Page 1 of 1

wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 2:52 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Saqiir (9-bilood jir) oo xarfo qur`aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta

Image

MUCJISO! Saqiir sagaal bilood jir ah oo lagu magacaabo Cali Jacqubov una dhashay Ruush ayaa waxa la sheegayaa in ey jirkiisa kusoo qormaan Jimco kasta xarfo qur`aanka ka tirsan oo kala duwan.

Boqolaal kun oo dad ah iyo joornaaliistayaal ayaa usoo daawasho tagtay wiilkaas mucjisada ah, waxaana darbiga gurigooda lagu dhajiyay sawiro badan oo ka tarjumaya xarfihii kusoo qormayay cajirkiisa tan iyo markuu dhashay.

Saqiirkan ayay hooyadiis sheegtay in uu xanuunsado oo uu aad u ooyo marki ey xarfahani qur`aanka kasoo baxayaan wiilkeedaa, waxaana ey intaasi raacisay in jimco kasta aayad ama xarad cusub uu kusoo qormo jirkiisa.

Arrintan ayay saxaafada caalamka maalman dambe hadal haysay, waxaana lagu timaamay mucjiso ey dadka qaar ku fasireen fariin ka socota Ilaahay oo mudan in lagu cibri-qaato

[youtube]=IWKiK-phyUI&feature=player_embedded[/youtube]

Re: wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 2:57 pm
by Keyse_0208
subxaanalla this is a big sin walahi, so many of these fake stories are going around, like the girl who turned into some sort of a rat a while ago, who ever is behind this sinfull act should be punished al-shabaab style.

Re: wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 3:00 pm
by Ka darag
Keyse_0208 wrote:subxaanalla this is a big sin walahi, so many of these fake stories are going around, like the girl who turned into some sort of a rat a while ago, who ever is behind this sinfull act should be punished al-shabaab style.
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL SHIT I REMEMBER THAT....I WAS LIKE WTF..GET OUT OF HERE.... :lol: :lol: :lol:

Re: wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 3:08 pm
by KeligiiJabhad
It's one of those countless signs oo caddeynaya Illaahay Kelinimadiisa & Jiritaankisa. And to see this kind of Aayaat makes you really think.

Re: wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 3:11 pm
by S-D-M
Its just made up story.........But nice henna.

Re: wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 3:15 pm
by Diyeeshaha_Tolka
S-D-M wrote:Its just made up story.........But nice henna.

allah baa og waxay tahay laakiin kuma dambawi karo aniga mana dhihi karo waa xena iyo waxaasu

Re: wiil yar oo xarfo qur'aan kusoo qorma jirkiisa jimco kasta,

Posted: Mon Oct 26, 2009 3:19 pm
by S-D-M
Diyeeshaha_Tolka wrote:
S-D-M wrote:Its just made up story.........But nice henna.

allah baa og waxay tahay laakiin kuma dambawi karo aniga mana dhihi karo waa xena iyo waxaasu
Do you remember the story about the girl that was born with animalistic feature about a year or so ago? It was fake too.