay mid la mid ah xisbigii Naasiga ee Hitlar, waxaanu sheegay in haddii uu xisbigaasi uu ku guulaysto doorashada Madaxtooyada inuu dalka ka dhici doono dagaal sokeeye.
Suldaan Galaal wuxuu sidaasi ku sheegay mar uu caawa la soo xidhiidhay shabakada wararka ee Ramaas News, oo uu sheegay inuu fariin u gudbinayo shacbiga. Waxaanu xisbiga KULMIYE ku eedeeyay inay ku jiraan koox uu xusay inay dalka ka rideen dagaalkii sokeeye ee dalka ka dhacay 1994-kii illaa 1996-kii, waxaanu yidhi “Adeer Caawa waxaan halkan idiinku imid inaan idiin sheego arrrin aan doonayo inaan gudbiyo, Ilaahay mahadii dalkii wuu qaboobay oo roobkii wuu inoo shubay, xisbiyadiina way heshiiyeen markii lix qodob dalka dibadiisa la inooga soo yeedhiyay. Anigu waxaan sheegayaa wax aan dad badan u muuqan, waxani ma aha wax aan fidno hurida ku kicinayo ee waa wax aan u sheegayo dadka inta aan waxba la socon. Waxa ii muuqata in dalka halisi ay ku soo socoto oo ay arrintu ay ka weyn tahay xisbiyo is haysta iyo UDUB oo kordhisanaysa’e waxa weeyaan qoladeenan reer Karbala (Isaaqa) dhexdiisa waxaynu nahay dad isu yimid oo biyaha wada cabayee siyaasiyan looma heshiin dagaal xun oo sokeeye ayaa dhacay. Dagaalkaasi waxaan leeyahay ma aanu heshiin dadkii aanu is dilaynay saaxiibadaydii kale ee Kornayladdiina waa kuwan hanjabaya ee leh dhangad ayaanu kaga soo saaraynaa madaxtooyada wadaadkan (Madaxweynaha) ah jimciyada quruumaha ka dhaxaysa ee aynu biyahaba isaga ku wada cabno. Anigu badow baan ahay oo xisbiyo iyo waxba ma aqaano ee qabaa’il is dilay ayaan aqaanaa oo la heshiisiinayo.”
Suldaanku wuxuu sheegay in xataa KULMIYE haddii uu ku yimaado sifo sharci ah aanay yeelaynin, waxaanu yidhi “Xataa haddii ay sharciyan ku yimaadaan xisbiga aan tilmaamayo ee aan garanayaa ee Xisbiga KULMIYE Siilaanyo waa siyaasigeenii waa inaadeerkay habarjeclo waa reer qiimo badan nagu leh anaga oo aan jeclahay. Xisbigaasi wuxuu u eg yahay xisbigii Naasiga ee Hitler, canaasiir baa ku jirta doonaysa inay xukunka markay qabsadaan dagaalka bilaabaan. Waxaabihii berigii dhawayd la doonayay in la adeegsado Xildhibaano ee mooshinka maamuus ka xayuubinta ahaa waxba kama jiraan.”
“Xisbiga UDUB ee uu ka tagay Marxuum- Cigaal ayaa la iskugu tagay ee imika Madaxweyne Rayaale taladiisa uu hayo, kuwa aan ka hadlayo (KULMIYE) ee aanu isugu daran nahay ee aan leeyahay diyaar baan idiin ahay haddii aad timaadaan waxaanu ku kala badbaadi karnaa xisbigan UDUB oo yimaada.
Xisbigan Faysal Cali Waraabe UCID waa xisbi cusub ninka taageerayaa isagay jirtaa, laakiin ma aqbalayo KULMIYE mana aqaano sharci ee xukunka haddii uu qabsado dagaal baa dhacaya.,”ayuu yidhi Suldaan Maxamed Cabdilaahi, waxaanu intaasi ku daray “Intii yarayd ayay kala fadhiisatay, hanbada yar ee reer Karbala (Isaaqa) uma ogoli dagaal dambe in la heshiisiiyo mooyaane’e, marxaladu waxay maraysaa halkii 1994-kii oo kale. Anigu nin laaluush qaate ah ma ihi haddii aan Gallaal ahay waxaan shacbiga leeyahay haddii KULMIYE soo baxo dagaal baa dhacaya.”
Markii uu farriintiisaasi dhameeyay waxay Weriyaha Shabakada wararka ee Ramaas News ee Somaliland Cumar Maxamed Faarax, uu weydiiyay Suldaankan su’aalo u dhacay sidan:-
S: Suldaan Xisbi qaran oo sifo sharci ah ku dhisan, ayaad xisbigii Naasiga ku sifeysay, arrimahan aad ka hadlaysana waa laga soo gudbay oo dagaalkii sokeeye waa laga heshiiyay, waa maxay waxan ku soo kiciyay?
