My gabay to the kacaan 21 october

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

My gabay to the kacaan 21 october

Post by The_Emperior5 »

1Mar haduu dhintay siyaad barre , dhalan waye mid kale

2Mar haduu dhaq dhaqaaqisii dhamaday iyo dhuusadiisi badneyde

3Mar haduu dhiigkar ku dhacay daroodka kuwii sheegan jiray eh

4Mar haduu dhaxal uu wayee dhashiisi doofaradeed eh

5Mar haduu dhulkisii ka cararay , ka dib na la dhuufanaye

6Mar haduu dhakhsadii uu baxsaday lagos ka dhadhacaye

7Mar haduu dhabarka dhiibtay , kana cabsooday dhigyocabyaashiye

8Mar haduu Dhabanka dhigtay, Nigerianku Dhiidid kaga keeneene

9Mar haduu dheecaanki kayimi , dhimashadii na xiigtay

10Mar haduu dhuuqiidi uu dhameyee Dhaka laxooxii bantuyee

11Mar haduu dhaantadii loo ciyarayeey loo dhamays tirii wayee

12Mar haduu Dhibicyadii taarikheed is yidhi goala ka dhaliyee

13Mar haduu dhalfo siidi loola dhacayae dhaandhaan huu noqdayee

14Mar haduu dharaar cad ka dhaqaajiye dalkayagiiye

15Mar haduu dhaladi uu siitay dhexda ku xiidhay eh

16Mar haduu dhabayacadii uu xasuuqay , dhac iyo boob uga danbeyeye
Last edited by The_Emperior5 on Wed Oct 21, 2009 9:09 am, edited 3 times in total.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by MrPrestige »

The_Emperior5 wrote:1Mar haduu siyaad barre dhintay , dhalan waye mid kale

2Mar haduu dhaq dhaqaaqisii dhamaday iyo dhuusadiisi badneyde

3Mar haduu dhiigkar ku dhacay daroodka kuwii sheegan jiray eh

4Mar haduu dhaxal uu wayee dhashiisi doofaradeed eh

5Mar haduu dhulkisii ka cararay , ka dib na la dhuufanaye

6Mar haduu dhakhsadii uu baxsaday lagos ka dhadhacaye

7Mar haduu dhabarka dhiibtay , kana cabsooday dhigyocabyaashiye

8Mar haduu Dhabanka dhigtay, Nigerianku Dhiidid kaga keenaye

:lol: :lol:
User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: My gabay to the kacaan

Post by precious_dyme »

Will the this boost up your confidence?

Say it infront of a Darood better yet a MR, lets see the results shall we... internet worrior.
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by peace- »

only in somalinet
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: My gabay to the kacaan

Post by The_Emperior5 »

precious_dyme wrote:Will the this boost up your confidence?

Say it infront of a Darood better yet a MR, lets see the results shall we... internet worrior.

And what is he going to do Cry :lol:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by Twisted_Logic »

The_Emperior5 wrote:1Mar haduu siyaad barre dhintay , dhalan waye mid kale

2Mar haduu dhaq dhaqaaqisii dhamaday iyo dhuusadiisi badneyde

3Mar haduu dhiigkar ku dhacay daroodka kuwii sheegan jiray eh

4Mar haduu dhaxal uu wayee dhashiisi doofaradeed eh

5Mar haduu dhulkisii ka cararay , ka dib na la dhuufanaye

6Mar haduu dhakhsadii uu baxsaday lagos ka dhadhacaye

7Mar haduu dhabarka dhiibtay , kana cabsooday dhigyocabyaashiye

8Mar haduu Dhabanka dhigtay, Nigerianku Dhiidid kaga keeneene

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Immensely hilarious :lol:

I am going to save this :lol:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by Twisted_Logic »

peace- wrote:only in somalinet
In the real life, Emperior owns you :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by The_Emperior5 »

Twisted_Logic wrote:
peace- wrote:only in somalinet
In the real life, Emperior owns you :lol:

:lol: :lol:

read this

Cashuur Ka Awood Badan Shacabka Oo Laascaanood Lagu Soo Rogay-
Lasanod Online Wednesday, October 14, 2009

Muuqaalka magaalada Laascaanood-

Laascaanood,(Lasanod Online)-Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Shacabka ku dhaqan magaaladaasi ay walaac ka muujiyeen Cashuur aan waqtigan munaasib ahayn oo lagu soo rogay shacabka magaalada Laascaanood,

Shacabka ayaa eeda dusha u saaray dawlada hoose ee degmada Laascaanood oo ay ku tilmaameen mid shacabka dusha u saartay culays aynan qaadi karin,kadib markii ay bishan gudeheeda soo rogtay Cashuur laga qaadayo guryaha dadku ku yaalaan ee xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Cashuurta oo ah mid xadigeedu aad u sareeyo ayaanan dadka qaarkii awood u lahayn inay iska bixiyaan taasoo aynan dawlada hoose wax cudur daara ka bixin,iyadoo qofka cashuurtan ka hor yimaada lagu samaynayo in gurigiisa albaabada iyo daaqadaha lagala baxo iyadoon waxba la waydiinayn,taasoo keentay walaaca ugu badan ee shacabka danyarta ee ku dhaqan qaybo kamid ah xaafadaha magaalada Laascaanood,

