Page 1 of 1

Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:30 pm
by Amirsade
Warka nagasoo gaadhaya wadanka Biljimka ayaa sheegaya in Kaligii taliye Meles Zenawi uu yaalo Ispitaalka Saint Luke ee magaalada Brussels. Waa markii labaad ee mudo 6 bilood gudohood ah la dhigo isbitaal lagaga daweeynayo xanuun ka haleelay caluusha iyo isku buuq xaga maskaxda ah (stress). Shaqaalaha Isbitaalka ayaa layaaban walwalka ka muuqda koox waardiye ah oo la socday kaligii taliye Zenawi. Xanuunka ayaa loo malaymnayaa in uu sababay dhibaatada haysata maamulkiisa, dhaqaalihii dalka oo dhulka galay ka dib markay boob ugu dhaqaaqeen xubna ku dhow isaga oo afadiisa ay ugu horeyso. Sidoo kale waxaa sii xoogaysanaya mucaaradkii iyo iskacaabinta uu Wayaanaha kala kulmayo shucuubta uu xooga ku haysto..............


Waxay ka Ilaaween Iney Sheegaan: Ardaydii uu Soo Toobabaray ee soomaaliya u Joogta OO ka Walwalsan Xaalada Caafimaad EE mudanahood Zenawi.

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:31 pm
by MrPrestige
this was already posted by the Nomad earlier.

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:32 pm
by dawwa9
We have to write a letter to every Somali that lives in belgium and try to attack him. :up:

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:33 pm
by ire.
The Nomad is probably cutting himself and sobbing over his framed Meles photo.

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:33 pm
by Queen_Arawello
His gradually dying from Prostate Cancer :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:39 pm
by foolxume2005
ALLAH HA C AAFIYO , AAMIIN DHAHA.

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 5:41 pm
by Amirsade
Foolxume maxaad ku jeceshahay doofaarka

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 6:07 pm
by edleh
foolxume2005 wrote:ALLAH HA C AAFIYO , AAMIIN DHAHA.
War kan maxaa ka Qaldan? Allaha Cafiyo ku lahaa....

Gaalkaa Gaalku dhallay Naarta Jahannama Allah ku foggeeyo!

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 6:11 pm
by SultanOrder
Queen_Arawello wrote:His gradually dying from Prostate Cancer :clap: :clap: :clap: :clap:
dee QA, this might be one of the reasons that it is likely why he will step down
dawwa9 wrote:We have to write a letter to every Somali that lives in belgium and try to attack him. :up:

:lol: :lol: :lol:

Re: Faallo: Melas Zenawi Hospitalize in Belgium

Posted: Fri Oct 30, 2009 6:14 pm
by The Nomad
It's not f-king prostrate cancer, istaqfirullah :down:

He's just a little sick..