J: Waxaan sidaas adag ugu cabiray xisbiga KULMIYE, Siilaanyo waa siyaasigayagii oo waanu ixtiraamnaa, laakiin wuxuu dhufays u noqday meeshii iyo cidii aanu dagaalkii sokeeye u aanaynaynay ee riday ee aanu caddaanka u hayno. Dadka leh waxba la soo dhaafay waa carruur aan waxba ogayn.
S: Dad badan oo aan dagaal ridin ayaa ku jira KULMIYE oo shakhsiyaadka aad eedaynaysana aan ahayn waayo kuwa aad sida gaarka ah u eedaynaysaa?
J: Shakhsiyaad la isla yaqaano weeye, Anaga rag badan ayaa (Garxajis) ahaan nagaga jira KULMIYE, laakiin waxa weeye adeer Isaaq dagaalkii ka dib muu heshiin markaa xisbi hirgeli karaa oo aan ahayn UDUB ma jiro. Xisbigani wuu calaamadsan yahay. Waxaan ka turjumayaa shucuurta beesha Garxajis-ka?
S: Waxaad ahayd Suldaankii xiligaasi aad sheegayso dagaalkii sokeeye ka soo shaqeeyay nabada ee habeen madow soo raray maleeshiyadii beeshiisa Hargeysa keenay, maanta oo ay ka dambaysay dhawr iyo toban sano miyaan la is odhan karin Suldaanku ma aha kii hore?
J: Ta aan dhaliyay ee aan ilaalinayaa waa tan (Somaliland), laakiin anigu kooxdii aanu is dilay ee macruufka ahayd ma aanu heshiin ama calan ha sameystaan ama xisbiye’e. waxaan ogahay in haddii aan laga hortagin uu dagaal sokeeye dhacayo maadaama xubnihii firfircoonaa ee dagaalka riday ay hanjabayaan. Umma olalaynayo UDUB laakiin badbaadada dadkan magaca Isaaq sheeganaya siday ku bad baadayaan ayaan wadaa.
Rayaale beesha reer Karbala (Isaaqa) dhabtooda kuma jiifo ee iyagaa dhabtiisa ku jiifa oo is baday waana u buste ay dhaxanta ka galeen. Anigu tallada aan bixinayaa waxa weeye haddii uu kaasi (Madaxweynuhu) meesha ka tago waa la is cunayaa.
Ramaasnews Desk
Hargeisa
http://www.ramaasnews.com/print.php?type=N&item_id=1913
http://www.boramanews.com/index.php?opt ... tooda-kale

Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
on the same token an other war is brewing at west of hargeisa between those cannibals who set road blocks to eat innocent travellers when they lost the war to set an other road block again.
Cannibals press realease as follow:
Gabiley(Bnn)- Beesha deegaanka Gabiley (Reer Xareed) oo 18 October 2009 shir ku yeeshay deegaanka Ceelberdaale, ayaa soo saaray go’aamo calculus oo nuxurkoodu yahay inay qaadi doonaan tallaabo kasta oo ay ku soo ceshanayaan dhulka ka maqan, maadaama xukuumadda madaxweyne Rayaale ku fashilan tahay fulinta go’aamadii Golaha Guurtida.
Go'aamada ay soo saarayn Beesha Reer Xareed ayaa u dhignaa Sidan:-
“Beesha Reer Xareed ayaa shir ballaadhan ku yeeshay degaanka Ceelbardaale taariikhdu markay ahayd 18/10/2009, shirkaas oo la iskaga yimi miyi iyo magaaladaba oo laga wadahadlayey sidii loogu hawlgali lahaa dhulka beesha ka maqan, taas oo ay ka caddadaaladda waayeen xukuumadda maanta dalka ka talisa, kadib markii Guurtidu ay laba xukun oo ka soo saartay degaanka Ceelbardaale, xukuumadduna iska dhagatirtay fulinta xukunkaas, isla markaana beeshu waxay go’aansatay qodobadan hoos ku qoran;
1. In beeshu ku dhaqaaqdo tallaabo kasta oo ay dhulkooda maqan ku soo ceshanayaan, maadama ay xukuumaddu ka baaqsatay go’aanka Golaha Guurtida.
2. In aanay beeshu u dulqaadan dooni intii ay hore u dulqaataeen iyo qodobo kale.
Waxa kale oo ay beeshu baaq u diraysaa shacbiga reer Somaliland, golayaasha sharci-dejinta, salaadiinta, culima’udiinka iyo waxgaradka iyo dhammaan inta danaysa nabadda inay ka hortaagaan masiibadda halkaas ka soo socota ee uu masuulka ka yahay Ina Rayaale Kaahin. Cuqaasha iyo odayasha baaqa soo saaray.”
