Buuhoodle Mayor respond to Faysal Warabe lol
Posted: Wed Oct 28, 2009 2:24 pm
Faysal Waraabe waxaan lee yahay " Soo raac Ciidmada " somaliland u soo dirto buuhoodle
News {Buuhodle}28-10-09Duqa Degmada Buuhoodle Xuseen dacwi oo jawaab adag siiyay hogaamiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe , oo Warbaahinta Maxaliga ah ee maamulkaasi ka hadlayey ayaa sheegay , in garoonka Laga Dhisayo magaalada Buuhoodle , uu khal khal gelinayo , Jiritaanka Maamulkaasi, isagoo Garabka Xukuumada, Ku booriyey in ay ka hortagaan dhismaha Garoonka, Hadii kale is casilaan , waa sida uu hadalka u dhigaye ....
Kadib Markii dhowaan uu warbaahinta ka hadlay mid ka mid ah Hogaamiyaasha Xisbiyada maamulka Somaliand , hadalkaas oo uu ku ataagay, Dhismaha Garoon Diyaraadeed oo dhowantan ka bilowday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ,ayaa waxaa arintaasi markii u horeysey ka hadlay Masuuliyiinta Gobolka Cayn,
Hogaamiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe , oo Warbaahinta Maxaliga ah ee maamulkaasi ka hadlayey ayaa sheegay , in garoonka Laga Dhisayo magaalada Buuhoodle , uu khal khal gelinayo , Jiritaanka Maamulkaasi, isagoo Garabka Xukuumada, Ku booriyey in ay ka hortagaan dhismaha Garoonka, Hadii kale is casilaan , waa sida uu hadalka u dhigaye ,
Hadaba markii hadalkani Soo baxay , ayaa waxaa markii u horeysey si kulul uga jawaabey, Maamulka Gobolka Cayn,oo ku tilmaamay hadalka kasoo yeedhay , xubintaasi, in uu yahay nin iska hadlay,
Duqa Degmada Buuhoodle Xuseen dacwi ducaale oo Subaxnimadii Saaka Shir Jaraaid Ku qabtay Xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Buuhoodle ayaa Si Kulul Uga jawabey Hadalka kasoo yeedhay faysal Cali waraabe ,
Xuseen dacwi oo shirkiisa Jaraaid , ee uu kula hadlayey Saxaafada ayaa sheegay, in ay diyaar u yihiin difaaca deegaankooda, hadii ay soo fara geliyaan maamulka la baxay Somaliland,
"waxaan isugu kiin yeedhnay" in aan ka Jawaabo" hadal uu Yidhi Nin La dhaho faysal cali" oo Ka tirsan Dirta Waqooyi" oo uu ku Fera geliyey Garoonka Buuhoodle" wuxuu Yidhi Amaanka Somaliland" Waxaa khatar ku ah Buuhoodle " hadayba " Garoomo " U samaysatay" Fara gelinta intaa leeg" Salaxley waxaa ka dhisan 3 garoon, kamanuna hadal maxaa ka galay kan buuhoodle laga dhisayo' ayuu yiri Duqa Degmada Buuhoodle
Sidoo kale Duqa Degmada Buuhoodle Xuseen Dacwi oo aan weydiiyey, qorshahooda ku aadan, hadii maamulka Somaliland soo fara geliyaan gobolka, ayaa sheegay, in aysan sugi doonin maamulka gobolka cayn, hadii ay dhaq dhaqaq , ka dareemaan, maleeshiyaadka maamulka hargeysa, isla markaana, ay ku weerari doonaan deegaanadooda,
Buuhoodle ma Sugayso" Inta ay hargeysa Soo socoto" waanu ka hortegeynaa" Dhulka Lagu dagaalamayaana wuxuu Noqon Doonaa deegaan ay Maamulka Somalidiidku Degan Yihiin" ayuu yiri Xuseen dacwi oo hadal kiisa Sii wata "
Faysal waxaan lee yahay " Soo raac Ciidmada " somaliland isuu dirto buuhoodle" waxan jeclaan lahaa in aad abaan duule ka noqoto ciidankaa" oo isku aragno' deegaanka" ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyey Duq Degmada Buuhoodle Xuseen dacwi Ducaale
Waa markii ugu horeysey , oo hadalo noocan oo kale ah, jeediyaan masuuliyiinta maamulka gobolka cayn, tan iyo markii lasoo magacay , 29 bishii ogsto ee sanadkan,
Si kast garoon oo diyaradeed Kaman aanan Hadal "
aba ha ahaatee hadalkan , Digniinta ah ee kasoo baxay masuulkan, aya kusoo aadaya xili , maal mihii u danbeeyey , magalada buuhoodle laga dareemayey , dhaq dhaqaaq, diyaar garow oo lagaga hortegayo , cidii soo fara gelisa deegaanka gobolka Cayn..
Buuhodle, Somalia