Wasiiru-dawlaha Wasaarada Waxbarashada JSL oo soo gaadhey magaalada ceerigaabo
Wasiiru-dawlaha Wasaarada Waxbarashada JSL oo soo gaadhey magaalada ceerigaabo
Ceerigaabo(SanaagNews)-Wasiiru dawlaha wasaarada waxbarashada JSL Mudane Maxamuud Maxamed Garaad ayaa habeenkii xalay ahaa soo gaadhey Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo
Wasiiru dawlaha so so maray meelo badan oo gobolka kamida ayaa maanta kormeer hawleed ku so maray Hareed iyo Karin-Daalood oo dhinaca Waqooyi kaga beegan Magaalada Ceerigaabo sida ay ii xaqiijiyeen Hawlwadeeno ka tirsan Wasaarada Waxbarashada ee gobolka Wasiiru dawlhan in uu so indha indheeyey Iskuulo laga dhisay Aagaasi Hareed Wasiiru dawlhaha ayaa la filaaya inuu dhowaan Xadhiga ka jaro Iskuulo tira badan oo dhowaan dhismahooda la dhameeyey
iskuuladaas oo ay hirgelisey hay'ada Caalamiga ah ee IAS oo beryihi udambeysey hawlo ka wadey Gobolka.
Booqashada Wasiiru-dawlaha ayaa ku so beegantay xili gudomiye cusub lo soo magcaabay Wasaarada Waxbarashada ee G/sanaag, Waxaana dhowaan la sameeyey xafladii kala wareejinta labada Agaasime... iyadoo Gudoomiyaha Cusub la yidhaahdo Cabdiraxmaan Siciid Xuubay, oo mar ahaa Maamulaha Dugsiga sare , isla markaana ka mid noqday Hawlwadeenada Komishanka Gobolka.
Wasiiru-dawluhu wuxuu kulamo kaladuwan la yeelandoonaa Gudomiyaha cusub ee dhowaantan lo so magacaabay wasaaradaasi Mudane {xuubey} iyo hawlwadeenada kale ee wasaaradaasi sida uu ii sheegay Axmed Ciise {siigo} o kamida hawlwadeenadaasi
Joogista Wasiiru dawlahan ayaa laga dareemayaa Magaalada Ceergaabo waxaana looga fadhiyaa in uu waxbadan ka qabto dhanka waxbarashada oo hore dayac fara badani ka muuqdo, madaama Wasaarada waxbarashada aad looga dareemo in aanay Gobolka Sanaag danayn marka laga eego dhanka Ardayda loo qaado ama hela deeqaha waxbarasho oo aan marnnaba haba yaraatee Gobolkaas waxba kaga jirin.
Weriye
Siciid Axmed Tamreyse
sanaag74@hotmail.com
ceerigaabo/sanaag
http://sanaag.org/details.asp?id=1170&dt=news
Wasiiru-dawlaha Wasaarada Waxbarashada JSL oo soo gaadhey ma
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 9 Replies
- 874 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 620 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 3 Replies
- 1492 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 345 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 357 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 450 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 412 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 0 Replies
- 345 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 16 Replies
- 2052 Views
-
Last post by TheblueNwhite