War deg deg ah Dagaal Qaraari oo Degmada Tayeeglow ee Gobolka Bakool kudhaxmaray Alshabaab iyo xisbul islaam
Mogadishu Friday 30 October 2009 SMC
Degmada Tayeeglow ee Gobolka Bakool ayaa wararka iminka laga helayo sheegayaan in halkaasi dagaal qaraari ku dhaxmarayo Ururada Xisbul Islaam iyo Alshabaab.
Dagaalkani oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala gedisan ayaanu la ogeyn qasaaraha soo kala gaaray labada dhinac iyo dadka rayidka intaba.
Xiriirka isgaarsiita degmada oo iminka ah mid hawada ka maqan ayaa warar hoose oo laga helayo dadka deegaanak waxa ay sheegayaan in dhimashada iminka sii caga cageeneeso in ka badan sadex ruux oo rayid ah.
Majiro wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada dagaalada.
Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe
somaliweyn.org
Dagaal u dhaxeya Shabaab iyo Xisbul Islaam oo ka qarxay Tiyeegloow.
Wararka naga soo gaaraya degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in caawa fiidkii uu dagaal culus ka qarxay degmadaasi kaasoo u dhaxeeya kooxaha Shabaab iyo Xisbul Islaam.
Dagaalka oo aanan la ogyen sida uu ku bilowday ayaa mar qura ka qarxay bartamaha magaalada waxyar kadib salaadii maqribka isaga oo ku sii faafay qeybaha kale ee magaalada oo uu wali ka socdo.
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Xisbul Islaam ay weerareen fariisin ay Shabaabka ku lahaayeen Tiyeegloow iyadoo maalmahanba ay jireen cabsi ay dadku ka qabeen in dagaal uu dhaco.
Colaada u dhaxeya labada qolo ee wada seegta Islaamiyiinta ayaa sii xoogeystay todobaadkan marki lagu dilay gudaha degmada Tiyeegool sarkaal ka tirsanaa Xisbul Islaam oo lagu magacaabo Cali Adan.
Lama oga qasaaraha dhabta ah ee dagaalka waxaase soo baxaya warar tilbaaxaya in ay labada dhinacba soo kala gaareen qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,sidoo kale dad rayid ah ayaa waxaa soo gaaray qasaaro.
Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
Shabaab & XI making jihaad against each other in Bakool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 510 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 2 Replies
- 547 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 8 Replies
- 741 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 8 Replies
- 860 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 7 Replies
- 1454 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 7 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 581 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by newsbot
-
- 5 Replies
- 473 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 28 Replies
- 2317 Views
-
Last post by noer