Madaxweyne Shariif oo lagu sugaayo in uu aqbalo 18 wasiir maxaana sabab u ah yareenta wasiirada maxuuna qataa halkii wasiir bishii
Wasiirka Koowaad ee dowlada midnimada qaran ayaa madaxweyne Sheikh Shariif sheikh Axmed u gudbiyey Liis ay ku qoran Yihiin 18 wasiir ee laga soo xulay 39ka wasiir
Isku shaandheeynta ayaa timid kadib markii beesha caalamka u adkeysan weysay wasiirka bajadkiisa halkii bil iyadoona 39wasiir oo Mid waliba bil kastaa uu qadan jiray 12000 USD halka halkii ciidanka ee dowlada Mushaar ahaan Halkii askarih la siiyo 100 USD
Dhanka kale Beesha caalamka oo ku adkeysatay in la yareeyo wasiirada ayaa wasiirka koowaad Cumar Cabdirashiid durbaba soo gudbiyey 18 wasiir iyadoona hortaalo xafiiska madaxweynaha loogana fadhiyo in uu saxiixo
Sidoo kale 18 wasiir oo u badan wasiiradii Nuurcade ayaa looga fadhiyaa in uu saxiixo madaxweynaha ama diida taa oo la ogeen sidoow ka yeeli doono madaama beelaha ay ku dhagan yihiin madaxweynaha beel walibana dooneysa in ay iska aragto Shaashadda Siyaasadda ee Hadda ka Jirta Dalka Soomaaliya .
Isku soo wada duubee waxaa looga fadhiyaa 18 wasiir howl adaga oo laga hirgaalinaayo dalka in ay wax cad u qabtaan dowladana ka baxdo fadhiidka
12000 dollars a month?
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: 12000 dollars a month?
How is this possible?
No wonder every clan feels left out when one of their own is not represented in the government.
No wonder every clan feels left out when one of their own is not represented in the government.

Re: 12000 dollars a month?
Thats an error, its not $12000 Its $1200 per month.
Re: 12000 dollars a month?
Is not about the money, but rather their iimaan left the land, and wecel is on the driving sit!zingii wrote:How is this possible?
No wonder every clan feels left out when one of their own is not represented in the government.
Ilaahi Hawiye aan wax noogu dhiibin bah mahad iska leh!
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: 12000 dollars a month?
Someone has cuqdad against me for moving my posts from the general section nowadays while they live thread that talk about clans.
Who ever you are dont make me HABAARTAN like HABAR.
Who ever you are dont make me HABAARTAN like HABAR.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: 12000 dollars a month?
it cant be 12k, they must have meant as executive said 1200$ its sad to be honest to see the minister get over 1000$ while the soldier who is defending the Nation will only get 100$ and sometimes less!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 45 Views
-
Last post by Ni Hao
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 18 Replies
- 850 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 375 Views
-
Last post by Executive
-
- 0 Replies
- 224 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 467 Views
-
Last post by zulaika
-
- 15 Replies
- 1608 Views
-
Last post by dhoonbe
-
- 84 Replies
- 3139 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 21 Replies
- 1516 Views
-
Last post by AbdiJohnson