Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Executive »

Faysal Waraabe waxaan lee yahay " Soo raac Ciidmada " somaliland u soo dirto buuhoodle :lol:

News {Buuhodle}28-10-09Duqa Degmada Buuhoodle Xuseen dacwi oo jawaab adag siiyay hogaamiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe , oo Warbaahinta Maxaliga ah ee maamulkaasi ka hadlayey ayaa sheegay , in garoonka Laga Dhisayo magaalada Buuhoodle , uu khal khal gelinayo , Jiritaanka Maamulkaasi, isagoo Garabka Xukuumada, Ku booriyey in ay ka hortagaan dhismaha Garoonka, Hadii kale is casilaan , waa sida uu hadalka u dhigaye ....

Kadib Markii dhowaan uu warbaahinta ka hadlay mid ka mid ah Hogaamiyaasha Xisbiyada maamulka Somaliand , hadalkaas oo uu ku ataagay, Dhismaha Garoon Diyaraadeed oo dhowantan ka bilowday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ,ayaa waxaa arintaasi markii u horeysey ka hadlay Masuuliyiinta Gobolka Cayn,

Hogaamiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe , oo Warbaahinta Maxaliga ah ee maamulkaasi ka hadlayey ayaa sheegay , in garoonka Laga Dhisayo magaalada Buuhoodle , uu khal khal gelinayo , Jiritaanka Maamulkaasi, isagoo Garabka Xukuumada, Ku booriyey in ay ka hortagaan dhismaha Garoonka, Hadii kale is casilaan , waa sida uu hadalka u dhigaye ,

Hadaba markii hadalkani Soo baxay , ayaa waxaa markii u horeysey si kulul uga jawaabey, Maamulka Gobolka Cayn,oo ku tilmaamay hadalka kasoo yeedhay , xubintaasi, in uu yahay nin iska hadlay,

Duqa Degmada Buuhoodle Xuseen dacwi ducaale oo Subaxnimadii Saaka Shir Jaraaid Ku qabtay Xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Buuhoodle ayaa Si Kulul Uga jawabey Hadalka kasoo yeedhay faysal Cali waraabe ,

Xuseen dacwi oo shirkiisa Jaraaid , ee uu kula hadlayey Saxaafada ayaa sheegay, in ay diyaar u yihiin difaaca deegaankooda, hadii ay soo fara geliyaan maamulka la baxay Somaliland,

"waxaan isugu kiin yeedhnay" in aan ka Jawaabo" hadal uu Yidhi Nin La dhaho faysal cali" oo Ka tirsan Dirta Waqooyi" oo uu ku Fera geliyey Garoonka Buuhoodle" wuxuu Yidhi Amaanka Somaliland" Waxaa khatar ku ah Buuhoodle " hadayba " Garoomo " U samaysatay" Fara gelinta intaa leeg" Salaxley waxaa ka dhisan 3 garoon, kamanuna hadal maxaa ka galay kan buuhoodle laga dhisayo' ayuu yiri Duqa Degmada Buuhoodle


Sidoo kale Duqa Degmada Buuhoodle Xuseen Dacwi oo aan weydiiyey, qorshahooda ku aadan, hadii maamulka Somaliland soo fara geliyaan gobolka, ayaa sheegay, in aysan sugi doonin maamulka gobolka cayn, hadii ay dhaq dhaqaq , ka dareemaan, maleeshiyaadka maamulka hargeysa, isla markaana, ay ku weerari doonaan deegaanadooda,

Buuhoodle ma Sugayso" Inta ay hargeysa Soo socoto" waanu ka hortegeynaa" Dhulka Lagu dagaalamayaana wuxuu Noqon Doonaa deegaan ay Maamulka Somalidiidku Degan Yihiin" ayuu yiri Xuseen dacwi oo hadal kiisa Sii wata "


Faysal waxaan lee yahay " Soo raac Ciidmada " somaliland isuu dirto buuhoodle" waxan jeclaan lahaa in aad abaan duule ka noqoto ciidankaa" oo isku aragno' deegaanka" ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyey Duq Degmada Buuhoodle Xuseen dacwi Ducaale

Waa markii ugu horeysey , oo hadalo noocan oo kale ah, jeediyaan masuuliyiinta maamulka gobolka cayn, tan iyo markii lasoo magacay , 29 bishii ogsto ee sanadkan,

Si kast garoon oo diyaradeed Kaman aanan Hadal "

aba ha ahaatee hadalkan , Digniinta ah ee kasoo baxay masuulkan, aya kusoo aadaya xili , maal mihii u danbeeyey , magalada buuhoodle laga dareemayey , dhaq dhaqaaq, diyaar garow oo lagaga hortegayo , cidii soo fara gelisa deegaanka gobolka Cayn..

Buuhodle, Somalia
Last edited by Executive on Wed Oct 28, 2009 2:27 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Cali_Gaab »

Faisal wants reer Buhoodle to pay taxes at Hargeisa Airport.
This subject is very close to his heart :|
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Executive »

Who moved this topic? :|
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Cali_Gaab »

Lol, one of your cousins.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by MrPrestige »

Executive this topic is waiting for you.



http://somalinet.com/forums/viewtopic.p ... 0&t=228785
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Executive »

^ Thats not Somaliland you retarded, those are dhulbahantes :lol: Its only for show no one takes them serious, they are a handful.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by MrPrestige »

Executive wrote:^ Thats not Somaliland you retarded, those are dhulbahantes :lol: Its only for show no one takes them serious, they are a handful.

miskiin coming with they are dhulbahante excuse? :lol: how can you say it's not somaliland when infact it's ciidaanka Qaranka SL talk about confused i pity you. :lol:



Ciidanka Qaranka Sl ee Jiidda Buuhoodle oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay ( Daawo sawirada).


Ciidanka Qaranka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamijka rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Xamud. »

Executive
Who`s in charge of this project? and who`s funding it?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by MrPrestige »

Xamud. wrote:Executive
Who`s in charge of this project? and who`s funding it?
are you blind or something it has already been stopped.



CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY BUUHOODLE(SAWIRO)



Ciidanka Qaranka Sl ee Jiidda Buuhoodle oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joo... ( Daawo sawirada).


Ciidanka Qaranka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamijka rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu shee...o inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.

Image



Image


Col. Dalbac & Col Tuur


Image


Saraakiisha Ciidanka qaranka & Askar

Image





:sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: Noolow Noolow




http://togaherer.com/2009/10/28/ciidama ... buuhoodle/
senoritaa
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 543
Joined: Fri Oct 02, 2009 2:24 pm

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by senoritaa »

whats the big deal about this? why does faysal care anyway :lol: :lol:
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by salafi_student »

I can't believe my nephew Duceysane, is getting happy of pictures taken from old folks moving trees, which they can't even pull... Although these pensioners seem to be loving of collecting checks, rather than pulling trees - with little effort to show for.


What a hard days work to pose for pictures taken in nobody knows where.... lol
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol

Post by Keyse_0208 »

salafi inaadeeer, wali khamrigii mayska deysid, inaadeer saxiiib.? :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”