Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
Ma dhab baa in khilaaf soo kala dhexgalay Saraakiisha Xisbul Islaam iyo Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow?
Arbaco, 28, Oct, 2009 (HOL) Guddoomiyaha Goballka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo kol hore sheegay in uu ku biiray Ururka Xisbul Islaam ee ka mid ah Ururrada ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa warar hoose oo soo baxaya waxaa sheegayaan in uu mad madow uu soo kala dhaxgalay isaga iyo Saraakiisha Xisbul Islaam ee ku sugan Magaalada Beledweyne.
Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow iyo Saraakiishi Xisbul Islaam ee ku sugan Magaalada Beledweyne ayeey wararku sheegayaan in ay isku khilaafeen arrimo la xiriira Maamulka Magaalada Beledweyne, waxaana ay wararku intaa ku sii darayaan in Saraakiisha sar sare ee ku sugan Magaalada ku amreen Guddoomiyaha in uu iska soo wareejiyo gaadiidkiisa dagaalka.
Sida Ilo xog-ogaal ah oo ku dhaw dhw Maamulka Goballka u sheegeen HOL waxaa la filayaa in dhawaan Magaalada soo gaaraan Xubno sar sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam kuwaas oo lagu wado in ay dhisaan Maamul aan aheyn kii horay uga jiray Magaalada ee uu Guddoomiyaha ka ahaa Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo maalintii shalay u amba baxay deegaannka lagu magacaabo Goobo oo ku dhaw degmada Maxaas ee Goballka Hiiraan lamana oga sababta keentay in Guddoomiyaha gaaro deegaannka Goobo oo ay ku sugan yihiin Ciidamo gacan saar la leh Urur diimeedka Ahlu Sunna Waljameeca.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
Everything is possible in somali politics!
Every group(xi,dowladda sh.sharif,MMI) has a indoor and outdoor,except shabaab. Once in,you cant get out unless you want to be killed.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
He will not be welcomed.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
macow ninkaasi dhulbahante ayaa reer abti u ah dhaqanka isbadalka badan halkaasi ayuu ka keenay
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
Diyeeshaha_Tolka wrote:macow ninkaasi dhulbahante ayaa reer abti u ah dhaqanka isbadalka badan halkaasi ayuu ka keenay

Macow cannot be trusted. He has the symptom of indhacadde hafidullah(wont be surprised if he leaves govt).

yes, this is trua i am now part of ahlu bariis iyo moofo 

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
HutuKing01 wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:macow ninkaasi dhulbahante ayaa reer abti u ah dhaqanka isbadalka badan halkaasi ayuu ka keenay![]()
![]()
Macow cannot be trusted. He has the symptom of indhacadde hafidullah(wont be surprised if he leaves govt).
ma shaydaankaasi ayaad leedahay xafidulaah,
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
Diyeeshaha_Tolka wrote:macow ninkaasi dhulbahante ayaa reer abti u ah dhaqanka isbadalka badan halkaasi ayuu ka keenay

The only solution to end the Shabab is under the leadership of Sheik Abdi Hassan Awale

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Macow leaving XI for ahlusunnah wal jamaacah?
For now indhacadde is hafidullah,but just wait what i call him after he leaves this govt
In other news:
Shabaabs kills another XI sarkaal
Sarkaal Xisbul Islaam oo xalay lagu dilay Degmada Tiyeeglow gobolka Bakool
Sarkaal ka tirsan ururka Xisbul Islaam ayaa xalay lagu dilay degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kaasoo nin deegaanka aad looga yaqaanay oo ka mid ahaa horjoogayaasha maleeshiyaadkii deegaanka.
Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Cali Aadan Mursal ayaa la sheegay in todobaad ka hor uu ku soo biiray Xizbiga, iyadoo ku biiridiisa la sheegay inuu dhaliyay muran.
Xaalada degmada Tiyeeglow ayaa ah mid degan, waxaana ka jirta saan saan colaadeed oo ku aadan dilka sarkaalkaas oo horay u ahaa kaapo maleeshiyaadka deegaanka Tiyeeglow ee Beesha jilib.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Kooxaha Xisbul Islaam iyo Shabaab ay labada dhinacba ku sugan yihiin degmada, iyadoo todobaadyadii hore ay jireen xiisado ka taagneyd maamulka deegaanka oo labada dhinac u dhaxeysay.
Sarkaalka la dilay ayaa horay waxaa uu gacanta ugu hayay Saldhiga Booliska degmada, iyadoo markii dambe uu furaha saldhiga ku wareejiyay Xisbul Islaam oo uu gacan saar la yeeshay.
Lama oga sida ay wax uga badali karto dilkan qorsheysan xiriirka aan cagaha adag ku taagneyn ee Shabaab iyo Xizbiga, iyadoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay labada dhinac, hase ahaatee dilkan ayaa ka dhigaya kii labaad oo Sarkaal Xisbul islaam loo geysto
Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com

AbdiWahab252 wrote:Diyeeshaha_Tolka wrote:macow ninkaasi dhulbahante ayaa reer abti u ah dhaqanka isbadalka badan halkaasi ayuu ka keenay![]()
![]()
![]()
The only solution to end the Shabab is under the leadership of Sheik Abdi Hassan AwaleHe has always been against the Shabab scum
kaasi haduu sheikh noqdo,,anigana Orthodox Jews ayaa noqon doonaa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 31 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 438 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 4 Replies
- 405 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 72 Replies
- 3045 Views
-
Last post by manarab
-
- 2 Replies
- 251 Views
-
Last post by Sugule_Navyman
-
- 1 Replies
- 310 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 238 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 696 Views
-
Last post by Addoow
-
- 3 Replies
- 717 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 553 Views
-
Last post by COSTA