Xigmadda Jimcaha iyo Maanta
Posted: Fri Oct 30, 2009 2:12 am
Sababta loo Aqbali waayey Ducadaada
Waxaa hadda ka hor dhacday in nin u yimid Ibraahiim ibnu Ad-ham, oo uu ku yiri: "Shiikhoow, waa-isaga Illaahay ku-yiri
suuradda magaceeda layiraahdo GHAAFIR aayaddeeda 60: (RABBIGIIN WUXUU YIRI: IBARYA WAAN IDINKA
AQBALINE), haddaba haddii xaalku saasyahay maxaa ducadayada loo aqbali waayey?. Imaamku wuxuu siiyey ninkaas
jawaabtaan iyada ah xigmadana ah :
SABABTA loo aqbali waayey ducadaada waxaa weeye:
~ Illaahay inuu jiro waad ogtahay.................Haddana ma aadan adeecin.
~ Quraanka waad akhridaa ..........................Haddana kuma camal fashid.
~ Shaydaanka waad taqaan..........................Haddana waad dabagashay.
~ Waxaad tiri Rasuulka waan jeclahay...........Haddana Sunnadiisa waad katagtay.
~ Waxaad tiri Jannada waan rabaa................Haddana uma aadan camal falin.
~ Waxaad tiri Naarta waan kabaqaa...............Haddana dunuubta kama aadan fogaan.
~ Waxaad tiri geeridu waa shay xaq ah...........Haddana isuma aadan diyaarin.
~ Waxaad kumashquushay ceebta dadka ........Haddana ceebahaaga mafiirisid.
~ Intaas waxaad cunaysaa RIZIQA Illaahay.......Haddana kuma aadan xamdiyin.
~ Intaas waxaad wax ka aastaa maydka...........Haddana darsi kuma qaadatid.
W.D Max'ed Axmed
Waa xigmad si xeel dheer u muujinaysa barta ay wax iska qaban la'yihiin. Waxaa la yiraahdaa, "Alif kaa xumaadda Al-Baqaruu ku dhibaa"