
____________
Gudoomiyaha Ucid Oo Laanta Afka-Soomaaliga Ee Voa Ku Eedeeyay Inay Somaliland Ay Ku Wado Barobagaandooyin Ka Dhan Ah, Kana Digay Khatar Ka Soo Fool Leh Airport Laga Macmalayo Buuhoodle
Waxaanu sidoo kale dignin culus ka bixiyay madaar dhismihiisa dhawaan laga bilaabay degmada Buuhoodle oo la sheegay inay samaysanayaan kooxdii dhawaan ku shirtay magalada Nairobi ee dalka Kenya ee ka soo jeeday degaamada Sool iyo Bariga Sanaag iyo Buuhoodle, oo iyagu sheegay inay Somaliland ciidamadeeda ka xorayn doonaan deeganadaasi.
http://www.haatuf.net/2009files/14437.html