Gaadiid ay leedahay dawlada hoose ayaa xaafadaha magaalada maraya kuwaasoo guryaha mid mid u galaya dadka ku jirana ku qasbaya inay shuruud la'aan ku bixiyaan cashuurta,

Caasha Axmed oo kamid ah dadka deegaanka ee qurbaha ka yimi gaar ahaan North America oo arrintan kala hadlay shaqaalaha dawlada hoose ee cashuurtan ku hawlan ayaa u sheegtay in arrin ay tahay mid adag oo dhabar jab ku ah dadka danyartaa,

''''Anigu waxba iguma aha waan bixin karaa cashuurta 20$ ugu yartahay balse waxaa jira dad aan awoodu u saamaxayn inay bixiyaan cashuurtan iyo mid kaloo kasoo hoosaysaba,taasna waxaa looga baahanyahay qiimaynteeda iyo ka hadalkeeda idinka ayay tidhi caasha oo kooxdaas kula hadlaysay meel magaalada gudeheeda.

Wariye: Farah D. Jama
admin@lasanod.com
Lasanod Online. Hargeysa, Somalia

The_Emperior5 wrote:

:lol: :lol: :lol: :lol:

When do you liberate Garowe? You should such rates to fuutoole :lol:

waan uu soocda :lol: :lol: :lol: :mrgreen:

Image

looooooooooooooooool
alla qofkina xawayansanaa

cashuurta waxaa soo rogay dowlada gobol ka sool , meaning cali sandule what has to do you to only would know.

if anybody belongs to somebody that would be you
Image

come on lets hear your litle one liner 'i put him there'
the 'i' standing for isaaq.

i suppose you told him to kill these people in hargesa too
Image

you're joke sxb
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by The_Emperior5 »

Riyaaale, Golaha guurtida aya Uu kordhiye ciid ka dabba hadlaysa ma aragtay , Nidaamka hala ilaaiyo :mrgreen: Golaha guurtiida na wa Golah IIdoorka :mrgreen: :sland:
Golaha iidoorkuna Waxay joogaan Magaalada hargeysa.
Adiga odayaashaagii meyeen? Kukukuyo iyo Bantu bay uu galleen siiday Iiidoorka uga carareyeen :lol: . they are almost like Siyaad barre oo nigeria taggay Marka my friend tolka waxay dhul kukuyo ugu shiirayaan waxa weyaan ka cararka. iidoorka laascanood jooga. :sland: ooh yeah dawlada hoose eeh lascanood waxay hoost imada wasaarada arimaha gudaha eeh somaliland :lol: Lacagta na waxa xiisaabiya wasiirka Maaliyada. :mrgreen:
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by peace- »

Twisted_Logic"

When do you liberate Garowe? You should such rates to fuutoole :lol:
[/quote]over 30,000 hawiyes were killed in the last four years, hundreds of thousands of them displaced with in somalia. ( i.e central and northen somalia) thousands of them lingering in kenyan refugee camps. with further hundred of thousands starving in musqdisho and you have the nerve to laugh, im ashamed on your behalf dameeryahow bilaa dareenka ah
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by Gaashaanle_87 »

Siyaad dictator buu ahaa, dabino isu qoolay
Soomaalidoo idil waa ninkii duudsiyee dhacaye
Soomaalay Siyaad dhimaye sabir baa la keenaa, maanta oo kale
Sidii dhabayaco bukaan socoda uun ha noo dhuryaminee
Siyaad kaad sheegaysaan nimankii SNM baa sibdhisay oo cunaye
Sala calee naga baandheeya sheekadan useless-kaa
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: My gabay to the kacaan 21 october

Post by peace- »

The_Emperior5 wrote:Riyaaale, Golaha guurtida aya Uu kordhiye ciid ka dabba hadlaysa ma aragtay , Nidaamka hala ilaaiyo :mrgreen: Golaha guurtiida na wa Golah IIdoorka :mrgreen: :sland:
Golaha iidoorkuna Waxay joogaan Magaalada hargeysa.
Adiga odayaashaagii meyeen? Kukukuyo iyo Bantu bay uu galleen siiday Iiidoorka uga carareyeen :lol: . they are almost like Siyaad barre oo nigeria taggay Marka my friend tolka waxay dhul kukuyo ugu shiirayaan waxa weyaan ka cararka. iidoorka laascanood jooga. :sland: ooh yeah dawlada hoose eeh lascanood waxay hoost imada wasaarada arimaha gudaha eeh somaliland :lol: Lacagta na waxa xiisaabiya wasiirka Maaliyada. :mrgreen:
yes maqalka wasarada maliyadunu waa jabaka riyaale. lol
Riyaaale, Golaha guurtida aya Uu kordhiye ciid ka dabba hadlaysa ma aragtay , Nidaamka hala ilaaiyo :mrgreen: Golaha guurtiida na wa Golah IIdoorka

this explaination is one of the most ridiculous arguments ever. 'riyaale is in power because the isaaq guurti keeps him in power'. that is like saying saddam hussein was in power because the iraqi parlaiment kept him in power. did the isaaq guurti approve the killing of isaaqs in hargeysa too
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”