Insha allah next friday we gonna pray at alquds:

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Insha allah next friday we gonna pray at alquds:

Post by Amirsade »

Mas'uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo sheegay in ay Ciidan Gurmad ah u dirayaan Magaalada Qudus oo ay Xoog ku gaystaan Ciidanka Yahuuda.

Baydhabo,Somalia (AOL)-Saraakiil katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa shaaca ka qaaay in ay Ciidamo xoogan u dirayaan magaalooyinka waaweyn ee dhulalka lahaysto ee reer Falasdiin si ay uga xoreeyaan Ciidanka Yahuuda.

Kadib Mudaaharaadyo balaaran oo ka dhan ahaa Yahuuda gumaysato Falasdiin ayay saraakiil katirsan Xarakada Al Shabaab waxay sheegeen in ay diyaariyeen Guutooyin Ciidan ah oo Awood u leh in ay la dagaalamaan Yahuuda.

K/xigeenka Wilaayada Islaamiga Gobalada Bay iyo Bakool Sheekh Cali Gaab ayaa sheegay in ay Furteen deegaanadii ay Ciidankaasi ka bixi lahaayeen si ay u aadeen dhulka Falasdiin gaar ahaan Qudus.

"Naxnu Qaadimuun mujaahidiintu waxay furteen degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis si ay Badda u mariyaan Gutooyinka Qudus fura doono waxaan diyaarinay Ciidan xoogan oo u Gargaari doono shacabka dulman ee reer Falasdiin" ayuu yiri Sarkaalkan u hadlay Shabaab.

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Manasuur Afhayeenkii hore ee Al Shabaab ayaa isna sheegay in ay Nolosha ku tooga doonaan qofkii ay arkaan isagoo wato Baasaboorada Mareykanka ama Yahuudda.

Gobalada ay Maamulaan Xoogaga Al Shabaab maalinimadii shalay aheed waxaa ka dhacay Mudaaharaadyo baalaran oo lagu diidanaa Gumaadka Yahuudu ka wado Bariga Dhexe iyo Burburinta Masjidka Al Aqsaa.

Daahir Guuleed, Allgedo Online,Baydhabo/Somalia


War lagu farxo maahane war kale ma sheegaan :up: :up: :up: :up:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”