Kulan balaaran oo ay sooqaban qaabiyeen culumaa,udiinka ahlusunna wajamaaca ku abtirsada ee dagaanka galmudug ayaa maantey lagu qabtey magaalada stockhlom ee dalka swedan
isku imaadkaan oo ay ka soo qeyb galeen bulshada qaybeheeda kaladuwan sida Culumaa.udiin,Aqoonyahano,Ganacsato,Odayaal,Dhalinyaro,Haween iyo Saxaafada ayaa waxaa si buuxda oo xamaasad iyo farxad leh loogu taageerey isbadalka cusub oo ay qaadeen Culumo owdiinka ahlusuna waljamaaca ee Galmudug kaasoo ay kula wareegeen maamulkii Galmudug si ay u badbaado jiritaanka Galmudug maadaama uu qilaaf soo kala dhex galay hogaanka sare ee Galmudug oo labaduba u dhamaadey xiligii ay mas,uuliyada hayeen.

