Ceerigaabo:Xiisad Colaadeed oo laga soo sheegayo SOOL-geriyo
Ceergaabo0 (SanaagNews)-Sansaan Colaadeed oo u dhexaysa laba beelood oo wada dega Gobolka Sanaag
Dhibaatadan ayaa ka danbaysay muran dhul oo la sheegay in uu halkaas ka taagan yahay
goobta laga soo sheegayo Sansaanta Colaadeed ayaa lagu magacaabaa Sool-Geriyo goobtaas oo hilaadii 30 Km Koonfur bari ka xigta Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceergaabo
Sida Shabakada Wararka ee SanaagNews ku helayso warka labada Beelood oo ka soo kala jeeda Beelaha Habar yoonis bari Iyo Dhulbahante, dhibatadan ayaa ilaa hada lagu soo waramayaa in gacan ka hadal uu ka dhacay
Walow ilaa hada aan la soo sheegin wax khasaare ah hadana waxa la sheegaya in labada dhinac ay ku jiraan
Hub urursi waxaa adag in wara sugan laga helo goobtaas oo aan lahayn wax isgaadhsiina, inkastoo la sheegayo in ay jiraan Oday dhaqamedyo iyo Ciidamada Booliiska oo u ambabaxay aagaas si ay u qaboojiyaan Xiisada ka tagaan Aagaasi
Isku soo wada duuboo dhibaatooyinka Noocan oo kale ah ayaa alaaba la arkaa waqtiyada Khayraadku da'o ,
Waxaan a aad maqalaysaa Dadka oo sheegaya In meel heblaayo Ceshiimo la isku hayo, Waxaa waqtiyadan dadka reer Miyiga ahi aad u tuntaan Amlayda iyo Gudmaha si uu weerar kasta oo lagu soo qaado isaga caabiyo
waana caadada horseedka u noqotay Abaaraha iyo dhibaatada Dheeraatay ee Gobolka sanaag ku soo noqnonysaa
Hadaba wararka ku saabsan eee ku soo kordha arrimahaas kala soco Sanaag News
Weriyaha Shabakada SanaagNews
ee Gobolka Sanaag
Siciid Axmed
Email;sanaag74@hotmail.com
ceergaabo Somaliland
http://sanaag.org/details.asp?id=1166&dt=news
Xiisad Colaadeed oo laga soo sheegayo SOOL-geriyo
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 47 Replies
- 3285 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 5 Replies
- 888 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 856 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 514 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 465 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 24 Replies
- 4425 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 711 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 612 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by Beenaale_No1