Magacyada cuqaasha iyo Odayaasha baaqaas ku saxeexnaa waxay kala yihiin;
Chief-caaqil Aw Yuusuf Magan Faarax, Caaqil Aadan Cilmi Ceelaabe, Caaqil Gaydh Cige Geelle, Caaqil Ibraahim Abraar Mixile, Oday Xaamud Xirsi Tubeec, Oday Cumar Barkhad Bullaale, Oday Maxamed Xadi Wacays, Oday Cabdixakiim Cumar Maxamed, Oday Xasan Aw Xuseen Cabbaase, Oday Cismaan Miigane Suldaan, Oday Cabdillaahi Axmed Caynaan, Oday Ismaaciil Nuur Dhinbiil, Oday Axmed Macallin Bashiir, Oday Maxamed Maal Raabbi, Oday Cabdillaahi Sheekh Axmed Muxumed, Oday Maxamuud Taani Geeddi, Oday Haybe Cali Khaliif, Oday Cabdillaahi Warsame Cumar, Oday Daa’uud Isaaq Xaaji, Oday Cumar Muxumed Sanyare.

this are the update for you somalineters who have been feed hallucinatin tales after tales.
That everything is fine and dandy in mirqan land.
At least you southerners have had war and nearly there to get peace.
But in mirqanland it is back to square 1991 where they were xabadii sugtoo.
Now there are attrocity sugtoo!!!
That everything is fine and dandy in mirqan land.
At least you southerners have had war and nearly there to get peace.
But in mirqanland it is back to square 1991 where they were xabadii sugtoo.
Now there are attrocity sugtoo!!!
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
How much he was payed? I bet Yawle knows , let wait for Yawle
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
weligiiba ha amaano Faqash fataal xun oo qaatay $$$ , the fact is Riyaale and Co got less then 3 months, sultaan galaal or sultaano canbaro won't help him.
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
you said you were waiting??
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
Gedabursi boy iam garxajis and you using our civil war for your uncle Riyaale to stay in power won't work , 80% of Garxajis will vote Kulmiye.
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
futadada iyoo afkaa ees ma oogaa!!
do you thing i wrote the above, when you telling me stuff??
do you thing i wrote the above, when you telling me stuff??
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
I know you are fucken dirty Gedabursi who is interested in Somaliland politics just because of tribal reasons and scums like you should be kicked in the mouth and deported back to Jabuti.
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
deported back?? lol
where am i now??
where am i now??
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
Read what your name say fool and stick to it.
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
have the last word
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
I had no idea the garajis and habar jello hated each other that much 
Re: GARXAJIIS HAS SPOKEN!!! for you kids who don't know history
advo
Habar Jeclo is the real scum , if it weren't for them occupiying Garhajis in east , drawing huge rescources to combat them as well as Ciise Muuse in berbera , and the Ciidagale fighting the maryaloool coalition in Hargeisa ( Sacad Muusa, Arap , Gedabguursi, and other minorities ).
history would have been different, as soon as the berbera war had stilled, and Habar Yonis could finally put in full rescources into Burao war.
HJ begged for truce before being evicted to Yirowe .
In Hargeisa Ciidagale was probably decepted by Cabdi Waraabe through secret deals.., when they were on the offensive after ka dhex toos battle, second round with Cigaal on the run .
too many times Garhajis has been decepted by their politicians, thats why Xkeyse is bitter...
but even he wont vote Kulmiye if he had the chance, to that too many dirty maryalool is in high ranks.
Keep in mind, HA & Egal " promised " silaanyo and HJ back in the wars how they would be rewarded..
But HA decepted them when Egal invited in Garhajis ministers into his portfolio, giving them a substantial share.
However not the lions share as they usually demand, HJ had now been isolated from 97 -2002 when they started to murr for new presidential elections:
Clever old fox Egal had already planned to go to war against them before he died in 2002, fate wante dit differently simply.
This is why Siilaanyo will never be president , its just a deception .
status of Somaliland today = Habar Jeclo no chance to become president , Garhajis no chance to become president, HA is hostage to garhajis inside UDUB, while Samaroon is used as puppet leadership, and HA is trying to manouvre into Kulmiye so they can be free of Garhajis , who is guarding the seat and current status quo... with absolute no gain, with exception of denying HJ what they dream off .
Notice the slick HA has already secured the party leadership of Kulmiye, while HJ is betting 100 % to get some taarikh for one in their history.
May I add Silaanyo is old man... and Garhajis can sit politically like this for the next 100 years , forget these 7 years that have passed.
Its the awful truth. Question is who will support the next maryalool leader of Kulmiye in " elections " of 2013 Musa Biixi...

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 156 Views
-
Last post by XKeyse_
-
- 9 Replies
- 733 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 32 Replies
- 1905 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 2623 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 6 Replies
- 536 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 123 Replies
- 5368 Views
-
Last post by XKeyse_
-
- 50 Replies
- 354 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 6 Replies
- 834 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 3 Replies
- 462 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 66 Replies
- 3756 Views
-
Last post by LivingToSucceed