Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Image

Image

Image

Image
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Image

Image

Image

Image
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Image

Cadde Muuse oo maanta soo gaaray Bosaaso

C/qani C/laahi Cabdi

Horseed Media

Bosaaso,Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Jeneraal Maxamuud Muuse Xirsi ayaa maanta dib ugu soo noqday magaaladan Bosaaso ee xarunta ganacsiga Dowlada Puntland.

Waxaana garoonka diyaaradaha kaga hortagay dad gaaraya kumanaan kun oo isugu jiray Isimo,Nabadoono,Rag,Dumar iyo Caruur inkasto aysan jirin masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland oo iyagu ka qayb qaadanayay soo dhowaynta Madaxweynihii hore ee Puntland.

Isimada Madaxweynaha sida wayn us oo dhoweeyay waxaa ka mid ahaa Afhayeenka Isimada gobolka bari suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi,Ugaas Xassan Yaasin iyo Isimo kale oo si weyn looga yaqaan Gobolka Bari.

Jeneraal Maxamuud Muuse Xirsi ayaa waxaa kormeer ku maray qayb ka mid ah garoonkla caalamiga ah ee Bandar Qaasim oo mashruuca dhismihiisa uu ka dambeeyay.

Koormeerkaasi markii uu soo dhameeyay ayaa waxaa uu saxaafada uga warbixiyay dib ugu soo noqoshadiisa Puntland,wuxuuna sheegay in u aad ugu faraxsanyahay in u dib ugu soo noqdo dalka una sheegay in xaalada dalka u saacad weliba la socday.

Wuxuuna tibaaxya in u dalka uu yimi howlo shaqo una aadi doona dhamaan gobolada ay ka koobantahay Puntland.

“Maamulka xiriir baan la leenahay,Madaxweynaha waanu wada hadalna arimaha mashruuca way socondoonta”,ayuu yiri Jeneraal Cadde.

Inta uusan Madaxweynaha ka tegin garoonka diyaaradaha,waxaa u booqasho kala duwan ku sameeyey dhismooyinka garoonka u ka koobanyahay kuwaas oo maraaya xeer gabo gabo ah.

Mar saxaafadu ay wax ka waydiisay sababta dhabta ah ee ugu soo noqday Puntland ayaa waxaa u jawaabta ku soo koobay jawaabteeda uu ku soo koobay in Puntland ay tahay Wadankiisa.

Ugu dambaynti Madaxweynihi hore ee Puntland ayaa waxaa u dadweynaha Puntland ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada ayna aad u adkeeyaan amaanka,una tibaaxay in ay ka fa’ideystaan barwaaqada taala degaanada Puntland.

Inta u ku suganyahay Magaaladan Bosaaso waxaa lagu wada Jeneraal Cadde Muuse in u booqasho u ku kala bixiyo goobo kala duwan ay ka mid tahay Maxjarka iyo dekada weyn ee Magaalada.

Waxaana sidoo kale lagu wada in ula kulmo Masuuliyinta Dowlada Puntland oo ugu soo horeeyo Madaxweyne C/raxmaan Faroole.

Safarka u ku yimi Madaxweynihi hore Puntland Magaaladan Bosaaso ayaa waxaa sii weyn looga dareemay dhaafaha Magaalada.
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuuse oo ka so degay bossaso.

Bosaso (Bosasomedia) Waxaan goor dhaweynd Garoonka weyn ee Bardaqaasin Ayarborti ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacisa Puntland ka soo degay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi Gen Cadde oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Boosaaso halkaan oo ay ku soo dhaweeyeen kumanaan qof oo isugu jira Dowlada Puntland, Ururada Haweenka, Ardayda iyo waxgaradka Gobalka Bari.

Waftigaan ayaa waxaa ay haatan soo gaareen Garoonka waxana halkaas uga hortay boqolaal dad ah oo isugu jira Arday, Uururada Haweenka ee Gobalka Bari iyo masuliyiin ka socda Dowlada Puntland,

Waftigaan uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa waxaa ay ka soo kicin timeen Dubai iyagoo halkaas kulamo kula soo qaatay madax sare oo ka socday Dowlada puntland iyo dad ganacsato ah oo ku sugan Dalka Dubai kuwaas oo horay u soo raacay waftiga madaxweynahihii iyo uu hogaaminayo walo aan la ogeyn in uu kulamo la qaadanayo Madaxda sare ee Puntland oo ugu horeeyo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo xubnihiisa sare,

Maxamuud Muuse oo hadalo halkaas ka soo jeediyey inta uusan usoo gudbin gudaha magaalada ayaa waxaa uu dhamaan shacabkii sida weyn u soo dhaweeyey uu ugu mahad celiyey isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay imaantiga Gobalada Puntland.


Xafiiska Wararka Bosaosmedia ee Garowe:-
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by sheekh-Farax-zero »

actually those are old pics, :down: :down:
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Let's be honest here! The welcoming happened today, many sites have reported SII WEYN LOOGU SOO DHAWEEYEY. Seems Bari appreciates him.

http://horseedmedia.net/2009/10/cadde-m ... y-bosaaso/




http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=9168
oo sii WEYN loogu soo dhaweeyey Magalada Bosasso
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Image

Look at the pic with airport in the background, Faroole just opened the terminal 2 weeks ago. These are new pics! Unless all these sites are liars.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by abdisamad3 »

cado muuse..the fat jareer..is the most useless leader ever... :down: :down: :down: :down: :down:
hadaan power heeysan lahaa jeelkaan dhex dhigi lahaa.. :up:
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

Abdullahi Useless has been banned from Puntland and all of Somalia. The last war criminal that had that happen to him was Siad Barre.........destroy the country so much, you get banned.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by abdisamad3 »

^^this thread is about cadde muuse the bantu..not about cabdullahi yusuf..now stay on topic.. :up:
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

I can talk about whatever I want......

If you think Abdullahi Useless is in Yemen because that's where he wants to retire you are crazy. He can't go to any other country, they banned him. If he goes to Europe war criminal charges will come after him. In Somaliland and the South want to kill him, and even some in Puntland. HE CAN NOT COME BACK. Too much blood on his hands. just like other war criminals, he seeks refuge in other countries!!! What a coward.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by abdisamad3 »

^^^why you keep talking cabdullahi yusuf?
I thought this thread was about cadde muuse..lol..anyway you cant compare cabdullahi and the bantu guy..it would be like comparing a lion to a hyena... :lol:
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by Southie4life »

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL :lol: :lol: :clap: :clap:

LION???? A Lion that had to run away from his land in fear of other animals...loooooooooooooool even Saddam Hussein and his kids refused to leave his country. that's your country, you dont run away for safety if you're are a lion!

HAAAAAaaa you just made my day thanks.

abdullahi Useless who start all this conflict where ever he goes and then runs to another country so no one can get him...............thats a lion???????????
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by abdisamad3 »

well even cabdullahi yusuf is a coward..he still beat's cadde the bantu..who lost lascaanod and half of puntland to idoorlanders.. :down:
atleast cabdullahi yusuf was man enough to guard puntland soil.. :up:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Huge welcoming for Caade Muse in Bosasso

Post by original dervish »

HEY,DO YOU KNOW IF HE EVER GOT THOSES MILLIONS OF DOLLARS BACK,YOU KNOW,
FOR FOR THAT MANSION HE BOUGHT IN DUBAI THAT TURNED OUT TO BE A RENTAL?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”