Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by Faarax-Caytame »

Ciidan Bahgerri (Ogaadeen) ah ,Kana mid ah ciidama Daraawiishta ayaa kasoo duuley illig oo waxeey mireen taliskii reer hobyood ee Yuusuf Maxamuud (Keenadiid).
Ciidankaas Bahgerri iyo ciidanka reer hobyood waxaa dagaal ba'ini ku dhex maray ceelka yidhaahdo (Ina-Diinle).
Kobtaas Waxeey guushii ku raacday Bahgerri iyo Daraawiishba Guud ahaan, Rag badana lagaga laayey Ina keendiid ciidankiisii, Isla markaan la taabay Wax Alaale Wixii Reer Hobyood geel ujoogay.
Sayid Maxamed oo tilmaamaya libta usoo hooyatay reer tolkii, isla markaana ku diganaya raggii ay dagaalka la galeen, ayaa mariyay gabaygan soo socda oo yidhi, Allaha unaxariistee:

Col Humeeysan Hiirtii haddaan ilig ka heenseeyay
Sengeyaasha haadka ah hadaan halabsanoo fuulay
abaanduule haybale hadaan boqol nin hawl saaray

Malag aan habaabeyn hadii nala hor qaadsiiyay
Kuwii loo hammuun qabey hadaan uga hagaag yeelay
Hiidda Golol hobyiyo gaalkacayo heegankii tubayue

Hadaan heel banaan ugu arumay halab dagaalkeeda
higta sumaca maaraha hanqadha hugunka baaruuda
takarkii hubeerka u ekaa haatuf uga roorye

Ha yeeshee hubkana waan ka siday hanadadiisiiye
Hilbahooda waatuu tukuhu haystay bahalkiiye
Hawa badane reer mahad hadaan hooyadiis kudiyay

Intaan wada hogaan baray midgaha hilin ma qaadsiiyay
Haasaawe Layskuma xantiyo Habar duleedkeede
Haadaa qabiil nimaan ahayn hadalkii waa beene

Askartii hareedada xumayd ways hundo ogeeyne
Heeraaga goortaan wadnaha hubuq ka siinaynay
hooghoogney waatay lahayd sida haweenede

Rag haday hinaasiyo col iyo hiinyo kala gaadho
ama heerigaas talada guud kaga heshiin waayo
In kastoo hurdubo laysku wada haayir iyo gaadmo

Halo buubsashiyo tuugo waa ka humbulaataaye
inay had iyo geeriyi ka dhici hubanti weeyaane
waxay hibadu raacdaa ninkii hiil ilaah qaba e
Haaka allee eeboow ninkii libin hoyaadshaa leh
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by hanqadh »

Where's Abdiwahab, Kenadiid oo gumeysan jirey baan ka xoreynay eh..kkk. :up:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by Queen_Arawello »

hanqadh wrote:Where's Abdiwahab, Kenadiid oo gumeysan jirey baan ka xoreynay eh..kkk. :up:
:lol: :lol: :lol:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by paidmonk »

Ciidan Bahgerri (Ogaadeen) ah ,Kana mid ah ciidama Daraawiishta ayaa kasoo duuley illig
That's why Faroole is deporting you guys. :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by Babygirl- »

Queen_Arawello wrote:
hanqadh wrote:Where's Abdiwahab, Kenadiid oo gumeysan jirey baan ka xoreynay eh..kkk. :up:
:lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:

Celebrate... :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by MrPrestige »

the same dhabyaco's who got slaughtered in Danod. :clap:





Annagoo Dannood iyo fadhina, dacalladii Heeryo
Iyadooy dukaanleey u taal, duudda Habar Yoonis
Iyadoo shir lama dayn karee, damallo loo waabay

Iyadooy dablaydii korjoog, debedda meereyso
Iyaduu dalaysane ratigu, doobta karinaayo
Na soo doonte nimankii qalbigu, doorsanaan jiraye
Intay weerar nagu daadiyeen, daafad loo eriye

Dumarkuna ka dhereg Uustarkay, dib u qubaayeene
Doomaar ka dheer Shiciradday, dir u lahaayeene
Daba jilicdu waatay wax badan, diidday nabaddiiye
Daarood-ku-xaar bay lafii, daadsanyiin weliye
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Xasuuqii Majeerteen loo geystay 1914, Ee Bahgeri (Ogaden)

Post by Murax »

Queen_Arawello wrote:
hanqadh wrote:Where's Abdiwahab, Kenadiid oo gumeysan jirey baan ka xoreynay eh..kkk. :up:
:lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”