sister GALIA midkan aad videoga soo saartey ee youtube ku jira waa mid BAKHTI ah KENYA DEGGAN,wuxuuna taageeraa khawaarijta al shabaab al shayaadiin. MAAHA CULUMADII TAAGEERTAY DAWLADA kama mid aha.
sheeydaankan waxaa la yiraahdaa XUSAAAM, waaa jaahil beenaale ah aan diin waxba ka aqoon, kililka shanaad ethiopia ayuu ku dhashey KENYA 1992 AYUU yimid baasabooor KEENYAATI ayuu BEEN ABUUR KU QAATEY, nacaskan wuxuu takfiirinayaa dad ka cilmi baddan sida dawlada somalia madaxdeeda ayuuu leeyahay waa gaalo, halka uu XUSAAM SHEEYDAAN uu madaxweyanaha KENYA kibaki kiristaanka iyo dastuurka kenya kiristaanka uu aqoonsan yahay WAAYO baasaboor kenya ayuu qaatey, baasaboor markaad qaadaneysidna waxaa saxiixeysa warqad ku qoran inaad aqoonsan tahay SHARCIGA KENYA,
MARKAASUU sheeydaan XUSAAM LEEYAHAY dawlada somalia dastuur ayey qaadatey sidaa darteed waa GAALO. ISAGA ISKUMA jeedo AIDISLAHAN xasaaam naarul jahanama allaha geeyee
