Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by Somalian_Boqor »

War deg deg ah: Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo.
29. oktober 2009

Gaalkacyo(AllPuntland- Dagaal xoog leh oo udhaxeeya dawladda Puntland iyo Galmudug ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, waxaana dagaaladan ay hada ka socdaan gudaha magaalada.

Ciidamada dawladda Puntland ayaa saakadii hore lugu soo qaaday weerar xoog leh, sida ay sheegayan Saraakil ka tirsan dawladda Puntland, waxa ayna sheegeen in ay dagaaladan geysteen khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay.

Rasaasta lays weydaarsanayo ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Gaalkacyo, waxaana ku dhaawacmay dad shacab ah oo ku kala sugan dhinacyada labada magaalada.

Dawladda Puntland ayaan ka hadlin ilaa hada dagaalkan, waxaana Warar Madax banaan ay sheegayana in uu ku bilowday marki saakadii hore weerar lugu qaaday qaar ka mid ah gadiidka dawladda Hoose, oo maalmihii ugu dambeeyey ku jiray Burburinta dhismayaasha sharci darada ah ee kuyaala Suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo, si sare logu qaado bilicda magaalada.

Dad ku dhow dhow Sarakiisha dawladda hoose ayaa sheegay in la weeraray gaarigii wadey burburintaasi, ka dibna ay xigtay rasaas lala beegsaday duqa magaalada Gaalkacyo C/rixmaan Xaaji Xasan oo howshan hormuud u ahaa.

Wixii war ah oo ku saabsan dagaalkaan kala soco

F. C. Maxamed
AllPuntland

Image
Last edited by Somalian_Boqor on Thu Oct 29, 2009 5:16 am, edited 1 time in total.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by Twisted_Logic »

Sacad don't play. They bring guns to a fist fight :lol:

But my prayers are the suffering people. One day the PL and GM leadership trade words on the airwaves, the next day war erupts :down:
Last edited by Twisted_Logic on Thu Oct 29, 2009 5:05 am, edited 1 time in total.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by Somalian_Boqor »

The Galkayo Peace Accord signed with Aiydiid in the 90s has been broken Sacads have crossed the line.
I fear for them. :|
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by Somalian_Boqor »

Twisted_Logic wrote:Sacad don't play. They bring guns to a fist fight :lol:
Puntland Brings Tanks!!! :lol: :lol: :lol:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by Twisted_Logic »

Somalian_Boqor wrote:
Twisted_Logic wrote:Sacad don't play. They bring guns to a fist fight :lol:
Puntland Brings Tanks!!! :lol: :lol: :lol:
Let's watch and see :mrgreen:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by AbdiWahab252 »

Somalian,

Puntland wants a fight. They tried crossing into Galmudug and taxing some of our businesses. The businessmen fought off the Puntland thieves and killed 1.

If you want a fight with Galmudug, come prepared. Because yesterday's clash was between our storekeepers and you saw how badly it went for Puntland. If we have to deploy our 1,500 regulars who are well trained, equipped and stationed just 30 kms away and call up another 2,000 National Guard, we will make sure it will end very badly for Puntland. I haven't even factored in the Ahlu Sunnah Wal Jameeca from South Mudug & Galgaduud.

The whole point of the Puntland is to derail the progress Galmudug is making but realize that Galmudug is the only thing restraining the thousands of Sacad itching for a fight & the Shabab who are eager to cross into Puntland.

So unless you want to destroy everything that the Cumar Maxmud have and make yourselves IDPs who will be harassed, robbed and killed by the Ciise Maxmud and Cumar maxmud whom you have fought and humiliated, please keep looking for a fight.
User avatar
Mzbeautifull
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2547
Joined: Wed Mar 19, 2008 5:01 am
Location: I SMELL FISH !

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by Mzbeautifull »

From the picture walle I see people just walking around normally ... hmm doesnt look
like a war to me .. :|
User avatar
TheBigBosS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1811
Joined: Sat Aug 04, 2007 6:14 am

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by TheBigBosS »

seems like the jebertis are looking for war with the sons of madarkicis

salebaan and sacad should fix their muscles :up: 8-)
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: Puntland Iyo Galmudug At War In Galkayo

Post by AhlulbaytSoldier »

Somalian_Boqor wrote:I fear them. :|
:shock: :lol: :lol: :lol: ,fuley.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”