
S: Shaqsi ahaan iyo Xukuumad ahaanba ma jirtaa baaq aad u jeedinayso Madaxweynaha dawladda Soomaaliya oo horena Maxkamadihii Islaamiga ahaa uga tirsanaa?
J: Ta aan u jeedinayaa waxa weeye, in la taageero nimanka Ahlusuna-Wajamaaca oo imikaba gobollada dhexe haysta – waa ragga keliya ee Diinta si fiican oo rasmi ah u fahamsan, Diinteenuna maanta may dhalan.
Supporting ahlusunnah wal jamaacah is not enough. He should fully convert to sufi islam
