Ururka LIIBAN UK OO MAGAALADA BRISTOL LAGU SOO DHAWEEYAY‏

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Ururka LIIBAN UK OO MAGAALADA BRISTOL LAGU SOO DHAWEEYAY‏

Post by MrPrestige »

Ururka LIIBAN UK OO MAGAALADA BRISTOL LAGU SOO DHAWEEYAY‏

Bristol(Oodweynenews)-Ururka Liiban UK oo jaaliyada somaliland ee bristol dagani si aan hore loo arkin ugu soo dhawaysay magaalada bristol ee cariga ingiriiska, halkaas oo qado sharaf loo ugu sameeyay xubnihii kasocday ururka liiban uk oo ah urur utafaxaytay sidii uu wax wayn uga badali lahaa baahiyaha arimaha bulsha ee gobolada somaliland.





kulankan oo qaatay Labasaacadood iyo Badh ayaa dhexmaray jaalida somaliland ee bristol waxaana kulankaas lagu gorfeeyay sidii wax looga qaban lahaa arimahan dabarka ku noqday horu socodkii bulshada ee u baahan in loo galo dadaal lagu waajahayo wada jir iyo wada shaqayn.





xubnihii kasocday ururka LIIBAN UK oo uu hogaaminayay gudoomiyahoogu, MR C/QAADIR SICIID AADAN ayaa aad uga mahad celiyay jaaliyada una sheegay in ay tahay gobolkii koowaad ee si wayn oo bilaa hagrasho ah ugu soo dhaweeyay cariga ingiriiska, hadaba labada dhinac ayaa umuuqday qaar aad ulafaguray dayaca deegaanada ay baltilmaameedka ka dhiganayaan, taas oo umuuqaday in lagu hanbaabaray dayacbulsheed ladaadagay gobolada somaliland qaar kamid ah, oo uu katurjumayo ciyaalka ku ciyaaraya school kii farsamada gacanta ee burco.


sikasta ha ahaatee jaaliyadaayaa ubalan qaaday urur liiban uk in ay wada shaqayn buuxda yeelan doonaa wixii taageero ahna aanay waxba ka hagranayn, halkaasna kulan kii gabagabadisii lagu soo gunaanaday BARBARKAY KABAXDAA WAA BAKAYLA QALEEN IYO CIDINA UMAMAQNA CEELNA UMA QODNA.

Ururka Liiban UK



http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=11722
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”